Sign in to follow this  
Abtigiis

Ugu yaraan 450 askari oo laga diley Ciidamada Wayaanaha

Recommended Posts

Abtigiis   

Hawlgalkii Eebo Cadow ee ay Ciidamada Xoreynta ******iya ku ekeeyeen saldhigyada Wayaanaha oo aaney weli Wariyayaasheenu soo dhameystirin sababo ay isgaarsiinta oo xun ka mid tahay ayaa lagu soo waramayaa in taliska Addis Ababa lagaga diley in ka badan 450 askari oo ay ku jiraan 12 Saraakiil sare ah oo ahaa kuwa kala xukumay Guutooyinka bari. Balse wararka ka soo baxaya Jigjiga iyo Harar ayaa sheegaya in tirada saraakiishu tahay 25 uu ku jiro sarkaalkii qaybta sahanka Ciidamada Wayaaha ee Harar oo lagu magacaabi jirey Hailu. Sidoo kale, dhaawaca ayaa lagu soo waramayaa in uu buux dhaafiyey Isbataalada, iyada oo askar badani u dhimatey dhaawicii soo gaadhey.

Dagaalkan oo ka dhacey 10 deegaan oo ay Ciidamada Wayaanuhu ku leeyihiin Saldhigyo waaweyn ayaa laga dhigey kuwa ay Ciidamada JWXO cagta mariyeen iyo kuwa ay qabsadeen., iyaga oo halkaas kula wareegey wixii saad iyo saanad Milatari yaaley oo ay ku jirto Daawo iyo qalabka isgaarsiinta. Hubka ay xoogaga ONLF furteen ayaa waxaa ka mid ah qoryaha PKM iyo Sniper-ka loo yaaqaano

 

Saraakiisha ONLF ee dagaalka hogaamineysa ayaa sheegaysa in ay dagaaladu meelo badan ku baaheen sida Qamuuda, iyaga oo intaas ku darey in ay Jabhada ONLF qabsatey xaruntii Isgaarsiinta ee Wayaanaha oo ku taaley buurta Qabri Jeeraar, halkaas oo uu yaaley qalabka lagu dhegaysto Isgaarsiinta Jabahada. Sidoo kale dagaaladan ayaa Waxaa ciidamada Wayaanaha lagaga gubey gadiid dagaal iyo kuwa xamuulka qaada.

 

Dhinaca kale, Ciidamada Wayaanaha ee magaalooyinka Godey, Jigjiga, Wardheer iyo Qabridaher ayaa heegan la geliyey, iyada oo baadhinaato lagu bilaabey magaalada Jigjiga oo duhurka cad dakd jidka lagu joojinayo.

 

La soco wararkeena dambe oo aanu soo daabici doona faah-faahin dheeraad ah.

 

http://www.******.com/wararka/******/521-ugu-yaraan-450-askari-oo-laga-diley-ciidamada-wayaanaha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Victory shall come to the people OG region.

 

Hadeydaan is taakulin,

Tabar yeelan meysaan

Ka tashada cadaawuhu,

Isku tiirsanaada

 

By Col./Abwaan Maxamuud Cismaan Fooldhuub

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

ONLF: More than 626 Woyana Soldiers put out of action

 

Monday, 16 November 2009 22:35

 

The O'gaden National Liberation Front's latest multi-ront offensive which began on 10 November 2009 has resulted in a total of 626 regime troops killed thus far. Among the killed are twelve field officers. The ONLF has captured sensitive intelligence gathering material including communications monitoring equipment. ONLF casualties were minimal given that our forces had the element of surprise on all fronts. A significant amount of military hardware has been captured or destroyed including small arms, ammunition, and communications equipment. Military grade maps have also been captured. A total of 4 large military transport vehicles have been destroyed.

 

ONLF field commanders are encouraging scattered regime troops still in the vicinity to surrender. They will be treated humanely and those wishing to be transferred to our allies the Oromo Liberation Front (OLF) will receive safe passage to OLF units. A significant number of civilians are now receiving medical care from ONLF units. Our forces have also freed Somali civilians which were detained in several of the regimes barracks taken by our forces during this operation. Many of those civilians show signs of torture.

 

The bodies of the regimes troops are still scattered on the battlefield in places such as Obolka where they present a health hazard to the local Somali community. Military operations are still ongoing.

 

O'gaden National Liberation Front (ONLF)

Military Command Centre (MCC)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this