Sign in to follow this  
General Duke

AU Troops in Kenya on route to Somalia pics..

Recommended Posts

Maanta ayaa si lama filaan ah waxaa xeebaha Muqdisho ugasoo baxay ciidamo ka tirsan kuwa nabad ilaalinta ee AU-du ugu talagashay dalka Soomaaliya in ay howl nabad sugid ah ka qabtaan

 

 

March 4 . 2007 Radiofreesomalia.com

 

Maanta ayaa si lama filaan ah waxaa xeebaha Muqdisho ugasoo baxay ciidamo ka tirsan kuwa nabad ilaalinta ee AU-du ugu talagashay dalka Soomaaliya in ay howl nabad sugid ah ka qabtaan,waxaaana ay ciidamadani qeyb ka yihiin milatariga dalka Uganda ee labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa xeebaha magalada Mombasa ee dalka Kenya.

 

Inti badnayd ciidanka Uganda waxaa ay wali ku suganyihiin magaalada Mombasa oo ay kawadaan dhaq dhaqaaqyadii ugu dambeeyay ee diyaar garowgooda,waxaana ay wada imaandoonaan magaalada Muqdisho isla todobaadkan,hase ahaatee kuwa maanta iyagoo saran kaarayaasha badda mara kasoo baxay xeebaha Muqdisho aya lagu fasiray hordhac.

 

Ciidanka maanta xeebaha Muqduisho kasoo baxay ayaa wata ilaa iyo 10 kaare oo ah nooca badda iyo barigaba mara,waxaana ay isla markiiba ku xaroodeen xero muillatari oo ay u diyarisay dowladda federalka Soomaaliya,inkastoo masuulioyiinta xagga ciidamada ee dowaldda Soomaaliya aanay wali ka hadlin.

 

Shaafici Muhudiin oo aan qadka telefoonka ku tiigsanay ayaa inoo cadeeyay in maanta ay ciidamadaa iyo 7 diyaaradood oo kuwamiliteriga la socdaan ay soo gaareen magaalada Muqdidisho , sidoo kalena ay xeebta Jasiira ee ay ka soo degeen ciidama doomaha beri biyoodka watay ,iyadoo ciidaamdani aanay wax howl ah qaban doonin banaankana aanay usoo bixi doonin tan iyo inta ciidanka Uganda oo dhami ay Muqdisho ka wada imaanayaan.

 

Saraakiisha millatariga dalka Uganda aya sheegay in ay ciidankoodu dagayaan Muqdisho,islamarkaana ay talabo ka qaadi doonaan kuwii iyaga naftooda u yimaada,waxaana ay cidankani ku howlgali doonaan amarka dowaldda federalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^

Your point is what? .

There is no point to be addressed here. Its self explanatory, I just pasted what you said 1 year ago. Its completly different from what you have been advocating for in the past couple months.

 

From "Least clanist" to "most" clanist in one year? Sxb,even for your standards thats just ridiculous. They cant be both(well at least you cant accuse them of being both). You have to withdraw one accusation,Either they are clanists or they are not. Pick one,Duke.

 

 

The dude has lost the argument. He thinks we are against wadaads, no we are againts fake hypocrites like IndaCade & Co...

Subxaanlah,LoooooooL. War ninkaan maba naxaya loool.

 

All these times you were celebrating the demise of the IUC,ileeyn you were just against one Man?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by MKA Yoonis:

This time I hope you're going to stick ....

Yep! I am gonna stick it to your rear end(where you seem to be thinking from).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Originally posed by MKA Yoonis:

No one used anyone to invade anyone yaa confused Faarax.

Here's some argument you made not too long ago.

 

Originally posed by MKA Yoonis:

Why didn't the people of Puntland and the rest of Somalia participate in the Jihaad because Puntland was also attacked and the Ulama should have taken their swords to fight off the
Ethiopians
inside Puntland but they didn't, why?

 

Because their
regional government brought them into the country and the federal government also brought them in the country
and that's why they didn't revolt!

Do you need more convincing?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^He has nothing to offer but the fake arguments of the defeated clan courts & the warlords who think the destruction of Mogadishu over the past 16 years was a golden age..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^As usual you cannot argue in a civil manner hence the absurd statements and comcical depictions you direly need to help you to 'express' yourself.

 

Next time hold your own inshallah and don't do another runner.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^He has nothing to offer but the fake arguments of the defeated clan courts & the warlords who think the destruction of Mogadishu over the past 16 years was a golden age..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by MKA Yoonis:

^As usual you cannot argue in a civil manner .

Civility is only reserved for sane folks. You are insane.You are deranged & dillusional Younis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Faarax, You just need to give MKA enough time to confuse himself and :D:D

 

If that doesn't work, as a last resort, insert xiin's comments here and there. That'll get him riled up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this