Sign in to follow this  
General Duke

Ras Kamboni, Juba: disarmament starts...

Recommended Posts

Ciidamada DFKMG iyo Kuwa Itoobiya oo hubka dhigis ka sameeyey naawaxiga Raas Kambooni

Last Updated::2007-01-31 14:45:21

 

raaskambooni_1.jpg

 

r1248547052.jpg

 

Raas Kambooni:- Ciidamada DFKMG iyo kuwa Itoobiya ayaa wada hub aruurinta dhamaan deegaanada koonfureed ee gobalka J/hoose.

 

Ciidamada DFKMG iyo kuwa Itoobiyaanka ayaa maanta magaalada Raas Kambooni kusoo bandhigay hubkii ugu danbeeyey ee laga qaaday maleeshiyooyinkii Maxaakiimta ee horey deegaanadaasi ugu sugnaa.

 

Waxaa markii ugu horeysay loo ogolaaday in ay soo booqdaan magaalada Raas Kambooni suxufiyiinta madax banaan.

 

Raas Kambooni oo ahayd xaruntii ugu weyneyd oo ay maxaakiimta ku lahaayeen dhulka koonfureed ee J/hoose,ayaa sidoo kale waxaa sanado badan kasoo talin jiray Wadaadka Xassan Turki oo kamid ahaa hogaamiyaashii Maxaakiimta.

 

Hub faro badan oo isugu jira madaafiic iyo qoryaha daraandooriga u dhaca iyo Baasuukayaal ay ku hubeysnaayeen maleeshiyooyinka maxaakiimta ayaa la arkayey ayagoo lagu aruurinayo goob aan ka fogeyn xeebta Raas Kambooni.

 

Dowlada Federaalka ayaa illaa iyo hada ka gaabsaneysa in ay faah faahin buuxda ka bixiso halkii ay ku danbeeyeen maleeshiyooyinkaasi, ayadoo ay jiraan Meydad badan oo ay qaateen rag lagu sheegay in ay baaritaan u yimaadeen oo ka tirsan Ciidamada Maraykanka.

 

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in la tuhunsan yahay in qaar kamid ah hogaamiyaashii maxaakiimta ay ku dhinteen dagaaladii halkaasi ka dhacay todobaadyadii lasoo dhaafay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Horseednet.com has aproven track record of telling real and factual news, even more so than the rabid clan website Shabbele.

 

It is taking place in the lower Shabeble, the weapons they ran away from are substantial in Ras Kamboni.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ansaar17   

it happened in kismaayu, not raas kamboni.

 

 

look at the background.

 

besides the ethiopian troops have pulled out all around those areas and no longer operate.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allaahu Akbar! Way to go, inshallah! We wish them success!

 

Duke brother it has been a long time it's time we as Somalis realise that we are on the verge of extinction if we continue as we were in the past 17 years! This is a golden opportunity and should not be allowed to slip from our hands inshallah!

 

May Allaah the exalted help us to realise our dreams of a federal, united and strong nation based on justice, the inter love between Somalis and the love and fear of God!

 

Oh Allaah make this dowlad last and make it a success so we could go back to our homes, holding hands and loving one another with our religion and health intact!

 

Oh Allaah help us through this transitional period of ours!

 

Oh Allaah exalted you may, give us your peace and usher us with its blessings!

 

Oh Allaah it has been very long, this nation and people of ours have suffered too much and long. Our kids are starving and dying of preventable disease's and hunger! Our children don't have any education because of war and civil strife!

 

Oh Allaah, We would sacrifice all to heal this nation please help us to heal it and give us lasting solutions to our problems. You're our god, creator and sustainer and the ultimate king and ruler and no one can rule without you allowing it to rule!

 

Oh Allaah make our leaders men that are just in all their dealings with their citizens and judge amongst them in a righteous way and according to your sunnah and law!

 

Oh Allah guide them to the right path and let them enter the fear of yours into their hearts so they might fear all their doings for a day where nobody can save any one and nobody can intervene on somebodies behalf unless you sanction it and where no money of this world and wealth can buy them out from the wrath and anger of yours!

 

Oh Allaah we're your servants help us make our nation succeed and our people find a lasting peace and make them thankful servants of yours!

 

We need you at our difficult moment, there is no one who can make this work except you even when the whole world comes together and convenes to bring Somalia out of its current state it can't do so unless you allow it and give your permission!

 

Oh Allaah to you only we pray and ask for help, guide us to the right path and help us restore our beautiful country and help us in getting lasting peace, so we can worship you accordingly and follow the last prophet's peace be upon him path! Amiin.

 

We put our trusts and believe in you and we live in the hope and fear of you help us in our most needy our! Amiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lake   

Originally posted by MKA Yoonis:

Allaahu Akbar! Way to go, inshallah! We wish them success!

 

 

May Allaah the exalted help us to realise our dreams of a federal, united and strong nation based on justice, the inter love between Somalis and the love and fear of God!

 

Oh Allaah make this dowlad last and make it a success so we could go back to our homes, holding hands and loving one another with our religion and health intact!

 

Oh Allaah help us through this transitional period of ours!

 

Oh Allaah exalted you may, give us your peace and usher us with its blessings!

 

Oh Allaah it has been very long, this nation and people of ours have suffered too much and long. Our kids are starving and dying of preventable disease's and hunger! Our children don't have any education because of war and civil strife!

 

Oh Allaah, We would sacrifice all to heal this nation please help us to heal it and give us lasting solutions to our problems. You're our god, creator and sustainer and the ultimate king and ruler and no one can rule without you allowing it to rule!

 

Oh Allaah make our leaders men that are just in all their dealings with their citizens and judge amongst them in a righteous way and according to your sunnah and law!

 

Oh Allah guide them to the right path and let them enter the fear of yours into their hearts so they might fear all their doings for a day where nobody can save any one and nobody can intervene on somebodies behalf unless you sanction it and where no money of this world and wealth can buy them out from the wrath and anger of yours!

 

Oh Allaah we're your servants help us make our nation succeed and our people find a lasting peace and make them thankful servants of yours!

 

 

Oh Allaah to you only we pray and ask for help, guide us to the right path and help us restore our beautiful country and help us in getting lasting peace, so we can worship you accordingly and follow the last prophet's peace be upon him path! Amiin.

 

We put our trusts and believe in you and we live in the hope and fear of you help us in our most needy our! Amiin.

Who’s prayer is Allah going to listen to?…The group you support is backed by Kaffirs (US, Ethio) The same kefirs (US GOV) that continuously disturb situations out in the middle east…You’re supporting these kafirs out of your own selfish reasons..Don’t ever ask Allah to help you kill other Muslims.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hub culus oo maanta ciidamada Itoobiyaanka ku wareejiyeen ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Kismaayo.

 

January 31-2007-HornAfrik, Mogadishu

 

Maxamed Xaashi Tawakal “Kismaayo”

 

Hub isugu jira Qoryaha fudud iyo kuwa lidka Diyaaradaha iyo madaafiic kale duwan ayaa maanta ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan gobolka J/hoose si rasmi ah ugu wareejiyeen ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Kismaayo.

 

Munaasabad ay ciidamada Itoobiyaanka ee magaalada Kismaayo ku wareejiyeen hub laga soo qabtay maxkamadihii Islaamka oo ka dhacday xerada Dalxiiska ayaa waxaa goob joog ahaa saraakiisha ugu sareysa ciidamada dowladda KMG ah ee Jubbooyinka iyo kuwa Itoobiyaanka, guddiga gobolka iyo qeybaha bulshada.

 

Hubka ay saraakiisha Itoobiyaanka ku wareejiyaan saraakiisha ciidamada dowladda KMG ah aaga Jubbooyinka u qaabilsan maxkamadihii Islaamka looga soo qabsaday dagaaladii iyaga iyo ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiyaanka ku dhexmaray deegaanada Diinsoor Buula-xaaji iyo Dhoobley.

 

Hubka ay wareejiyeen saraakiisha ciidamada Itoobiyaanka ayaa ka koobnaa qoryaha Hoobiyaasha lidka Diyaaradaha iyo qoryo kale oo culus.

 

Sidoo kale saraakiisha ciidamada Itoobiyaanka wareejiyeen rasaas aad u badan iyo weliba raadiyaasha nuuca Taararka oo ay isticmaalaan ciidamada.

 

Goobta lagu wareejinayey hubka iyo rasaasta laga soo qabsaday xoogagii maxkamadaha oo mas’uuliyiin kale duwan ka hadleen ayaa ugu horeyn waxaa ka hadlay mid ka mid ah saraakiisha ugu sareeysa ciidamada Itobiyaanka ee Jubbooyinka isagoo sheegay in hubkaas iyo rasaasta ay ku warejiyeen saraakiisha Soomaalida.

 

Waa markii ugu horeysay oo ciidamada Itoobiyaanka ku wareejiyaan ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya saanad militari oo intaa la eg tan iyo markii ay gobolka soo galeen ciidamda Itoobiyaanka iyo kuwa dowladda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hub lagu warejiyay ciidanka DF

 

31 Jan 31, 2007, 14:14

 

Ciidamada dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wareejiyay hub aad u fara badan oo ciidamada Itoobiyaanka ay ka qabsadeen Maxkamadihii Islaamiga.

 

Xaflad ka dhacday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa lagu soo bandhigay hub aad u fara badan iyadoo ciidamada dowladda Itoobiya ay ku wareejiyeen saraakiisha ciidamada DF, iyadoo hubkan badankiisa laga soo qabtay Howdka Koonfurta dalka Somaliya oo Maxkamadaha iyo ciidamada dowlada oo tageero ka helaya kuwa ay dagaal xoogan ku dhex maray.

 

C/risaaq Afgaduud oo ah Taliyaha guutada koowaad ee dowladda Federaalka oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in hubkan badankiisa u badan yahay hubka waaweyn isla markaana gacanta dowladda uu ku jiro doono.

 

Ma aha markii ugu horeysay ee ciidamada Itoobiya ay hub ku wareejiyaan dowladda KMG ah iyadoo markaan ay aheyd hubkii ugu badnaa ee ciidamada Itoobiyaanka ku wareejiyeen kua dowlada.

 

Cali Muxyadiin Calo,GO

Share this post


Link to post
Share on other sites

HUB MAANTA LAGU WAREEJIYEY GACANTA DAWLADDA - KISMAAYO,

 

afgaduud2.jpg

 

Xaruntii hore ee dalxiiska Waamo ayaa maanta ciidamada Itoobiya waxay kusoo bandhigeen boqolaal qoryaha deegta laga rido ah iyo rasaas aad u tiro badan oo ay sheegeen in laga soo qabtay ciidamadii maxkamadaha e ay dagaalka la galeen.

 

 

hubkan oo runtii isugu jiray qoryaha loo kala yaqaan AK47, Baasuukeyaal, BKM, M16, M69, Jiijood, Hoobiyeyaal, suug & G3 ayaa ahaa kuwo lasoo isticmaalay oo duug ahaa, waxaana wehliyey rasaas aad tiro badan oo noocyo kala duwan ah.

qalabkan ayaa waxaa wareejiyey saraakiil Itoobiyaan ah oo lakala yiraahdo Saydi & Col.

 

Tafe oo labaduba isku raacay inay hubkan ku wareejiyeen gacanta dawladda KMG ah ee aanay qabiil siin. waxay kaloo xuseen in la siindoono ciidamada haatan tababaradu uga socdaan xeryaha ciidamada ee kala gedisan.

 

Hubkan oo uu u guddoomay dawladda Col. C/risaaq Af-gaduud ayuu isna sheegeay in lagu sugi doono amniga shacabka Soomaaliyeed looguna adeegidoono ee aan cid gooni ah wax loogu dhimidoonin.

 

hubka ayaa lagu keenay laba gaari oo nooca uuralka loo yaqaan ah, iyadoo markii danbana dib loogu raray, waxaana la sheegay in laga soo kala qabtay Iidaale, Jilib, Dhoobley, Buulo Xaaji & Raas Gambooni.

 

jewiga wareejinta hubka ayaa ahaa mid ay aad u bileen askar kala duwan oo wada lebisan dharka dagaalka ee Tuutaha loo yaqaan oo kaftan & isku dhoola cadeyn sameynayey, kuwaasoo laba-laba iyo sadex-sadex iskula taagnaa.

 

A.Cigaal Carmooyin.com Kismayo Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tone,

 

Afkaaga caano lagu qabay, waa cajiib nin gaal iyo gaal raac dalkiisii qabsaday u duceenayo lol and wishing that Allah will accept his du'a!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Haven't I told you to refrain from calling muslims as munaafaqs, as you don't know what is in their hearts? Unless ofcourse you had a close look and you got a stake at Cilmul Qayb then you have no right to label a muslim a hypocrite or munaafaq!

 

This is the last time I tell you to refrain because that is a clear sin and that is a brotherly advice coming from me to sincerely help you brother! If you don't believe me I shall bring forth my evidence ofcourse. It's for your own good stop labelling other's munaafaq's without knowing them or what is in their hearts!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this