Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu: Talks between TFG Puntland ..

Recommended Posts

Gaalkacyo: Puntland iyo dawladda federalka oo kawada xaajooday Canshuuraha Puntland u goynayso Federaalka.

 

7. Mar 2007

 

Gaalkacyo(AllPuntland)- Xarunta madaxtooyada gobolka Mudug waxaa maanta kulamo ku yeeshay wafdigii uu hogaaminayay madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf iyo maamulka Puntland , waxaana kulamadan ay ahaayeen kuwo ujeeedooyin badan leh, hase ahaatee qodobka ugu wayn laga xaajoonayay arimaha canshuuraha.

 

Wasiirka maaliyadda Puntland Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) ayaa sidoo kale sheegay in labada wafdi ay isla soo qaadeen arimaha dib u heshiisiinta dalka iyo sidii arimo dhowr ah la isaga kaashan lahaa.

 

Madaxwaynaha DFKGS C/laahi Yuusuf Axmed iyo madaxwaynaha Puntland waxay ka wada hadleen sidii loo meel marin lahaa qodobbo horay masuuliyinta labada dhinac ay uga wada hadleen oo ah ,sidii loo hirgalin lahaa canshuur u qoondaynta dawladda federaalka Soomaaliya.

 

Madaxwaynaha Puntland ayaa soo dhaweeyay qorshahaasi, waxaana uu u saaray guddi ka tirsan wasaaradda maaliyadda dawlad goboleedka Puntland.

 

Warar kale oo aan ka helnay kulanka madaxtooyada ayaa sheegaya in wafdi ka socda wasaaradda maaliyadda federaalka inay Puntland imaan doonaan arimaha lagu heshiiyayna ay meel marin doonaan.

 

Puntland iyo federaalku waxay kaloo kawada hadleen arimaha dib heshiisiinta iyo sidii beelaha maamulka Puntland uga qayb qaadan lahaayen shirka dib u heshiisiinta.

 

Cali Cabdi Awaare oo ah wasiirka dawladaha hoose ee Puntland ayaa sheegay in dhammaan qodobadii ay kawada hadleen Puntland iyo federaalku ay si guul ah ku soo dhamaadeen.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shir Gaalkacyo uga furmay DFKMG iyo Puntland

 

Last Updated::2007-03-07 13:48:39

 

Gaalkacyo:- Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug maanta ka bilowday kulamo ay yeelanayaan Madaxda Dowlada Federaalka iyo Puntland.

 

Magaalada Gaalkacyo ayey shalay soo gaareen Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha DFKMG C/laahi Yusuf Ahmed.

 

Wafdiga Federaalka oo si diiran shalay loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo, ayaa maanta kulankii ugu horeeyey la yeeshay Madaxweynaha Puntland Cadde Musse, Golaha Wasiirada iyo xubno ka tirsan Golaha Wakiilada.

Illaa iyo hada wax faah faahin ah lagama bixin kulamadan iyo waxa ay salka ku hayaan, balse xubno kamid ah Wafdiga Federaalka ayaa sheegay in ay Puntland u yimaadeen sidii ay wadatashi uga sameyn lahaayeen maamulka Puntland arrimaha xiriirka u dhaxeeya labada maamul.

 

Maamulka Puntland ayaa ahaa maamulkii kaliya ee dhinaca dhaqaalaha ku taageera Dowlada Federaalka, waxayna warar qaar sheegayaan in arrimaha laga wada hadlayo ay kamid tahay sidii Puntland uga qeyb qaadan lahayd qorshaha dib u heshiisiinta oo uu horey ugu baaqay Madaxweyne C/laahi Yusuf.

Maamulka Puntland ayaa horey u codsaday in uu qaban qaabiyo shirkaasi dib u heshiisiinta, inkastoo markii danbe Madaxweynaha DFKMG ku baaqay in shirkaasi lagu qabto Caasimada Muqdisho.

 

Wafdiga Dowlada Federaalka ayaa lagu wadaa inay u dhoofaan magaalada Baydhabo ee xarunta DFKMG kadib marka ay soo afjaraan safarkan gaaban oo ay ku joogaan magaalada Gaalkacyo.

 

Cabdifutaax Shirwac

HorseedNet.com

 

Print This Page

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hoggaamiyaha Soomaaliya oo kulan Gaalkacyo kula qaatay Madaxweynaha Puntland {Waxyaabihii kulankaa looga hadlay oo faah faahsan}.

 

Xarunta madaxtooyada ee magaaalda Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa maanta waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo ay yeesheen madaxweynaha jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Mudane C/llahi Yuusuf Axmed iyo Madxweynaha maamul gobaleedka Soomaliyeed ee Puntland General Maxamuud Muuse Xersi {Cadde}.

 

Xarunta madaxtooyada ee magaaalda Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa maanta waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo ay yeesheen madaxweynaha jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Mudane C/llahi Yuusuf Axmed iyo Madxweynaha maamul gobaleedka Soomaliyeed ee Puntland General Maxamuud Muuse Xersi {Cadde}.

 

Kulankan ayaa ahaa mid albaabada loo laabay oo saxaafadda ka qeybgalkiisa loo diiday,waxaase wasiirka maaliyadda Maamulka Puntland Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab uu markii kulanku dhamaaday kaddib wariye ka trisan shabaakddan carmooyin oo jooga Gaalkacyo uga warbixiyay waxyaabihii looga hadlay kulankii maanta.

 

"Labada masuul waxaa ay ka wada hadleen arimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen:Imaashaha ciidanka Afrikaanka ee dalka Soomaaliya,Xaladda amaan ee kofurta Soomaaliya gaar ahaana Tan Muqdisho,kulan weynaha dib u heshiisiinta qaran ee dhawaan ka bilaabmaya Muqdisho iyo arrimo kale oo dhowr ah"ayuu yiri wasiirka oola hadlay wariyeheena Jooga gaalKacyo.

 

Warar duul duul ah oo kulankaa ku dhow dhow ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland uu hoggaamiyaha Soomaaliya ka dalbaday in kulanka dib u heshiisiinta ay kaga qeyb galaan maamulka Puntland iyagoo ah laakin uu arrinkaa diiday hoggaamiyaha Soomaliya Mudane Yuusuf.

 

Madaxweynaha Soomaaliya Yuusuf ayaa shalay soo gaaray dalka kadib markii uu muddo todobaad ah ku maqnaa safar dibadeed oo uu kusookala bixiyay dalal cabreed waxaana la filayaa in isla todobaadkan uu madaxweynuhu soo gaaro Muqdisho

 

 

Xafiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho.

 

Contact:info@carmooyin.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Could this discussion be how to postpone Puntland’s coming presidential selection to keep its political environment friendly for the old man’s policies? I bet on that!

 

If I were a betting man that is.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Remember that Cadde Muuse was/has been one of Yey's biggest rivals. However in Puntland if opposition is there people talk with there mouths and not bullets.

 

So take your farce and unfound statements to the likes of Qaadisiya or Shabelle.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I doubt you realize the incongruity in your above statement :D ! Cadde did not talk with his mouth to get there adeer. He and his clans men used bullets and shed blood to get the old man cede to them and give what he wanted.

 

But why are you all worked up today…is it the status of Moga that makes you behave that way?

 

calm down adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

^^I doubt you realize the incongruity in your above statement
:D
! Cadde did not talk with his mouth to get there adeer. He and his clans men used bullets and shed blood to get the old man cede to them and give what he wanted.

 

But why are you all worked up today…is it the status of Moga that makes you behave that way?

 

calm down adeer.

People died. Which is sad. But you do realize it was a political skirmish. Cadde and Jamaac Ali were politically on there heels. However Cadde came to his senses and signed a peace agreement with Abdullahi Yusuf. Something that doesn't happen too often in Puntland. They both sat under a tree and hammered out PEACE.

 

unlike many other places where some would rather choose death then be the bigger men. Abdullahi Yusuf left Puntland and Cadde his old political foe is now leading it. Contrary to your statement in which Abdullahi yusuf wants a place in which they play lip service to him. As can be seen by Cadde Muuse and yusuf past conflicts.

 

I would kindly advise you to stop twisting truths and lying about facts to gain what you deceptively are training to gain adeer. Division of Somalis is not healthy.

 

Secondly, the state of Xamar is in a position like never before. Xamar will be the centre of a federal Somalia. Where in it will be it's capital and with a little more manouvering it will run From Zeylac to Raas Caseyr to Raas Kambooni.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinfaniin, I hear that a clan-court is set to win and one of the leaders of that clan court a certain Faarax Jimcaale who is nick-named Xiinfaniin will be coming out on top of that contest. Rumours have it that Faarax Jimcaale nicknamed Xiinfaniin will stop the money flow from Puntland to Abdullahi Yusuf's government.

 

Furthermore it is said that Faarax Jimcaale from now on Xiinfaniin as he's so popularily known will also close down all recently opened TFG offices in Puntland. He is also said to plan to offer and open the land of Puntland to all the anti-Establishment Jabhads that exist around the globe as Puntland has got a long stretch of both the Indian Ocean and Red Sea to import foreign fighters and all they need such as weaponary, they only have to pay Xiinfaniin's government a minimal amount of the use of his 'territory'.

 

Xiinfaniin also plans to build a utopian paradise by welcoming and befriending all the leftist nations in Latin America and he also plans to establish excellent working relations with the state of Iran and other outcast and pariah nations such as North-Korea. Already his foreign secretary Che is on a working trip to these nations.

 

He will found the Bandar Beyla Forum, which is in direct oppostion to the Sanca forum for cooperation and together with the wonderful state of Puntland and the two friendly 'muslim' states of Djibouti and Eritrea they shall send a man to the moon as well.

 

Vote for Xiin and his court group or watch him fire rockets from the moon to destroy you all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Taako Man:

I would kindly advise you to stop twisting truths and lying about facts to gain what you deceptively are training to gain adeer. Division of Somalis is not healthy.

 

So the source of your livid responses is my above query :D ! And how did you conclude that my goal is to divide Somalia yaa Taako? Since my innocent q threw you out of balance, I must’ve hit the proverbial nail on the head and the discussion was about Cadde’s term after all.

 

 

Originally posted by Taako Man:

Secondly, the state of Xamar is in a position like never before. Xamar will be the centre of a federal Somalia. Where in it will be it's capital and with a little more manouvering it will run From Zeylac to Raas Caseyr to Raas Kambooni.

I wish that was the case as you described it! Things as we see and hear them are world away from your wishful thinking however. Simply put, if you were after particular clan and prayed to defeat them you may have a reason to celebrate, if you were after a united and reconciled Somalia that governs itself and is at peace within, however, there is only gloom in sight adeer and only a simpleton would find our current situation a landmark development.

 

You cant fake nationalism adeer if you dont undertand what it realy is.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Tell that to Xiin, who seems to be all over the place these days.

Cade has a few more days left and who is to say he will not when any new election?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this