Sign in to follow this  
Saalax

WEFTI BALAADHAN OO KU SOO FOOLE CEERIGAABO OO SI WEYN LOOGU DIYAARGAROOBEY IYO DHISMA

Recommended Posts

Saalax   

WEFTI BALAADHAN OO KU SOO FOOLE CEERIGAABO OO SI WEYN LOOGU DIYAARGAROOBEY IYO DHISMAHA DEKADA MAYDH

 

 

oihtmv.jpg

 

mt4ker.jpg

 

 

kf2hsh.jpg

 

ft64h.jpg

 

waxaan ayaamahan olole aad u balaadhan loogu jiray in Deked iyo Wado laami ah loo sameeyo Magaalada Maydh wadadaas oo iyana isku xidhaysa Ceerigaabo iyo maydh hadaba wefti ku soo fool leh gobolka Sanaag ayaa Saacadahan soo socda rajaynayaa inay soo gaadhaan magaala madaxda Gob. Sanaag ceerigaabo wetigaas oo ay hogaaminayaan Suldaan Maxmed Suldaan Xirsi C/qani iyo Suldaan Rashiid Suldaan Cali ducaale

iyo koox saladiin ah oo wehelisa socdaalka Salaadiinta oo ah mid beryaahanba la sugayeyey kuwan wajan sidii gobolka sanaag loogu dhisi lahaa dekeda maydh iyo wado oo ay dadweynaha reer sanaag beryahanba ku taamayeen sidii dekedaa loo dhisi laha

dekedan ayaa ahaanjirtay dekedihii qarniyadii la soo dhaafay kuwa ugu caansan dalkii Somalia

ka din intii burburku dhacay waxay ahayd dhulkii uu burbur aadka u saameeyey loogana wareegey dekedaha kale ee casriga ah, sababaha ugu weyn ee keentay inay xidhanto dekedi ay tahay wado xumo iyo dekeda oo ahayd deked qadiim ah oo kooban aanayna u suuragal ahayn inay ku soo xidhaan gaadiidka waaweyn .

hadaba weftigan ayaa u socda budshigii Aasaaska bilawga dhismaha dekeda Maydh iyo wadada isku xidhi lahay ceerigaabo iyo maydh.

aritaas ayaa yididiilo gelisay nolosha dadweyna reer Sanaag dalka idilkiisba, gobolkan oo ah mid ka ugu khayraadka badan , daruufaha isgaadhsiineed darteedna ay sababtay in laga faaiidaysan kariwaayo. dadii uu helo kaabayaasha noloshuna ay keenayso isbedel gebi ahaantiisba

 

 

Sanaag.org

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

The Ancient holy port town of Maydh shall awake inshallah, this place alongside with Baligubadle were the only two places SNM found safety in duringt the long 1981-1988 period, and infact it was the small port of Maydh SNM were docking weapons from when berbera was controlled by the former SNA regime, god bless Maydh, and the many ancestors of many groups of somaliland are buried there such a Ancient unique place alongside Zeila, Berbera , another 2 ancient places.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

MAHADNAQ LOO SOO JEEDIYEY URURKA DHISMAHA DEKEDA MAYDH

 

 

MAHADNAQ LOO SOO JEEDIYEY URURKA DHISMAHA DEKEDA MAYDH

Geesiga dhulkiis Guusha u Horseeda....

dedaal dheeraad ah oo ay si xilkasnimo ku dheehan yahay oo ay sameyeen dhalinta qurba jooga ah oo xil weyn iska saaray kuwaas oo geed dheer iyo geed gaabanba u fuulay sidii shacab reer sanaag u heli lahaayeen deked iyo wado taas oo ahayd markii ugu horaysay ee ay dadweynaha gobolku ka dhabeeyaan dedaalkooda kuwaas oo dhowaan dhagaxa la dhigi doono

 

hadaba taariikhdi ninba waxbay ku xustaa tolow maanta yaa ka geliya kii xaqiijin lahaa ama archeive-yada loogu kaydin Geesiyaashii Horumarka Gobolka Sanaag?? waa calaamad Su'aal u taagan oo lagaga abaal marinayo mid kasta oo dalkiis wax u qabtay hadaba iyda oo ay taariikhdu u kala qorayso sida loogu kala dheereeyo ayay dhalintan kor ku xusani iyo xubno kale oo aan shaashada ka muuqan ay u hanbalyaynayaan shacabka reer Sanaag waxayna ku dhiiri gelinayaan

inaanay dedaalkooda ka caajisin kana gaabin laguna garab joogo abaalna ya ku leeyihiin dhamaan xubnihii dhaqaalaha ka geystay iyo cid walba oo ka qayb qaadatay

 

liiska dadkii ka midha dhalliyey

 

1- c/dale cali cigaal

2-aniis maxamed ismaaciil

3-AxmedFaais Maxmed Cali naahi

4-maxmed xasan Dheere (Maxed Ceergaabo

5-axmed c/laahi warsame (axmed Qallax)

6-Gud c/raxmaan ducaale Daamir

7- nuur Cilmi

8-was/maaliyda xuseen cali ducaale

9-suldaan rashiid suldan cali ducale

10- suldaan Maxamed Xirsi qani

11- Maayar Ismaciil X nuur

12- Ibraahim Faarax joog

13-naasir cali jaamac Colaad

 

dhamaan waxay reer sanaag mahadnaq u jeedinyaad dadkan kor ku xusan iyo kuwa kale aan halkan lagu sheegin ee ka qayb qaatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Indeed it's a good move the bari somalilanders also need a functioning port then we will no longer rely on berbera in the far galbeed, and could pave the way for a massive trade and development in Sanaag and Sool,Togdheer. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

but a port cannot function unlss proper roads are built and that is what isolates sanaag from the rest of the country lack of roads.

 

sanaag has huge commertial potencial in the future and its time the admin and the people started to develope this beautifull region.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

^^^^ sxb thats why a road connecting Togdheer- Yufleh - Ceerigaabo - Maydh is under the way, i agree sanaag needs to be developed it's the biggest region in somaliland and properly also the region with the most resources.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Sayyida Somale Speak for yourself just because Bari is a desert doesn't mean the holy town of Maydh is a desert.

 

 

Maydh District. :cool:

 

 

tfwiu6nkpklpgjh625lr.jpg

 

 

cyvbr1qpgz2ml39fbwt4.jpg

 

 

upeb6txspu369i6buzn5.jpg

 

 

7izc8pqx5hhmfxq5w8p6.jpg

 

 

6vdgcqm62zheoijo5hko.jpg

 

 

uwbegn9w9ag6esosswmo.jpg

 

 

zea4nnqc6hw1m0a7njcb.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

and since was daalo part of Bari?? last time i check maydh daallo and ceerigabo were all part of beautifull somaliland gobol call sanaag :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this