Sign in to follow this  
Siciid1986

Mabaadidii SNM

Recommended Posts

Waxaan halkan ka salaamaya dadweynaha somaliland

meel kasta ay joogaan, waxaan kale oo halkan ku muujinaya

SNM mabaadida ay aduunka ka iibin jirtey taas oo aan u hayo

cadeyn ah Kaadhkii SNM.

 

Kaadhkan waxaan ka qaatey Abu-dabey bilowgii 1989 kii

waxaan Denmark galey 26 jun 1990.

Wakhtiga isaga ah oo aan sitey baasboor Tansaaniyaan ah

oo aan ka iibsadey magaalada Puna oo ku taala HINDIYA baasboorkii waxaan ku jeexjeexay diyaaradii aan la socdey

dawlada dheenishkuna waxay i waydiisey cadeyn bal wadanka aan ahey iyo qofka aan ahey , waxanan tusey kaadhkii SNM

sidoo kale waxaa jirtey qofkii aan cadeyn wadan in la xidho

sadex bilood , anigase nasiib wanaag waxaa laygu aqoonsadey

oo mudo ka bacdina sharcigii laygu siiyey kaadhkii SNM

kaadhka sawirkiisuna wuxuu la socdaa qoraalkan.

Waxaa ku cad kaadhkan oo ku qoran ujeedada SNM oo ah

 

Diqmuraadiyad , Cadaalad, iyo midnimada Somaliya.

 

Kaadhkana keligey ma haysto dad badan oo SNM ah ayaa

haysta.

Gebagabdii Axmed Siilaanyo runta ayuu ka sheegey

su,aalihii la waydiiyey, hadii aanu sheegi lahayna halkan

ayaan ku kashifilahaa

 

Abdulaahi Ahmed Xeef ( Timacade)

 

 

SNM.jpg

 

SNM1.jpg

 

http://www.radiohormuud.dk/news.php?id=3449&page=1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Kaasi wuxu ahaa qariib. Lamana dhihi karo magaalo uu maamulo ayuu yimid. Kaaga darane markii diyaradii qaraxday loo sheegay wuuba dhuuntay ,,,, cagaha ayuu wax ka dayey. Iga walle in caalamku uusan waxba ka ogayn booqashadiisa, wuxuuna Diiday inay racaan suxufiyiinta madax banan ee u shaqeeya Warhaabinta Aduunka.. :D

 

 

Siilaanyo ,,,, iyo garaad Jaamac warkooda?@JB

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Jacaylbaro:

Aaaahhhhhhhhhhhhhhh ,,, The Good Old Days

JB adiga kaarkaagii ma haysataa weli? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Odeygii seedigii ahaa ee kacaanka qoray ayaa laguu yaqaanaa.. :D

 

Baar guuled, Bixinduule, caga gub, ganat iyo biyoxirkiiba waan ku arki jiray Intuuna kacaanka ku biirin wuxuu ahaa deg low daacad markii danbe muqawad ayuu u dalacay. Ganacsiga iyo kacaanka inuu usoo kaadi cabay kuu diidi maayo. Laakin kani weligiii xabad qash kama siin. Isba weydii oo imisa ****** ah ayaad min marduuf jaad ah ku laaluushtay dheh? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Dajiye:

^ War isagu guul wada yaasha ayuu ka mid ahaa. Bal Hunguri soo waydii...
:D

looool Dajiye oo wuxuu hadda isla xiijinayaa(oo derbi kasta Somaliland ugu sharraxaa) ma wuxuu rabaa to compensate for guulwadenimadii badnayd? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nothing was good about those old days, the killings the displacements, the injustice, the armed struggle, living under the false 'unity' delusion.

 

nothing good at all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Dajiye:

^ War isagu guul wada yaasha ayuu ka mid ahaa. Bal Hunguri soo waydii...
:D

:D:D

 

Where is Jb to reply to this. Where is Hunguri to confirm or deny? I'm keeping my mouth well shut (having spoken to both men about this in the past). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...Dajiye ma waxaad leedahay Cabdi Muxumad Amiin(AUN) .........jiryoow jiryoow ka daba dhihi jirey? What a nice song balse naf cimrigeed jireysa lama sheegin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this