Sign in to follow this  
Suldaanka

A Teenage Maxbuus u dhashay Somaliland oo Beesha Mogadishu iska sii daayeen

Recommended Posts

Originally posted by Jaylaani:

Beesha Mogadishu iyo Somalilaid waa walaalo. Dhibaatanma kama dhex dhicin waligood. They fought against Baree together and they will always be united some how and will remain closed political allies.

Oo Hadd maxaad tartay nimanka :D .

 

Fact#1: Your leaders are dancing for Ethiopia while it brutally massacres those you claim to be your political alliances! Explain that yaa Jaylaani.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Somaliland political condition is very unique and fragile one. They have no business of making enemies and taking sides including Xabashis. Even little kidz know that. However the feeling of the public is very different one. The political strategy of our government has nothing do with it. Charity contributions were collected in Hargeisa and Burco for the flood victims of Hiiraan and other regions. There are some somalilanders fighting in Mogadishu along side of the locals. We know whuz up!

 

If Somaliland was a recognized nations things would have been different.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

^^Not all Somalilabders are from the same tree. It has nothing to do with blood and clan affiliation. It’s beyond qabiil. Somaething you should try in Nugaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Unless you have some information that i dont nobady from bossaso, galkacyo, las anod or ceerigaabo invaded hargeisa. but that is not what we are talking about, if people are "walaalo" as you say or share something simply because they did not attack each other, that would include a lot of Somalis and you don't became "walaalo" because you did not attack each other.

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

Nuune, ninkii Calasoow XAMAROOW beenta ka soo afuufaa oo warka ka soo tebaa, dadkana wuxoow ku dhahay LONDONaan joogaa,

 

marka markaan dhahaayay London halaga hijroodo soow sax mahayan?

 

hoos ka akhri

 

http://www.waagacusub.com/wareeysi%20ali.htm

 

 

Wariye Dahir Abdulle Alasow ayaa sheegay in Xoogaga Kacdoonka ay kulaalayaan Villa Somaliya halkaas oo fariisin u ah Madaxweyne Yusuf balse uu isaga cararay.

 

" Dagaalka xoogaga maaha mid gawaari dagaal loo adeegsanayo balse Ninkii dhoof ku yimid beey geeridu dhibeeysaa ayay ku dagaal gelayaa,run ahaantii looma kala harin dagaalka,wuxuuna argagax iyo xabsi geliyay Ciidamadda Uganda oo intii aan joogay Jiida hore ee Dagaalka ka bixi waayay khadka telefoonka iyagoo codsanaya in jaanis la siiyo ,inta ay iska saarayaan Ciidamadda Itoobiyaanka laakiin qorshaha la Ciyaarayo sidaas maaha ee ujeedku wuxuu yahay in gacan ku heynta Madaxtooyada lagala wareego gacan shisheeye iyo mid Cabdilahi Yusuf" ayuu yiri Dahir Alasow oo sheegay in jabkii ugu ba'naa ee dagaal uu maanta Muqdisho ka dhacay.

Dahir Abdulle Alasow wuxuu sheegay in markii hore dagaalka ay ku jireen beelaha ****** oo kaliya laakiin gelinkii dambe ee maanta ay ku biireen dagaalka beelaha kale ee Soomaaliyeed taas oo dagaalka ka dhigeeyso mid u dhaxeeya Soomaali iyo Itoobiyaan.

 

"Markii Diyaarada la soo riday dagaalka waxaa ku soo biiray Somaliweyn oo dhan,waxaa la xiray ganacsigii oo dhan,Caruurtii iyo haweenkii ayaa bambaanooyin iyo tooreeya qaatay oo ka hortagay Itoobiyaanka,waxaan Indhaheeyga saaray Rag badan oo la dagaalayay Itoobiyaanka una dhashay ********** ,iskaba daa ******* weynee,marka dagaalku waa dagaal Somali u dhan tahay" ayuu ku celceliyay Dahir Alasow

Dahir Abdulle Alasow oo maalintii sedexaad ku sugan Jiidaha dagaalka waxaa uu ku nuuxnuuxsaday in Ina Xuubsireed iyo raggii kale ee Cabdilahi Yusuf ku kooxda ahaa ay isaga carareen Madaxtooyada oo uu kuu sheegay in waxyar loo jiro,si loo ixtiraamo codsiya is daba joog ah oo ay soo dirayaan Ciidamadda Reer Uganda,kuna dalbanayaan in Xabada la joojiyo.

Wariye Calasow waxaa kale oo uu ku nuuxnuuxsaday in odayaal dhaqameedyo tageen jiidaha dagaalka ,ayna ku wargeliyeen horjoogayasha Ciidamadda in Madaxweyne Yusuf soo dirtay ergo nabadeed oo leh xabada hala joojiyo oo hala wada hadlo

 

Wariye Dahir Alasow oo inta badan Warbaahinta Maanta iyo shalay uga warbixinayay hadba halka xaal maraya ayaan waydiinay su-aal ku saabsan inuu qabo wax cabsi ah iyo inkale wuxuuna ku jawaabay.

" ma jirto cabsi aan qabo,waayoo dhinaca Ciidamadda Itoobiya iyo kuwa Puntland waxaa la socda Wariyaal faaqidaya hoowlgaladooda ,sidaa hadii uu xaal yahay waa maxay Wariyaha reer Muqdisho ee ka baqanaya waxaysan ka baqaneeyn kuwa ka kala yimid boosaaso iyo Addis Ababa,jawaabtu waa maya ,Wariyihii baqayana waxaan leeyahay Ninkii dhoof ku yimid beey geeridu dhibee ee sawirada iyo warbixinada yeeysan idin dhaafin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

yeah sure, xamaries share something with hargeisawis that they don't share with ceerigaabons or bossasons. If not qabiil, you should really get back on your somali geography.

Don't lump up people, man. You are alone in this. Its your uncle who made the bed for you so sleep on it!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this