Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Heavy fighting between AMISOM forces Al Shabaab [TFG lost in Villa Soma]

Recommended Posts

Muqdisho: Xaaladihii ugu dambeeyey ee Muqdisho.

14. december 2009

 

Muqdisho(AllPuntland)- Wararkii ugu dambeeyey oo APL ka soo gaaraya caasumada dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalo qaraar oo udhaxeeya Xoogaga ka soo horjeeda dawladda Soomaaliya iyo AMISOM ay ka socdaan gudaha magaalada Muqdisho ee Soomaaliya, waxaana dagaaladaasi laga dareemayaa guud ahaan deegaanada ku dhow dhow goobaha dagaalada.

 

Ciidamada AMISOM ee ka socda dawladda Burundi ayaa dagaaladan qeyb wanaagsan ka qaadanaya, waxaana maanta aan dagaalada ku jirin ciidamada dawladda KMG ah oo mudooyinkii ugu dambeeyey waday saan-saan colaadeed.

 

Kuliyada Jaalle Siyaad oo ah meelaha ay dagaaladu hada socdaan, ayaa laga dareemayaa dhawaaqa Madaafiicda ay dhinacyadu adeegsanayaan, iyadoo ay socdaan xabadaha ay ciidamadu ku dagaalamayaan.

 

Inta la og yahay Madaafiicda ay adeegsanayaan dhinacyada dagaalamaya ayaa gaaraysa deegaanada ka baxsan goobaha dagaalka, waxaana la dareemayaa dagaalo ba’an oo udhaxeeya dhinacyada.

 

APL ayaa go’aatay dhimashada askar ka tirsan labada dhinac, waxaana Afhayeen lasoo xariiray AllPuntland oo katirsan Al- Shabaab uu sheegay in ay guul ka gaareen, dagaaladan ayna sii wadayaan, wuxuuna sheegay in ay dagaaladooda sare uqaadayeen mudooyinkii ugu dambeeyey.

 

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ay labada dhinacba dagaaladan ay ahaayeen kuwa maalmihii ugu dambeeyey ay udiyaar-garoobayeen, isla markaasna ay wadeen dhaqdhaqaaqooda labada dhinac ee AMISOM, dawladda KMG ah oo isku dhinac ah & Al- Shabaab oo ka soo horjeeday dhinacyadaasi.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Iska horimaad hubeysan oo saaka Ciidamada AMISOM iyo Kooxaha ka soo horjeeda ku dhexmaray Kuliyadii hore ee Jaale Siyaad ee Magaalada Muqdisho.

 

Dagaalo ayaa saaka ka qarxay agagaarka kuliyadii hore ee Jaale siyaad halkaasoo fariisan u ah ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM halkaasoo ay weeraro ku qaadeen kooxaha ka soo horjeeda dowlada KMG ah ee ciidamada Amisom.

 

Dagaalka ayaa ahaa mid culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan iyadoo daryanka qoryaha culus iyo kuwa fududba laga maqlayay qeyb ka mid ah magaalada Muqdisho.

 

Waxaa istaagay isu socodkii gadiidka ee wadada warshadaha iyadoo sidoo kalena ay cabsi xoogan ku abuurtay dadka tirada yar ee ku haray deeganadaasi, waxaana la ogeyn ilaa iyo haatan qasaaraha rasmiga ah ee uu geystay dagaalkaasi oo socday muddo kooban.

 

Xaalada ay dagaalada saaka ka dhaceen ayaa haatan u muuqata mid soo hagaageysa inkastoo weli ay jirto cabsi ay dadku qabaan madaama weli la maqlayo rasaas qoryaha fudud ah oo ka dhaceysa goobihii ay saaka dirirtu ku dhexmartay ciidamada AMISOM ee kooxaha ka soo horjeeda.

 

 

Hoyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.com

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

Duke, for your own sake...you should pray that shariffs government survives because if it doesnt alshabab takes mugdisho as it will, the next stop is bosaso and garowe. and you wont stand a chance. considering you cant even pay your police.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^He is in love with the man, man crush I never thought it existed but thats the only explanation. :D:D

 

Sharif Hotel is the biggest failure in Somali history and will be noted for that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by General Duke:

quote:Originally posted by *ANWAR*:

FULL OF CARP

No adeer Sharif Ahmed is full of crap.
:D
Show some respect to your President son and watch your mouth.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^ :D The dude is in dreams. Any body that suggests TFG will lose Villa Somalia doesn't know a bit about what is going in Xamar, Alshabaab don't have any capability to fight with AMISOM's war tanks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Originally posted by General Duke:

Sharif Hotel is the biggest failure in Somali history and will be noted for that.

Very intresting note there!, but truning the pages of failure-presidents of Somalias nth TFG, we find the legend, the father of short-commings, the undisputed Tigre-Tank champion, his excellence Mr Abdullahi Yousuf Ahmed ( YEY ). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Johnny B:

Very intresting note there!, but truning the pages of failure-presidents of Somalias nth TFG, we find the legend, the father of short-commings, the undisputed Tigre-Tank champion, his excellence Mr Abdullahi Yousuf Ahmed ( YEY ).
:D

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this