Sign in to follow this  
Cowke

SSC Hold an International Function At Nairobi

Recommended Posts

Cowke   

Beesha SSC oo Maanta Shir Caalami ah ku Qabatay Nairobi

October 20 , 2009

 

Beesha Deleted ( Deleted) ee degta degaamada SSC & Jubaland ayaa manta shir balaaran ku qabatay magaalada Nairobi oo ay ku qeexayso beeshu mawqifkeeda siyaasadeed ee dalka iyo degamaada beeshu degtaba.

 

Kulanka ayaa lagu casumay masuuliyiin ka kala socda dawlada TFG iyo Dawlada Puntlland.

 

Masuuliyiintaas ayaa isgu jiray Xildhibaano,wasiiro iyo Diplomasiyiin,Waxaa sidoo kale ka soo qayb galay madax dhaqmeyo Soomaaliyeed iyo Siyaasyiin Kenyan ah.

 

Xafladas oo si heer sare loo soo agasimay ayaa ka dhacday Hotelka weyn ee caalamiga ah Laico Regency oo ku yaala bartamaha magaalada Nairobi.

 

Ka dib markii laga soo faaruqay qado sharaf ay beesha gogasha dhigtay ku casuntay martidii ayaa waxaa si rasmi ah loo furay shirkii.

 

Xidhiidhiyaha shirka Siciid Maxamed Daahir Afqarshe ayaa waxaa uu ka akhriyay madaxshii mawqifka beelaha SSC iyo halka ay ka taagan yihiin hadaladii dawaan warbaahinta ku jiray ee ahaa in beelaha SSC dhisteen hogaan ka baxsan maamulka Puntland.

 

Cali Baashe Xaaji Maxmauud oo ka mid ah siyaasyiinta ugu magacweyn beelaha SSC mudana ku soo jiray siyaasada Somalia ayaa ka warbixiyay taariikhada beelaha SSC iyo doorii ay ka soo qaateen gobanimo doonka iyo sida ay ilaa manata ugu taagan yihiin ilaalinta midnimada Somalia.

 

Cali Bashe waxaa uu caddeyay in beelaha SSC ay ka mid yihiin maamulka Puntland,ahaydna beesha kaliye ee ku adkeysatay ,furtayna albaabka markii lagu kala kacay shirkii lagu dhisayay Puntland 1998 isla markana aysan marnaba dhicin Karin in koox yar ku hadasho magaca beelaha SSC ay sheegto in Puntland beeshu ka baxday.

 

CalI Baashe waxaa uu ****olka ka qaaday in yasna beelaha SSC diyaar u ahayn qabqable dagaal.

 

Ugu danbeyntii Cali Baashe waxaa uu sheegay in dhibaatada haysata beelaha SSC ay masuul ka tahay Puntland gaar ahaan mamaulka hada jira in uu wax ka qabto oo uu si deg deg ah u soo afgjaro waxa ay beesha SSC tabaneyso.

 

Cali Cabdi Awaare oo ka mid aha marti sharaftii lagu soo casumay gogasha beelaha SSC ayaa ****olka ka qaaday in beesha Siciid ***** laf dhabar u ahayd dhisidii Puntland kana mid ahayd beelaha daga mandaqada Puntland ee saxiixay in maamul goboleed loo dhiso degaamadas.

 

Cali Cabdi Awaare waxaa uu faalo dheer ka bixiyay taariikhda dhsidii Puntlland oo xiligaa ka koobneyd shan gobol iyo degmo balse manta ka kooban 8 gobol.

 

Cali Waxaa uu intaa raaciyay in wixi khaladaad ah uu maamulku masuuliyadeda lee yahay mamadam xilku isag saaran yahay

 

Cali Ismaaciil Cabdi Giir oo ka mid ah xilidhibanada TFG horayn u ahaa gudoomiyaha mid ka mid ah seddexdii jabhadood ee dhistay maamulkam Puntland oo ka hadlay madasha ayaa sharaxada dheer ka bixiyay khilaafka manadaqada SSC ka jira ee sababay in umadii lahayd uu gacantooda ka baxo.

 

Mr Giir waxaa uu sheegay in khilaafku yahay mid aasasi ah (Principle Conflict) sameyn weyna ku yeelanaya labada maamul ee isku haya mandaqadas.

 

Giir waxa uu intaa raaciyay in lga gudbi karo oo kaliya marka lehelo midnimada beelaha SSC.

 

Ismaaciil Hure Buubaa oo ah siyaasi caanka ah dalka Somalia kana mid ah siyaasyiinta tirade yar ee waqooyi galbeed ka soo jeeda aaminsana midminada Somalia ayaa u mahad celiyay beelaha SSC eek u casumay kulnkaas.

 

 

 

Buubaa waxaa uu sheegay in beesha *********** leedahay taariikhada kaliya e ay Somali oo dhan ku faanto isla markaana ay beeshu tahay halbawlaha labada maamul ee Puntland iyo Somaliland.

 

 

 

Buubaa ayaa intaa raaciyay in ay Somaliland aaminsan tahay in aysan jri Karin haddii aysan *********** la socon sidaa si la mid ahna waxaa jiritaankeeda wiiqmayaa Somalia oo u aragta ayuu yiri in beesha *********** tahay halbawlaha kaliye ee ilalainaya midnimada Somalia.

 

Waxaa uu Buubaa sheegay in ay qalad tahay in wax shalay aad ka dagaalantay aad maaantan sameysid hadalkaas ayaa ahaa mid uu Buubaa kula hadlayay beesha uu ka soo jeedo oo ay maleeshiyaadkoodu ku suga yihiin Laascaanood.

 

Prof Cabdullaai Axmed Afrax oo isna ka hadlay Madasha ayaa ku dheeraaday ahmiyada ay lee dhaay midnimada iyo sida ay ugu dadashay beesha dhulbhanate ilaalinta midnimada Somalia.

 

Prof ayaa ku soo bandhigay madasha bug cusub uu arimaha muragsna ee Somalia ka qoray kaasoo nuqulo ka mid ah lagu qaybiyay madashii manta , buuga cusub ayaa lagu magacaabaa “ Soomaaiya : Oohinta Ciidda Dhulka Hooyo, (yaa eeda Leh)?

 

Muunaasabada maanta (20.10.2009) ayaa waxa aka halday xildhibanao badan oo dawlada Somalia ka mid ah goleheeda sharci dejinta waxaana ay dhamanatood u isku raaceen in beesha Dhulbahnate taariikh facweyn ku lee dahay Soomalai dhexdeeda isla markaana ay ku booriyeen in aysan beeshu marnaba ku deg degin go;aan lagaga baxo Puntland o ay beeshu butdhiga u ahayd.

 

Waxaana ay hadaladooda u badnaayen dhiraglin in ay beeshu sii wado dadaalkeeda ay ku ilaalineyso Midmiada Somalia isla makaana ay tahay mid aan la ilaawi doono.

 

Ilaysa Bare Shiil oo ah siyaasi Kenyan ah kana mid ahaa baarlamanka Kenya ayaa uhga mahadceliayay beesha *********** dadaalkeda kaga aadan ilalainta midnnimada Somalia oo uu sheegay in ay xitaa u dhabar adaygtay iyadoo degaamdeeda ay dad Somali ah oo doonaya in Somalia kala go;do ka qabsadeen.

 

Ilays Waxaa uu aad uga hadlay habyada ay Somali lahaan jirtay iyo halka ay maanta xaal marayo.

 

Waxaana uu ugu baaqay umada Soomaaliyeed in ay hantidooda ahy ku soo fataheen suuqyada Kenya ay u adeegsadaan sidii ay dalka Somalia ugu soo celin lahayeen besha Caalamka.

 

Ka sokow siyaasyiinta waxaa iyana fadhiyay goobta uu shirka ka dhacay ismio Soomaaliyeed.

 

Suldaan Axmed Maxamed Saalax oo ah Suldaanka Beesha Awrtable oo ka hadlaya madasha ayaa sheegay in maanta aysan ahayn maalin Somali kala carartaa ee waa maantii la isu soo dhawana lahaa

 

Ugaas Laba Qayd oo isna ka hadlay madasha ayaa aad uga hadlay dhibaatada ay leedahay kala qaybsanaanta oo uu sheegay in ay beeshiisu dhibaato baaxdweyn kala kulanta kala qaybinta oo uu sheegay in dawldo aan u diir naxaynin Somali ay u awood sheegteen.

 

Ugaas o hadalkiisa cadho laga dareemayay ayaa aad ugu fogaaday duulaanki ay Maleeshioayada Hargeysa ku qabsatay Laascaanood isla markaana baaq u diray in ay isaga baxaan .

 

Sidoo kale wuxuu baaq u diray beesha *********** Isimadooda uu isagoo sheegay in dhib kastaa lagag gudbi karo midnimada beesha waxaana u ka digay hadalada suuqa ku jira ee ah in beesha *********** ka baxday Puntland in aan maanta loo baahneyn ayuu yiri in dabki yaraa ee u baxayay beesha ******* oo dhan aa hormuud ka noqotaan dumintiisa xili dad cadaw ahi dhulkiinii fadhiyo.

 

 

IMG_0157.jpg

 

IMG_0141.jpg

 

IMG_0140.jpg

 

IMG_0109.jpg

 

IMG_0095.jpg

 

IMG_0067.jpg

 

IMG_0117.jpg

 

IMG_0088.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

So, we are to take your word that Buubaa was bribed to attend this meeting in Nairobi? Huh?

 

Dude, you need to quit becoming easily unhinged over nothing. We all know what sickens you the most here. It is that Mighty Bluugle flying proud and high in the pictured hall.

 

Love or hate it, Oodweyn, the sons of Sool remain, as always, proud sons of Mother Somalia. And that, my secessionist traitor, is what truly matters at the end of the day. Everything else remains, to some degree, irrelevant! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

The fact you'd even entertain the idea I'd break with tradition by letting your treacherous soul agree with me over anything, indicates excessive qhaat consumption has rotted your brain.

 

p.s

I heard about your meltdown in the pm you sent to the admin whining about me. It seems my job is done. I own your lot on SOL, old man! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Any Northerner who shares a table happily with Gen Morgan without on reflects trying to sit on his head, is bila diig and not of reer Shike. Aniga aya taa saxexey wa Sale out.com

 

The blue flag is for sale to the highest bid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Oodweyne, why isn't the admin in Hargeysa protesting Gen Morgans stay in Kenya? Back when Siad Barre went to Kenya everyone did and he was forced to go to Nigeria. Why doesn't you "ambassador" in kenya or government make a formal complaint? You think the so-called butcher of Hargeysa would dominate your governments attention as they prepare evidence and what not. I wonder why Riyaale doesn't care to go after someone blamed for so much violence.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Thankful, Riyaal and Morgan probably have tea together in private (ducks before JB arrives) Just Riyaal is the lesser hidden possible reformed...

 

Che What is a uncommon occurence?? The meeting or my comment? I am dead serious, even the most liberal, easy going, Somalia supporting northerner would react to Morgan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ibti-A criminals fraternizing with their victims at the leadership level, it is like Hussain Aidid in Baydhabo, Abdi Qeybdiid in Galkacayo, or Yeey with his circle of boys from every region from Somalia when he was in power.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr. Somalia, you really deserve the name Somalia. Hooyadaa Soomaaliya walee ma aysan goblamin. You are the ultimate silencer of the oodqalash’s barking outbursts. Af noolna wuu hadla ey wuu..ciyaa….some living mouths will never cease screaming….

 

Buubaa is a principled politician and a believer of Somali unity. If money can buy him as oodqalashay and other secessionists believe, I wonder why they would not stop masticating the green leaves for a couple of days and use the money to bribe him to their side. Or

 

Let me put it in this way……

 

Is it not a simple logic? In their mind he is for the highest bidder. In their twisted imagination they have been an independent nation-state for almost twenty years while the rest of Somalia has been in chaos. Can’t they find a couple of handful dollars in their national budget plan [laughs....] to finance “winning Buubaa and likes to our side” initiatives? I know they blame Buubaa and likes for their failure to obtain the elusive recognition: ictiraaf…..

 

Mr.Somalia ha ka neefinin Soomaalidiidka if you have time...even they blame SOL forum.for..ictiraaf la'aan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Certainly, Northlanders had in mind the old adage that your enemy's enemy is your friend, when they invited Morgan to their conference, the objective was to send a clear message to SNM clan militia, telling them the illegal occupation of SSC regions is unacceptable and intolerable, and the fact that people of SSC are serious and ready to defend and free their homeland from the invaders

 

 

However, in reality Riyaale and Morgan are both same, they both worked for same adminstration, Riyaale was long time spy officer, and he was very loyal to NSS (National Security Services) and government of Somalia to the last days in 1991, Even Waraabe was informer for NSS. Some people wish to rewrite the history according their sick tribal politics, so they can pick and choose who was part of Siyad's Government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

The whole purpose of this thread has gone haywire. Can you all stop doing this for goodness sakes. I've seen this happen many times to my threads.

 

Please stick to topic of what the conference is about and forget talking about things that are totally irrelevant and a waste of time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

As long as these events are taking place in a foreign capital, it is fine with me. smile.gif

 

Certainly, Northlanders had in mind the old adage that your enemy's enemy is your friend, when they invited Morgan to their conference, the objective was to send a clear message to SNM clan militia, telling them the illegal occupation of SSC regions is unacceptable and intolerable, and the fact that people of SSC are serious and ready to defend and free their homeland from the invaders

:D:D

 

General Morgan is a looser (aka the nickname Cabdi Bille). He is a symbol for failure. So if they bring that looser along it only highlights the fact that this is just another gathering of loosers. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this