Sign in to follow this  
Qudhac

DEVELOPEMENT OF LAASCAANOOD CONTINUES

Recommended Posts

GAAROODI   

Hey its a state not a clan...under the union hargaisa was not allowed hospital beds...looool, we are not the same species.

 

SOMALILAND.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by Qudhac:

sool marches on, with the argagixiso beaten the local government is making huge strides with the help of the local population.

 

 

 

 

 

None of these links show "huge strides"! The building of a police station is of course good but your title is misleading.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Qudhac,

 

Jemce wanaagsan. Last night waxaan lasoo shaxay nin indheer garadka Lascano ka mid ah, oo xog ogaal ah. waxaad sheegayso ood meesha kusoo qortay iyo waxa ciddaa ka guuxayya farqi weyn baa u dhexeeyya.

 

wax gabaygan u eg buu tiriyey :D

 

Raggii magacan qaaliga ka dhigay qolada aan sheegto

 

Qabuuraha hadday wada galeen waa qadar Ilaahe

Dadka kalaba qaar baa u kaca ficil qorshayntiise

Miyaan weli quruuntaynu nahay cidi u qaan gaadhin

Qulmulaash miyaan nahay dhammaan, wada qasuumaysan

 

Qodob kalena waa qaxarkan dhacay waa mid qara weyne

Reer Sool qudh gooyiyo dhib iyo qaxinta loo gaystey

Raggaa lagu qafilay jeelashee qoolka lagu haysto

 

Garaadiyo qusuusida qarfiyo qorraxda loo caydhshey

Ee qayla dhaantay wadaan dhegaha qoomayso

Dumarkiyo carruurtaa qarracan qadeyda yeedhaysa

Gobolka qaniimada noqdee qoom kale u meeray

******ka laaskii qabsaday quudhsigiyo faanka

Qadaf aan qarsoonayn kuwaa gole ka qeexaaya

Qaladkaa qabiil wada galee layska qaban waayey

Qaadashada dalkeennii raggaa wada qorshaynaaya

Ee Faysal qaadiga noqdee u qudbadaynaayo

Iyo qosolka ina Xaabsadiyo qalo la’aantiisa

Qof kastaba labadan qodob waysu qaban weydey

Is qalluufka waaguu yiqiin waan quweyn jiraye

Ma qardhaas faloo loo qoraa, rogay quluubtiisa

Maxaa qaaday Qaybiyo isaga waa qar soo dumaye

 

 

Alla qabay darbaa nagu qarribay qawlka cayda ahe

Qawiciinta nimankii noqdaye quudka naga doortay

Ee soo qadhaabsanahayee aaday qarafaysi

Qiyaamaha qabawgii jannada waa ka qadayaane

Tolkuna quusayoo tay wadaan waa qabbaanimo e

Waxaan qaban rag aan qaadan jirin looma qooq tago'e

Tolkeen oo qamaama ah haddii laysu qolo sheegtay

Dalkii qaarka joogiyo dhammaan kii qurbaha aaday

 

 

Qamuunyada Dhulbahantee bishmaha qam iska siinaaya

Qulubkiyo waxay ciil qabaan cadhadan qiiraysan

Maalkiyo naftay quudhayaan qalabkan buux dhaafay

Qiil kale haddaan Eebbe bixin qaadir waysaga e

Wallee ama qab weynida ***** qoomamo u keentay

Ama wallee qudhaydiyo lawaa qaranka aan sheegto

 

 

ps. Oodweyne, Suldaan, iyo Ayyoubki xumaa gabayga u geeyya

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Midkalaan xalay arkoo asna wax gabaygaa u eg buu iisheegay :D

 

 

Qodob kalena waa qaxarkan dhacay waa mid qara weyne

Reer Sool qudh gooyiyo dhib iyo qaxinta loo gaystey

Raggaa lagu qafilay jeelashee qoolka lagu haysto

 

Garaadiyo qusuusida qarfiyo qorraxda loo caydhshey

Ee qayla dhaantay wadaan dhegaha qoomayso

Dumarkiyo carruurtaa qarracan qadeyda yeedhaysa

Gobolka qaniimada noqdee qoom kale u meeray

******ka laaskii qabsaday quudhsigiyo faanka

Qadaf aan qarsoonayn kuwaa gole ka qeexaaya

Qaladkaa qabiil wada galee layska qaban waayey

Qaadashada dalkeennii raggaa wada qorshaynaaya

Ee Faysal qaadiga noqdee u qudbadaynaayo

Iyo qosolka ina Xaabsadiyo qalo la’aantiisa

Qof kastaba labadan qodob waysu qaban weydey

Is qalluufka waaguu yiqiin waan quweyn jiraye

Ma qardhaas faloo loo qoraa, rogay quluubtiisa

Maxaa qaaday Qaybiyo isaga waa qar soo dumaye

 

great lines indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ragna guudka waysaga egyahay goynse kala roone

Genbi-Waranka gaashaanka ficil goray dagaalkeeda

Guddi murantay waayeel garramay xaajo lagu guulay

 

Gacantiyo gasiin laga baxshiyo guriga hawshiisa

Gobanimo dhammaanteed haddii laysu wada geeyo

Ma gudboona geesiga hanta iyo gocorka caayaaye

icon_razz.gif:D

 

 

btw, well done to the maamulka gobolka Sool. They are doing a great job.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Apparently the poet had your likes in mind when he addressed his people directly.

 

Wuxuu yiri:

 

Qamuunyada Dhulbahantee bishmaha qam iska siinaaya

Qulubkiyo waxay ciil qabaan cadhadan qiiraysan

Maalkiyo naftay quudhayaan qalabkan buux dhaafay

Qiil kale haddaan Eebbe bixin qaadir waysaga e

Wallee ama qab weynida ***** qoomamo u keentay

Ama wallee qudhaydiyo lawaa qaranka aan sheegto

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this