Sign in to follow this  
Maaddeey

Boosaaso: Dhacdo naxdin leh!!

Recommended Posts

Maaddeey   

Ujeedo kale kama lihi e Weerarka & weerarceliska ha la iska daayo!.

Hooyada Ilmo Lagala Baxay Xubno Ka Mid ah Jirkiisa oo Codsi u Jeedisay Puntland

 

Arbaco, September 15, 2010 (HOL) − Ilmaha yar ee
kilyaha iyo beerka laga la baxay
ayaa lagu magacaabi jiray Cumar Sheekh Mowlaana ,waxaana uu ahaa
7 sano jir
.iyadoo maydkiisa laga helay mid ka mid ah xaafadaha Bosaaso maalmo ka hor.

 

Wiilkan yar ayaa la sheegay in uu guriga ka soo carooday sababo la xiriira in loo gadi wayay dharkii uu ku ciidi lahaa ,waxaana maalmo dhan baadi goobayay laamaha amniga iyo eheladiisa.

 

"
Wiilkayga waxaa lagala baxay Kelyaha iyo beerka,wiilka aniga afar maalmood wuu iga maqnaa mana garanaayo xilliga la qalay
'" ayey tiri hooyada wilkan yar oo lagu magacaabo Duniyo Maxamuud.

 

Taliyaha Saldhiga Mijir Bashiir Hoobaley ayaa hooyada cunuga dhashay ku soo wargaliyay in ilmaha uu bahal cunay ,isla markaana way ku qanaci wayday,waxaana ay xustay in dad arintan ay ka danbeeyaan.

 

"Waxaan codsanayaa in wiilkayga cidii dishay la horkeeno cadaalada,dad ayaana la baxay kilyihiisi" ayey hadalkeedi sii raacisay hooyadan oo siyaabo kala duwan ay warbaahintu u waraysatay.

 

Maamulka gobolka bari ayaa wada baaris ku aadan sida falkan uu ku dhacay,waxaana arintaan lagala kaashanayaa qaar ka mid ah ha'yadaha danbi baarista ee Puntland si loo xaqiijiyo.

 

Waalidiinta caruurta haysata ee magaalada Bosaso ayaa waxaa soo foodsaartay cabsi la xiriirta kiiska dhacay,iyadoo wali arintan magaalada si aad ah looga hayo.

 

Magaalada Bosaaso ayeysan horay ugu jirin falal noocaan oo kale ah marka laga reebo in caruurta la qafaasho ,waxaana isa soo taraya digniinaha uu maamulku jeedinayo ee arinta la xiriirta.

 

Faisel Maxamed Hassan, Hiiraan Online

Boosaaso,Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Subhan Allah. This is really sad and heart breaking. I feel sorry for the poor Somali mother; my prayers are with her, May Allah (swt) help her and give her patience. Amen.

 

Organs are in high demand-so much that each organ can fetch a couple of thousands of £$$$$$$’s on the black market. As a result, the black market for children's organs is expanding and more and more children are kidnapped and killed. In a world where everything can be bought for a price, it seems as if the Somali children are the ones paying the ultimate price. Mijir Bashiir Hoobaley ==damiir laawe.

I hate careless people like him. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

subxanalla

 

war meeshii is getting worse its close to muqdisho now for murder rate......

 

tolow aint piracy making money any more.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

this story should not be used for political point scoring nor should it have been posted in politics section - there is another section called General you know.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Even in the general section the point scoring will continue. Wax fahan.

 

At any rate, stories such as this one can not be believed unless they are confirmed with proper tests or at least proof that such practices do exist in Somalia. To make an accusation is easy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

laa yaqra? sadar?

 

horaan kuugu sheegay; anigu af carabi ma fahmo, kumana hadlo - Fahamtu??(whatever that means)

 

maxaad warkaan - qaybta siyaasada ula soo aadday (adiga iyo kii kaa horeyayba) ma siyaasad buu ku salaysanyahay warku?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey, I was wondering how you missed it in the first place and posted it 3 days later, that's all!

 

As for the "bahal" you talked about, all I will say is verify the "bahal" or otherwise. Until then, take such stories with pinch of salt.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^lool, haddii uusan bahal jirin, in dad la bexeen lee soo hartay soow maaha?.

 

Maxaad la yaabeysaa, maba arkin threadka Duke, haddana bogga 4aad bey ku jirtaa!.

 

Sayid,

 

.

.

.

.

.

.

.

.

.

.

.

.

.

.

.

.

 

.

.

.

 

.

.

.

.

.

.

.

.

 

.

 

.

 

Iska illoow!. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

People from the city have already said that the boy was eaten by wild animals, specifically a type of animal similar to a hyena if not a hyena itself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this