Sign in to follow this  
Ahmed_Guree

Clan govt official hammered at AJournal

Recommended Posts

Paragon   

Darn, seriously, the tfg fellow got murdered! Bravo Bashiir Suudi, that was a brilliant perfomance indeed. The callers (many of them non-Somalis) didn't help the case of the tfg either, they criticized it. The Somali callers were pissed as hell at the tfg. Just shows the overwhelming opposition of Somalis and Africans to the Ethiopian invasion and the tfg stooge-club.

 

One caller from Tanzania asked: Mr. Iid you say you represent Somalia at the UN, what do you really represent? War-torn Somalia or the Somali nation? Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

his name is Idi, it must be short for Id!ot.

 

This is what I understood from him "Lets respect my uncle, lets respect my uncle, lets respect my uncle."... :lol:

 

Mr. *Idi* forgot that respect is something one has to earn.

 

Well done to Bashir!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Ciid couldn't take it anymore :D . He has been arrested for assaulting a debating opponent in a coffee shop lol. The policed hand-carfed him although his cry that he is a deplomatic fell on deaf ears. He is out on bail smile.gif

 

 

---

Ku-xigeenka Safiirka Soomaaliya ee Q/Midoobay oo damiin lagu sii daayey ka dib markii uu muddo saacado ah ku xirnaa xabsiga Virginia

 

 

By Cabdishakuur Cilmi Xasan Email: cabdishakuur48@hotmail.com

 

Muqdisho, Sunday- April 08, 2007 - Qaranimo.com Ku-xigeenka safiirka Q/Midoobay u jooga dalka Soomaalia Ciid Beddel Maxamed ayaa shalay galab la dhigey xabsi ku yaalla magaalada Virginia ee dalka Mareykanka ka dib markii lagu eedeeyey inuu weerar gacanta ah ula tagey muwaadin Mareykan ah oo slkiisi Soomaali yahay kaasoo la sheegay iney baar ka wada qaxweynayeen.

 

Warar ayna soo gaarsiiyeen dad xog-ogaal u ahaa dhacdadii ka dhacday baarka ay kawada shaahayeen oo ku yaala FALLS Chuch, ayaa inoo sheegay in diblomaasigaas Ciid Beddel ay dood kulul oo ku saabsan waxa ka socda Muqdisho dhex martay dad ay goobta maqaayadda ah fadhiyeen kadibna inta caroodey uu koob qaxwo kululi ku jirto ku daadiyey ninkii ay doodayeen.

 

Wararka ayaa sheegaya in qaxwada oo aad u kululayd ay sidoo kale kala gaartay dad kale oo ayagu goobta ka qaxweynayay oo Soomaali iyo ajnabi isugu jirey waxaana goobtii ka dhacay buuq weyn oo ay ku dhawaatay in uu dhaco dagaal gacan ka hadal ah oo aan waxba la isula harin, waxaase si deg deg ah loo wacay ciidamada ammaanka oo isla markiiba goobta yimid markii ay hubsadeen sidii ay wax u dheceena waxaa ay ka tiinadeeyeen oo kaxaysteen ku-xigeenka diblomaasigii dowladda Soomaaliya wakiilka ugu ahaa Qaramada midoobay oo xabsiga la dhigay.

 

Ciid Badal ayaa la sheegay inuu ku qeylinayey markii xabsiga loo sii dhaadhicinayey inuu yahay diblomaasi, waxaana loogu jawaabay iney taas ogaan doonaan.

 

Wararka ayaa sheegaya in dedaalo badan oo la sameeyey kadib lagu sii daayay diplomaasigii si damiin ah, balse waxaa loo sheegay inuu maxkamada horyimaado xilliga loo baahdo ee loo yeero, taasoo isna uu ogolaaday, iyadoo ninkii uu qaxwaha ku daadiyeey uu qabsadey qareen diyaarinaya dacwaddiisa.

 

Qaramada Midoobay ayaa waxaa Soomaaliya wakiil ugu ah nin da’ahaan howl gab ah oo da’diisa lagu sheegey 80 jir oo ay Madaxweyne Yuusuf ay xidid yihiin, waxaana dadka u dhuun daloola arrimaha Soomaaliya ay sheegaan in safiirka runta ahi uu yahay Ciid Beddel oo mar kasta isagu ka qeyb galo shirarka caalamiga ah sidoo kalena uu la hadlo saxaafadda caalamka.

 

 

QARANIMO ONLI

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this