Sign in to follow this  
xiinfaniin

A literary dual with A T!

Recommended Posts

He already capitulated seeing this from that sorrow and pitiful attempt of his, although brave, I must admitt.

 

But again I said it earlier:

 

Gabay niman shib ka ahayn,misna shaacir ku ahayn

Aan shaqalka ugu dhigin,madka iyo khifiyo shalaq

Oo xarafka sheegiyo,xuduuddana shirrabihayn

Oo shooliyoo oran,shafkaygaa wax jiifaan.

Sheegaye midkaasuna (A&T),asna waa shiddiyo hoog!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

^ditto mine. I know Xinn is page-gaab. 'D' ayuu ka yaqaanaa, like a leftie-player who would miss with his right. It would have been naive to follow his line.

 

EDIT;

Saaxiib Sakhar adigu ha igu qasbin inaan ku idhaa:

 

Sakhar iyo Mariiqoow Suufigaa Sikhraamoow

Suul-dhabaale mooye suugaan ma haysidee

Sookeeye kalkalnimo sun yay ku leefsiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Lol, but rules are rules, you know that, mase taasi way kaa hoos baxday.

 

PS: Meeshaan waa SOL sharci kama jiro, gali xarafkaa rabtid adeer, ninkaan un meel kuxir(dh)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shiinkii ma nacday?

waxaan damcay inaan iraahdo:

Inkastuu shaxaad yahay midkaa inanku noo sheegay

Marhadduu intuu shiin cuskaday shiishay xarafkiisa

Oo uu xiin la shawroo haddana gabay ku sheekeeyey

Alleylehu shujjaac inuu yahay ayyaan maanta idin sheegay

Ha yeeshee nin shidani waa yara shiddoobaayee :D

 

Bal waa hagaage wax un ku go'o. :D

 

ps Emberor A & T sidii tuug saliid macsaro marsaday baan qaban la'ahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadaba waa maxey 'S'ta sow tii Shiin la isku ogaa. Alla ba'ayee kani waa barrad, war reer tolka ha ceebaynin nimanka waa sugaan-yaqaane malaha adigu 'sheegad' baad ahayd.

 

Bal aan kugu soo celiye:

 

Gabay niman shib ka ahayn,misna shaacir ku ahayn

Aan shaqalka ugu dhigin,madka iyo khifiyo shalaq

Oo xarafka sheegiyo,xuduuddana shirrabihayn

Oo shooliyoo oran,shafkaygaa wax jiifaan.

Sheegaye midkaasuna (A&T),asna waa shiddiyo hoog!!

 

Lol iminkaan arkay wuxuu editgareeyee

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa Emporer adigaaba maqiiqane noqdaye :D . war nimanka isku daa.

 

Reer Bari iyo Reer galbeed aan aragno midkii gabay ku badiya.

 

Gabay waa ra'da iyo wowga iyo raacdo iyo daale

Ninba in uu u roon yahay is mood rugaha D...

aan ruugaansho ruuga Cabdilaa rayfo wada yaale.

By raage ugaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where's A & T? War ku mee go'e aan ahayne? Maad iisoo baxdid oo xaraf ku go'did! Mise w baan kuugu gabyaa...

 

I will take off soon, but i promose the gallary that this thread will be a good entaintament! A & T geed baan ku xiri

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin adeer deelqaaf kuma jiro laakiin qaar baa sheeko u eg. laakiin meeshaada ka wad.

 

Sakhar:

Nimaan sharaxa diineed shayna ka suulin

hadii aad u sheegtana shaqfadloo aan garanayn

adiga ad shiikh tahay asaguna sharmuuud yahay

oo kula shidaayoon ileen waa shido iyo hoog

 

BY Sayid maxamed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Weger! waryaa sowtii aad deelqaafkii gabaygaa Xiin ku jirey sheegi weydey, hadaba waa kuma sharmuudka? Adiga sow ma'ahan!

 

Soow adiga ma'ahan. Teeda kale xagee baad igu aragtey ninyahow misee xagee iga qabsatey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this