Sign in to follow this  
Kamaavi

ONLF oo sheegtay in 90 Ciidan ah Dileen Iyo Bereket Simon oo qiray In ....

Recommended Posts

Kamaavi   

ONLF oo sheegtay in 90 Ciidan ah Dileen Iyo Bereket Simon oo qiray In Dagaal uu dhacay Khasaare Ciidanka Itoobiya soo gaaray.

 

Jabhada Wadaniga Xoreynta ********iya ee ONLF ayaa shaaca ka qaaday in Dagaalada oogu danbeeyay ee ka kala dhacay ********iya ay u gaysteen Khasaare Xoogan Ciidamada Itoobiya ee Isgaashaanbuursaday, Jabhada ONLF ayaa Wakaaladaha Wararka ee Caalamka oogu baaqday inay ********iya soo galaan si ay u arkaan Khasaaraha Xoogan ee Ciidamada Itoobiya loo gaystay.

 

 

Saraakiisha u hadashay Ciidamada ONLF ayaa sheegay in Dagaaladan ay Isbuucyadan ka dhaceen Gobalka Dhagaxbuur, Qabridahar, Iyo Jigjiga, Dagaaladan ayay sidoo kale sheegeen inay Ku Gubeen 6 Baabur oo ah Kuwa Ciidank Itoobiya nooca loo yaqaan Uralka.

 

Howgaladan oo ahaa kuwa la soo qorsheeyay ayay ku sheegeen in ku dilaan 90 Ciidan Isku Darka Sedexda Gobalka meesha Dhaawac ay u gaysteen in ka badan 100.

 

Afhayeenka Dowlada Itoobiya Bereket Simon ayaa xaqiijiyay Dagaalka balse uu sheegay in Khasaaraha soo gaaray uusan dhanayn Intaas oo Khaasara Ciidanka ONLF uu ka badnaa, Isagoo Isla Markaas qiray In dagaalkaaas jiro Khasaare ka soo gaaray Ciidanka Itoobiya.

 

Addiss Ababa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War anigu ONLF'ta waan ka yaabey marba meel beey u duulayaan bal yara caga dhigta oo la tashtay dadka hadii kale waad dhameyneysaan dhallinyarada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Does ONLF have any different sections which focus on certain regions to liberate? surely they must have a organised sub groups and each should be given a job they should do , but the question remains so far how many cities did they captured/liberated? since it was formed 1984 and reactivated in 1994, it seems they are mostly fighting in the outskirts.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Dadbaa Sol u soo gala inay caafimaadan ,,, dadbaa markay ONLF maqlaan farxa ,,,, it is conditional learning....

 

dadbaa nacayb ay u qabaan ONLF naarta u gali lahaa... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Howlgalkan magaciisu waxuu ahaa "DHARAAR", waxaa la qaaday 2PM oo maalin caddeey ah, waa markii ugu horeysay ee ciidamada jabhaddu ay weerar maalinimo ah ay ku qaadaan saldhigyo waaweeyn oo cadawgu leeyahay. Taasi waxey ku tuseysaa awoodda jabhaddu heerka ay gaadhay dhowrkii sano ee u danbeeyay. Seddex saldhig oo seddex gobol ku kala yaalo baa weerarka lagu qaaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this