Sign in to follow this  
Saalax

WEFTI BALAADHAN OO KU SOO FOOLE CEERIGAABO OO SI WEYN LOOGU DIYAARGAROOBEY IYO DHISMA

Recommended Posts

Saalax   

Originally posted by Qudhac:

quote:Originally posted by Sacad *Ducaale:

^^^^ Since when did Baligubadle became central?
:D

am not from baligubale?? am not my family is from shiekh and burco.

 

kinda of central/west
Oodweyne is kind of considered central or galbeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Salaadiintii booqday magaalada Maydh oo caawa ku soo laabtay magaalada Ceerigaabo

Written by Qarannews

Feb 27, 2010 at 03:46 PM

Ceerigaabo,(Qaran News)- Waxa caawa 6:30 fiidnimo soo gaadhay magaalad Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, waftigii ka koobnaa 7 suldaan ee booqashada ku tagay magaalada Maydh, salaadintani oo booqday Tobaneeyo tuulo oo ay ka midtahay magaalada xeebta ee Maydh, halkaasi oo uu ku koobnaa socdaalka salaadiintu, iyaga oo booqday dekada magaalada Maydh isla markaasina soo indho indheeyay wadada tabco, taasi oo aad loogu soo dhaweeyay salaadiinta goob kasta oo ay istaagaan.

 

Waftigan oo uu horkacaayay badhisaabka gobolka sanaag, waxa magaalada Maydh ku qaabilay inii ay xagaasi marayeen maayarka magaalada Maydh, iyada oo waftiga xiligii ay galayeen magaalada maydh, lagaga hortagay sadex mayl oo ay dadku tubnaayeen wadada hareeraheeda isla markaasina salaadiinta dhamaantood caleemo qoyan lagu daadiyay isla markaasina qoorta loo sudhay suldaan kasta ubaxyo.

 

Waxa sidoo kale waftiga soo dhaweeyay taliyahga ciidanka bada ee gobolka Sanaag oo isagu xiligaasi ku sugnaa xeebta Maydh.

 

Salaadiinta ayaa caawa u soo hoyday oo dib ugu soo laabtay magaalada Ceerigaabo iyaga oo ku soo hoyday aqalka martida ee gobolka Sanaag oo dhawaan la dhisay, hadaba warka iyo sawirada salaadiinta kala soco qaybaha kale ee wararkeena danbe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this