Sign in to follow this  
Duufaan

Dowlada KMG sheegtay in dalka Soomaaliya ay ka tir tiri doonto kooxaha mucaaradka

Recommended Posts

Duufaan   

Posted: 5/15/2009 8:39:00 PM

Shabelle: MUQDISHO

Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in maalmaha soo socda ay si deg deg ah dalka uga sifeyn doonto kooxaha mucaaradka ee ka soo horjeeda xili maalmihii la soo dhaafay ay dagaalo ka soconayeen magaalada Muqdisho.

Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga dowladda KMG Soomaaliya C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo maanta ka qeyb galayay Munaasabadda 15-May oo ah maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu sheegay in dowladda KMG Soomaaliya ay heysato taageerada shacbiga iyo tan beesha caalamka islamarkaana ay maalmaha soo socda sida ugu dhaqsiyaha Badan ay guud ahaan dalka ka sifeyn doonto xoogaga Mucaaradka sida uu sheegay wasiirku.

“Dowladda Waxaa ka go’an in ay iska difaacdo Mucaaradka oo ******** Diimeedka ah oo magaca Islaamka iyo diinta ku dhuumanaya,waxaana idiin balan qaadaynaa in maalmaha soo socda wadanka laga sifeyn doono oo meelihii ay ka imaadeen ay ku noqdaan”ayuu yiri Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga dowladda KMG Soomaaliya.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Ahna wasiirka tamarta C/waaxid Cilmi Goonjeex oo isna ka hadlay maanta munaasabadda 15-ka May ayaa waxaa uu sheegay in wax lala yaabo ay tahay in xoogaga mucaradka ay ka soo horjeestaan hogaamiyahoodii Maxkamadaha Islaamiga oo haatan madaxweyne u ah dalka Soomaaliyeed.

Hadalka ka soo baxay dowladda KMG Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xili maalmihii u dambeeyay dagaalo xoogan ay magaalada Muqdisho ku dhexmarayeen xoogaga mucaardaka iyo dowkadda KMG Soomaaliya taasoo inta ugu badan qasaare ay ka soo gaareen shacbiga ku nool Magaalada Muqdisho.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Duufaan, keep your eye on the ball. It's a war you are fighting, and it's Sharif you are tying to replace as a head of a state. Ina Abdishakur is a minor desciple! He is a mere Minster in Sharif’s council.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Cige   

I suspect Xiin is cabdishakuur ... no one lese could be so BLIND on all his CRIMES

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^^Xiin, adeer you are the only one who is conflicted everything you stood for is becoming hot air.

Sharif Ahmed, is visionless.

He is cowring in Mogadishu, thus has no base & is unpopular.

He sold the sea, thus not a nationalist.

He is call on his clan, thus a clanist.

He is shelling the city, thus heartless.

He is hiding behind AU forces, thus a puppet.

Do I go on?

:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this