Sign in to follow this  
MoonLight1

Next war: Kambooni vs Shabaab.

Recommended Posts

Sheekh Xasan Turki “Maamulka Kismaayo looga dhawaaqay ma aqoonsan doono waxaana u aragnaa in uu yahay mid ay magacowdeen hal qolo oo kaliya”

 

Iyadoo shalay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose looga dhawaaqay Maamul cusub oo la midoobay Maamullada Kale ee Islaamiga ee gobollada Koonfureed ayaa waxaa durba arrintaasi diidmo ka keenay Sheekh Xasan Turki oo ka mid ah hoggaamiyayaasha Islaamiga ah ee saldhig ku leh deegaano ku yaalla gobolka Jubada Hoose.

 

Wadaad diimeedka Sheekh Xasan Turki oo saxaafadda shir jaraa’id u qabtay isagoo ku sugan gobolka Jubada Hoose ayaa waxa uu sheegay uu sheegay in uu si wayn kaga biyo diidsanyahay oo uu ka soo horjeedo hadal shalay ka soo baxay Maamulka Kismaayo ee sheegayay in ay la midoobeen Maamulada kale ee ka jira gobolada Jubooyinka ee hoos taga Xarakada Mujaahidiinta Al Shaab oo kaliya.

 

Sheekh Xasan Turki ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay kaga baxeen balantii ahayd in la wadaago Maamulka Kismaayo kaasi oo uu sheegay in si wada jir ah markii hore ay u qabteen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab, Mucaskarka Raaskaankooni iyo Caanoole.

 

“Maamulka Magaalada Kismaayo looga dhawaaqay ma aqoonsan doono waxaana u aragnaa in uu yahay mid ay magacowdeen hal qolo oo kaliya islamarkaana aan ka turjumaynin balamihii aan ku heshiinay markii hore.” Ayuu yiri Sheekh Xasan Turki.

 

Hadalka Sheekh Xasan Turki ayaa ku soo beegmaya xilli shalay afhayeenka Maamulka Magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali uu sheegay in Maamulkoodii Kismaayo ay la midoobeen Maamulada ka jira Jubooyinka ee hoos taga Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hogaamiye Sheekh Xasan Turki oo kamid ah Hogaamiyayaasha Xoogaga ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya oo ka biyo diiday Maamulkii shalay looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo.

 

Hogaamiye Sheekh Xasan Turki oo kamid ah Hogaamiyayaasha Xoogaga ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya ayaa ka biyo diiday Maamulkii shalay looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo.

 

Sheekh Xasan C/laahi Xirsi Turki oo kamid ah hogaamiyayaasha dhinacyada Mucaaradka ee sida wayn kaga soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya oo maanta Shir jaraa’iid oo dhinaca qadka taleefoonka u qabtay qaar kamid ah bahda War baahinta Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in uu si wayn kaga biyo diidsanyahay oo uu ka soo horjeedo hadal shalay ka soo baxay Maamulka Kismaayo ee sheegayay in ay la midoobeen Maamulada kale ee ka jira gobolada Jubooyinka ee hoostaga Xarakada Mujaahidiinta Al Shaab oo kaliya.

 

Sheekh Xasan Turki ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in arintaasi ay tahay mid ay ka soo horjeedaan islamarkaana uu sheegay in Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay kaga baxeen balantii ahayd in la wadaago Maamulka Kismaayo kaasi oo uu sheegay in si wada jir ah markii hore ay u qabteen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ,Mucaskarka Raaskaankooni iyo Caanoole.

 

Waxa uu intaasi ku daray Sheekh Xasan Turki in aanu aqoonsanayn Maamulkii shalay looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo islamarkaana uu arko mid looga baxay balantii ay horay u dhigteen dhinacyadii markii hore qabtay Magaalada.

 

“ Maamulka Magaalada Kismaayo looga dhawaaqay ma aqoonsan doono waxaana u aragnaa in uu yahay mid ay magacowdeen hal qolo oo kaliya islamarkaana aan ka turjumaynin balamihii aan ku heshiinay markii hore.” Ayuu yiri Sheekh Xasan Turki.

 

Hadalkani ka soo yeray Sheekh Xasan C/laahi Xirsi Turki ayaa ku soo beegmaya xilli shalay afhayeenka Maamulka Magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali uu sheegay in Maamulkoodii Kismaayo ay la midoobeen Maamulada ka jira Jubooyinka ee hoostaga Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

 

boondheere.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

To have your dream come true it requires patient prayers and attention. You never know how the out come of like this mess will look like.

 

So be patient before you got dissappointed. I mean someone has to be wise and tough, not just emotional avarage president :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

I know he is an honest wise man who gives more effort to a loyality which is not in the dictionary of an African nation, specially Somalis. What was your point anyway and what is so funny about this? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Honest, loyal man dadkiisa ka baqo waaye laakiin ma'ahoo?

 

Catooshka u shaqeeyo BBC ka sheekeynaaye a few months ago about his meeting with Turki in the jungles of Jubbooyinka. Intuu la kulmin kahor, wariyaha si aad ah ayaa loo baaray, oo indhihii laga xiray si uu u ogaan meesha uu u socdo iyo ka socdo. Markuu la kulmay Turki, Catoosh asked, "Xataa ina'adeerkaaga maa saan lagaaga baarayaa?"

 

Turki ugu jawaabay, kuwa uu iska ilaaliyo had iyo jeer waa ina'adeeradiis laftirkood. In a kaftan way, of course, but kaftandhable at the same time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Dulqarnayn aka Somalia,

 

Your hate for ONLF (or Turki) can be understood but to name them Ethiopians, half-wits etc is so childish of you, if not beyond the point.

 

Alshabaab have created more enemies wherever they went than they can handle. They are neither in a position to pick on Turki nor to defeat him this time of now but for your pleasure lets assume it happens just to see how far you will be disappointed as ever.

 

Turki and ONLF are not like your uncle, the vampire Yey. The point is that unlike your uncle they won't call an extra help from Ethiopia, Kenya or the Internatinal community. They are enough mature Somali men to fight their own fights, whether they win or lose.

 

Why hurry dear lad anyway? It's always better to wait and see how things turn out to be.

 

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar:

Turki ugu jawaabay, kuwa uu iska ilaaliyo had iyo jeer waa ina'adeeradiis laftirkood. In a kaftan way, of course, but kaftandhable at the same time.

You missed the point of the joke, ku noqo adeer. :Dicon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

I see our resident Xabashas are now fluent in af soomaali. Good job! But alas, that won't save your xabasha butts from the noble thoroughbreds who are rightfully out to wipe y'all off the map of Somalia. :cool:

 

p.s

waxaa cajiib ah sidey ugu soo ordayn thread-kaan. show waxay mowdeyn canjeero xabashi meesha ina lagu qeybinayo.

 

Well if that the case...Enjoy saaxiibyaal!! :D

 

Alicha_1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
kyz   

alshabaab oo isku soo aruurisay kismayo oo kasoo cararayah duurka ama badiyah waxaa ku kacay ree miyigii iyo dadkii badiyah jubooyinka awal qarin jiray hada waxaa lasheegayaah inee shabaab wado waan waan balse kanbooniyiintii iyo caanoole oo diidan arinkaas hada waxaa lasheegayaah ciidan badan inee ku soo wajahan yihiin dhanka magalada kismayo xafada badankood oo laga soo dhawaynayo magalada dhexdeeda ciyarta kanbooniyiinta iyo caanoole waxee ku soogaleen 4-4-2-1 waxaa laga dawanayaah Tv ifiiri. live

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this