Sign in to follow this  
General Duke

AU Troops in Kenya on route to Somalia pics..

Recommended Posts

Ciidamada Ugandha lagu wado in ay 48saac gudahood soo gaaraan Soomaaliya iyo Maraykanka oo dhaq dhaqaaq wada (Daawo Sawiro)

Last Updated::2007-03-03 14:13:29

 

Mombasa:- Ciidamada Ugandha ee Midowga Afrika ayaa kusoo qul qulaya dhinaca

dalka Soomaaliya ayadoo lagu wado in ay kasoo galaan beriga, Cirka iyo Badaba.

 

Ciidamada Ugandha ayaa lagu wadaa in ay soo gaaraan magaalooyinka Baydhabo, Kismaayo iyo Muqdisho.

 

Ciidamadan ayaa waxay wataan qalab kala gedisan oo ay ku jiraan gaadiidka qafilan ayadoo la sheegay inuu gacan siinayo Maraykanka.

 

Maraykanka ayaa ah Wadanka sida weyn u ololeeya in Ciidamada Ugandha la geeyo dalka Soomaaliya.

 

 

Ciidamada Ugandha ayaa cutubyadii ugu horeeyey soo gaareen magaalada Mombasa ee dalka Kenya halkaasi oo lagu wado in ay kasoo qaadaan Maraakiibta dagaalka ee Maraykanka.

 

Waxaa sidoo kale jira warar sheegaya in ciidamada Ugandha Diyaarado lagu geyn doono dhawr magaalo oo ka tirsan koonfurta Soomaaliya.

 

Ciidamadan ayaa waxaa soo saagootiyey Madaxweynaha Ugandha Yuweri Musefeni oo khamiistii lasoo dhaafay khudbad dheer ugu jeediyey Xerada Qadafi ee magaalada Jinja ee dalka Ugandha.

 

Madaxweynaha Ugandha oo kamid ah Hogaamiyaasha dhinaca siyaasada ay isku dhaw yihiin Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Yusuf Ahmed, ayaa sheegay in ciidamada Ugandha ay tilaabo adag ka qaadi doonaan cidii kusoo xad gudubta.

 

 

Ciidamada Ugandha ayaa sidoo kale sheegay in ay awood u leeyihiin in ay difaacaan xarumaha Dowlada, balse aysan shuqul ku lahayn hub ka dhigista Maleeshiyooyinka Soomaaliya.

 

 

"....Hadii aanu shacabka Soomaaliyeed awood siino oo aan caawino, ayagaa ka tashan doona wixii ay ka yeeli lahaayeen Maleeshiyooyinka hubeysan..." ayuu yiri Madaxweyne Musefeni oo u khudbeenayey cutubyadii ugu horeeyey oo kasoo baxa dalkiisa.

 

Ciidamada Midowga Afrika ayaa lagu wadaa in ay gaari doonaan 8000 ayadoo la sugayo ciidamo kale oo ka yimaada dalalka Nigeriya, Burundi, Malawi iyo Ghana.

 

 

Ciidamadan ayaa la sheegay in loo qeybin doono si isu dheeli tiran isla markaana xarumo ka sameysan doonaan magaalooyin kala gedisan oo ay ugu horeeyaan Baydhabo, Muqdisho iyo Kismaayo.

 

Maraykanka iyo Ugandha

 

Dowlada Maraykanka ayaa ayadu si gaar ah u gacan siineysa Dowlada Ugandha iyo ciidamada ka tagi doona dalka Somaliya.

 

Arrimahan ayey si qoto dheer loogu falan qeeyey shir todobaadkii tagay ka dhacay magaalada Kambala oo ay ku kulmeen Taliyaha 2aad ee Ciidamada Maraykanka ee Qaarada Yurub iyo Afrika General William Ward iyo Madaxweyne Yuweri Musefeni.

 

Dowlada Maraykanka ayaa la hadal hayaa in ay wado in ay xooga saarto ciidamada Afrikaanka ee imaanaya dalka Soomaaliya, si ay hoos ugu dhigto awooda ay ciidamada Itoobiya ku yeelan karaan nabad illaalinta dalka Soomaaliya.

 

Midowga Afrika ayaa asagu sidoo kale lagu wadaa inuu dhaqaale gaar ah ka helo dowlada Maraykanka oo gacan ku siin doonta dhinaca Saadka iyo Qalabka ciidamada.

 

Qorshahaasi ayaa ah mid hoos loogu dhigayo Go'aankii hore ee IGAD ee ahaa in Dalalka Safka hore ee IGAD ay qeyb ka noqdaan kuwa dhinaca Taakuleynta iyo gurmadka u fidinkara ciidamada la keenayo dalka Soomaaliya. Qorshahaasi oo ay dowlada Itoobiya awood ugu siin karta in ay si farsameysan ciidamadeed u sii joogaan gudaha dalka Soomaaliya.

 

Hussein Farah Keynaan

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Ahmed_Guree:

I hope those Aids infected paedophiles are not sent to Juba.

I agree.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afhayeenka madaxtooyada qaranka oo ka hadlay waxyaabaha ay ciidamada Afrikaanku ka qabanayaan Soomaliya.

 

Afhayeenka madaxtooyada Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Xuseen Max'ed Max'ud oo loo yaqaanno Xuubsireed ayaa ka warbixiyay waxyaabaha ay ciidamada Afirkaanku ka qabanayaan dalka Soomaaliya marka aydhawan soow ad acaga dhigtaan.

 

Afhayeenka madaxtooyada Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Xuseen Max'ed Max'ud oo loo yaqaanno Xuubsireed ayaa ka warbixiyay waxyaabaha ay ciidamada Afirkaanku ka qabanayaan dalka Soomaaliya marka aydhawan soow ad acaga dhigtaan.

Mr Xuub Sireed waxa uusheegay in ciidamda Afrikaanku ay tageero iyo tababarraba siin doonaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya,hase ahaatee ayan marnaba kulug yeeelan donin wax dha q dhaqaaqyo ah oo la xiriira dhanka hub ka dhigista.

"Ciidanka midowga Afrika waxaa aysidoo kale ciidamada yaga ka gacan siin doonaansugidd aamaanka"ayuu yiri afhayenka amdaxtooyada qaranka Mr Xuubsireed oo dhawaansoo gaaray magaalada Muqdisho islamarkaana xilkaa kala wareegay masuulkii horay u hayay.

"Hub ka dhigista waxaa samaynaya oo ay quseysaa ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyeed "ayuu mar kale yiri afhayeenka madaxtooyada qaranka .

]Dhanka kale waxaa uu afhayeenku ka hadlay rabshadaha ka taagan magaalada Muqdisho waxaana uu shegay in ayan hatan ahayan sidii hore oo ay soo yaraanayaan,isagoona intaa sii raaciyay in ay socdaanwada hadallo lala leeyahay siyasiyiin iyowax garad oo kuwajahan sidii arrinkaa sihoose loogu soo dhameyn lahaa.

 

"Waxaan ku rajo weynahay mar dhowba in wax kasta soo afmeermaan"ayuuhadalkiisa sii daba dhigay afhayenka madaxtooyada qaranka Soomaaliyeed.

 

Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Violet, the world isn't black and white, and neither does the world divide into racists and non-racists.

There's no such animal as the 'non racist' we are all racists to a greater or lesser degree, some hide it from themselves, others embrace it..

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is okay to assume many of them do have AIDS, and that they are capable of horrible deeds, which have always been rife during peacekeeping operations(especially by African forces).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ebyan   

How is that okay? It's like saying its okay to assume most Somalis are savages because of what happened in Somalia. Dude gimme a break. The most racist people on this forum advocated for the ICU..how does that work exactly? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this