Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Bosaso Demonstrates

Recommended Posts

Banaanbaxyo rabshada watta islamarkaana looga soo horjeedo qaraxyada iyo dilalkii ka dhacay Puntland ayaa haatan ka socda Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari iyadoo qaraxyadana lagu eedeeyay dadka ka soo jeeda koofurta Soomaaliya.

 

Banaanbaxyo ay dhigayaan boqolaal qof oo watay boorar waaweyn oo ay ku qoranyihiin erayo dadka aan u dhalan Puntland looga dalbanayo in ay isaga baxaan deegaanada Puntland ayaa saakay waxaa ay ka bilowdeen Bartamaha Magaalada Baasooso ee xarunta gobolka Bari.

 

Dadkaan banaanbaxa dhigayay oo aad u careysan ayaa waxaa ay ahaayeen kuwa si weyn uga soo horjeeda qaraxyada,dilalka iyo rabshadaha kale ee ku soo noq noqda Magaalooyinka Puntland kuwaasi oo banaanbaxayaashu ay sheegeen in ay ka dambeeyaan dad ka soo jeeda gobolada koofureed ee dalka Soomaaliya.

 

Banaanbaxa waxaa uu sameeyn ku yeeshay goobihii ganacsiga ee Bartamaha Magaalada Boosaaso iyadoo lagu dalbanayo in la joojiyo qaraxyada iyo dilalka ka dhacaya gobolada Puntland kadib markii maalmihii la soo dhaafay halkaasi ay ku soo laalaabteen falalkaasi.

 

Qaar ka mid ah banaanbaxayaasha ayaa waxaa la sheegay in ay tuuryeeyeen goobaha ay ku suganyihiin dadka ka soo jeeda gobolada Kofureed ee dalka Soomaaliya kuwaasi oo ay sheegeen in ay ku lugleeyihiin amaan darida ku soo korartay Puntland sida ay Shabelle u xaqiijiyeen ilo wareedyo halkaasi ku sugan.

 

Banaanbaxyadaani ayaa imaanaya xili xalay gudaha Magaalada Boosaaso uu ka dhacay qarax weyn oo qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac u geystay ciidamo ka tirsan Mamulka Puntland kuwaasi oo dhex mushaaxayay Magaalada Boosaaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Banaanbaxyo ay dhigayaan boqolaal qof oo watay boorar waaweyn oo ay ku qoranyihiin erayo dadka aan u dhalan Puntland looga dalbanayo in ay isaga baxaan deegaanada Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^Tan waa in Sol-Puntlanders ka jawaabaan!, shacab dhan oo isu yimid ee masaakiin soo qaxday oo maciin biday yiraahdaan: 'naga baxa!' EEH DAH! ALLAAH!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shilling   

When your faced with something out of the ordinary like daily bombing and other crimes resulting over worldly position as little as a cell phone (something foreign to Puntlanders), it really doesn't take a lot for people to react irrational out of anger. This is something us EarthLink’s have in common when faced with hardship.

 

That said, there are two story’s to every news and unlike Jacaylbaro's "naga baxa" one here is another urging otherwise:

 

(AllPuntland) “Soomaalida dhulku wuu ka dhaxeeyaa, Meeshii nabad ah ayaa la dagayaa, dadka careysan ee dhibaataynaya dadka ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya amaro cad-cad ayaan ka gaarnay” Gudoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Banaanbax Baladhaan oo ay soo qaban qaabiyeen qeybaha kala duwan Ee Bulshada ku dhaqan Magaaladda Boosaaso oo lagaga soo horjeedo Qaraxyada iyo dilaka iska soo daba noqda Ee ka dhaca Boosaaso iyo deeganada Kale Ee Puntland ayaa Wuxuu ka dhacay Saaka Magaaladda Boosaaso Ee Xaruunta Gobolka Bari.

 

Banaanbaxayaal gadoodsan oo wata boodhado ay ku xardhanyihiin halkudhigyo ay kamid yihiin ha naga baxeen dadka qaxoontiga Ee kasoo baqoolay Koonfurta Soomaaliya iyo Kililka Shanaad Ee Ethiopia ayaa waxay isugu soo baxeen Wadooyinka Waa Weyn Ee Magaaladda Boosaaso.

 

Isu-soobaxan ayaa waxaa dhamaan ka soo qeyb galay dhamaan bulsho weynta ku dhaqan Magaaladda Ganacsiga Ee Boosaaso Ee Xaruunta Gobolka Bari yar iyo weyn, Haween, Caruur,Dhalinyaro, Waxayna ku dhawaaqeen ha naga baxeen dadka amni Xumada kawada deeganada Puntland.

 

Banaanbaxayaasha ayaa Ciidamada Amaanka iyo Maamulka Gobolka Bari ka codsay in sida ugu dhakhsaha badan wax looga qabtaa Cidii ka dambeysay Qaraxii Xalay ka dhacay magaaladda Boosaaso islamarkana la adkeeyaa Amaanka Guud Ee Magaaladda Boosaaso.

 

Isu-soobaxan ayaa imanaya kadib markii uu Xalay qarax noociisa aan horey uga dhicin deeganada Puntland uu ka dhacay Magaaladda Boosaaso Ee Xaruunta Gobolka Bari oo lagu bart ilmaamayd sanayay Gaabdhi Tikniko ah oo ay saarnaayeen Ciidamada Amaanka Puntland oo ay halkaas ku geeriyoodeen 4 Askari islamarkana ay ku dhaawacmeen 8 Askari

 

Miinada Qaraxa geysatay ayaa ahayd mid lagu aasay Laamiga Docdiisa, Mana jirto ilaayo hada Cid Si ramsiya loogu Eedeeyay balse waxaa jira dad aad u tira badan oo loo qab qabtay Qaraxa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Banaanbaxayaal gadoodsan oo wata boodhado ay ku xardhanyihiin halkudhigyo ay kamid yihiin ha naga baxeen dadka qaxoontiga Ee kasoo baqoolay Koonfurta Soomaaliya iyo Kililka Shanaad Ee Ethiopia ayaa waxay isugu soo baxeen Wadooyinka Waa Weyn Ee Magaaladda Boosaaso.

HERE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

SOL guys are poisoning the grassroots with e-mails and telephones.

 

Waan garanayey my nacnac here hundreds of refugees will pay dearly. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

^^Tan waa in Sol-Puntlanders ka jawaabaan!, shacab dhan oo isu yimid ee masaakiin soo qaxday oo maciin biday yiraahdaan: 'naga baxa!' EEH DAH! ALLAAH!!

It is unfortunate and no Somali should be threatened in their own land!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey waa runtaa laakiin and this is unacceptable,, but Mr. Bugland isaga ulajeedo gaar ayuu leeyahay ee kama naxayo dadka Soomaalida dhibku haysto. I am sure the govt will not tolerate this kind of hooliganism. Still they need to tighten security and prevent these dangerous bombing before things get out of hand.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Ducaysane_87:

"iyadoo habeen hore qof kasoo jeeda Bay iyo Bakool halkaas lagu dilay" ayuu yiri Fowzi Cabdi-nuur.

[/QB]

It is too late for Faroole. You incite xenophobia against other people and when it gets out of hand instruct the police to stop it.

 

By the way, I saw Xinn was trumpeting about how police stopped the killing of a shiekh from Somaligalbeed the other day. The murder of someone from bay is equally painful. Puntland i crumpling under the leadership of Faroole.

 

The assertion "people from other areas"are the source of insecurity and violence in Puntland is a criminal pretext to justify the oppression and harrassment meted out against those who sought Magan in Puntland.

 

Sometime ago, I insisted that Faroole's speech about Somaligalbeed people is shared by the masses and it is unlikely he could have said without assessing the general mood of his constituencies. Today's demonstrations prove my point.

 

this is not hate speech by the way, but an objective analysis of what the political situation in puntland is!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Hal meel bey idinka dhagtay. People are upset and concerned shabaab elements finding safe refuge to operate. People are demonstrating against explosions, targeted killings and the insecurity situation over all. These demos have nothing to do with qabiil. If anything, Boosaas is the least likely racist city in the entire country. It has always welcomed Somalis of all walks of life and qabiil.

 

My reading is that these people are upset with the authorities for not taking corrective measures against criminals.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

SOL guys are poisoning the grassroots with e-mails and telephones.

 

Waan garanayey my nacnac here hundreds of refugees will pay dearly.
:D

:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

the domino effect...what stability is left for these so called puntlanders....none!

 

three police were also killed in a road side bomb in bosaso.

 

the fasad of peace is crumbling and the reality is comming out, you are no different then somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this