Sign in to follow this  
Siciid1986

Go,aamo ka soo Baxay Shirka Widh-widh .

Recommended Posts

Go,aamo ka soo Baxay Shirka Widh-widh .

Burco-(TogdhNews)- Shirkii ka Socday Magaaladda Widh-Widh ee u Dhexeeyay Xukuumadda Soomaaliland

iyo Madax Dhaqameedka Degaankaasi, oo la filaayo in uu maalinta Berito soo gaba gaboobo ayaa labada Dhinac isla Gaadheen Go’aamo ka kooban Dhawr qodob.

Sida ay u Xaqiijiyeen Jamhuuriya Xubno ka mida Waftiga Xukumada ee Shirkaasi ku sugani ayaa Qodobada Go’aamada la isla Gaadhay ee ka soo baxay Shirkaasi Waxa ka mida.

1- In la Adkeeyo Nabadda Si Wada jirana looga Wada Shaqeeyo

2- In la Fidiyo Gogosha Nabadeed oo anay ku Eekaan Degmo , Gobo l ee ay wada Gaadho Beel waynta ***********.

3- In La Fidiyo Maamul , Isla markaana la Balaadhiyo Barnaamijyadda Horumarineed ee laga Fulinaayo Deegaankaasi.

4- In Xukumadda Soomaaliland Mag Dhaw ka Bixiso Dadki Shicibka ahaa eek u Dhintay Dagaaladii ka Dhacay Wakhtigii Xukuumadda Rayaale.

5- In Ciidanka Qaranka eek u Sugan Degaankaasi Wada Shaqayn Wanaagsan la Yeeshan Bulshadda Deegaanka.

Togdheernews.com

Burco Office

Share this post

Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Nabadi kaa dheer intaad dad deegaanadoodi ku cabudhinaysid. No opression can overlast forever, enjoy while it lasts though.

That is a good road map for peace in Buuhoodle region.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Taleexi:

Nabadi kaa dheer intaad dad deegaanadoodi ku cabudhinaysid. No opression can overlast forever, enjoy while it lasts though.

wax cabduudhadi awoow ma jirto si fican baad u neefsan karta , Hormar iyo wanaag uun ba laga shaqeynaya.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Originally posted by Siciid1986:

1- In la Adkeeyo Nabadda Si Wada jirana looga Wada Shaqeeyo

2- In la Fidiyo Gogosha Nabadeed oo anay ku Eekaan Degmo , Gobo l ee ay wada Gaadho Beel waynta ***********.

3- In La Fidiyo Maamul , Isla markaana la Balaadhiyo Barnaamijyadda Horumarineed ee laga Fulinaayo Deegaankaasi.

4- In Xukumadda Soomaaliland Mag Dhaw ka Bixiso Dadki Shicibka ahaa eek u Dhintay Dagaaladii ka Dhacay Wakhtigii Xukuumadda Rayaale.

5- In Ciidanka Qaranka eek u Sugan Degaankaasi Wada Shaqayn Wanaagsan la Yeeshan Bulshadda Deegaanka.

very good agreement by the locals and the government, this should the framework to pacify the buhoodle issue

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Hadde sidiinno kale ummad dhan ma jaa'ifeyn karo oo iskuma duubi karo balse atleast hadalka koofurtu waa mid la wada karo balse Widh Widh iyo Badh...Gadh...Feedh...xaggee la geynaa?

Redsea...abwaannimada adigu sideed u qeexdaa waa su'aale?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

quote:Originally posted by RedSea:

so u can't say 'widhwidh' but you're Abwaan. funnyyyy

Koonfuriansku xarfaha qaar ma karran. wa wax naturkooda ku beeraan.
Aduunyo Q@ldaan wiririf meeshaan qararac nalasoo fareestey.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this