Sign in to follow this  
Maaddeey

Boosaaso: Dhacdo naxdin leh!!

Recommended Posts

Kool_Kat   

Maaddeey, ujeedo kale hadeysan jirin, waa runee sheekadan maxaa politics sectionka keenay? Ma wax siyaasad kusaabsan oo aanan fahmin baa sheekada kujira?

 

Ilaahoow hooyadaas ufududee...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Boosaaso doesn't have skilled surgeons and sophisticated medical system to successfully extract organs for transplant purposes.

 

Maaddeey, awoowe tani sheekadii ciyaalka lagu maaweelin jiray ayay u eg tahay. Soo hubi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Maaddeey, awoowe tani sheekadii ciyaalka lagu maaweelin jiray ayay u eg tahay. Soo hubi.

Hooyadii ilmaha dhashay saas ku dheh, Masuul.

 

KK, hadda ka hor 'khudbo jimco' aan Politics section ku soo dhejiyey! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Wax kasta ma sumcada PL baa kaala daran? :D

 

Chief, yuusan badnaan hadduu rabo lakin xubnaha oo la iskala baxo 'Xamar' xataa waa ka dhacdaa!.

 

Hadii sheekada ay run noqoto & sida PL waxa ay u dhibi karto noogu kaadiye, haddii sida halkan ku qoran wiilka kelyaha & beerka oo maqan la arkay, maxay kaloo noqon kartaa?, Adiguse 'dadqal' & 'dhegdheer' miyey weli kuu joogtaa?, ogow wiil yar oo 7 jir ah baa ciidda miss'gareeyey!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Belo, Ma Puntland bay kaaga dhegtay dambilaawe? Sowdigan buuraha isku qaaday iyo meel aan la joogin? Awoowe, maxaad isku shidaynaysaa? Su'aal baan ku waydiiyaye, ma dhib kalaa jira? Si baad hadalka u gubaysaaye?

 

Middeeda kale, hooyada aad soo hadal qaaday, ma waxay ka duwan tahay hooyooyinka barooranaya ee caruurtooda boqolaalka loo laynayo maalin walba?

 

Si baad dhiiqo isugu qasaysaa dambilaawi.

 

Mar waxaad leedahay ma dambaabi karo, mar waxaad leedahay cunuga xubnaha waa lagala baxay, mar buuro kalaadba isku qaadaysaa iyo inaad mala'awaasho hadafkayga ....

 

Maadeey sidaan si maaha sheekh. Naga daa ninyahow . :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^lool, adaaba ka daray!, cunug dhan oo dhintay xubnihiisuna maqanyihiin baad leedahay 'dadqalkii ilmaha lagu seexin jiray weeye', malaha ayaan kuu wanaajiyey, oo waxaan is lahaa odaygu meel kaluu ka fekereyaa.

 

Dembigeyga Alle ha dhaafee, Adigu maxay kula tahay?.

 

Edit: Marna ma dhihin: 'cunuga xubnaha waa lagala baxay' Yaa respected Admin. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Maadeey, sidaani si maaha awoowe. Weli waad meeraysanaysaa oo su'aashii aan ku waydiiyey ayaadba dib iigu soo celisay.

 

Adigu hadaad aaminsan tahay in cunuga xubnaha lagala baxay, yaad u badinaysaa inay yihiin habaarqabeyaasha waxaas sameeyey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

Edit: Marna ma dhihin: 'cunuga xubnaha waa lagala baxay' Yaa respected Admin.
;)

Xaasha, awoowe. I did not fabricate your thoughts. Let's not argue about semantics.

 

This is what you said: Libaax, Hooyada hadalkeeda ayaan rumeysanayaa.

 

This is what the mother said: "Waxaan codsanayaa in wiilkayga cidii dishay la horkeeno cadaalada,dad ayaana la baxay kilyihiisi"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this