Sign in to follow this  
xiinfaniin

A literary dual with A T!

Recommended Posts

Abtigiis   

Originally posted by Hunguri:

Xiin, anigu reer Sheekh Cumar-ka aan aqqaano waa Galbeed-ka, laakiin Bari ka yimi. Waa niman wadaado ah, laakiin assal ahaan reer Galbeeda. Teeda kale, ninkan A&T waa nin suugaantiisu fiicantahay. Xaggaa gabaygana anigu adiga ayaan kugu dhaafayaa. Waayo hadda, waa adiga iyo isaga
smile.gif
. Jirteenoo, hadii ay si wanaagsan jaanta isula qaado. Xoogaa, waa bawsanayaa. Mida kale, A&T wuxuu u egyahay qolyihii xadrayn jiray. Waayo Thread walba sijjaayad yar ayaa utaalla waana ka hiin raagayaa
smile.gif
. Women section,General,Politics. Walibana dhinaca luuqqana cabashadiisu way badatay
smile.gif
. Adiga, laftigaaga beryahan waad yara dawakhdayoo, qofkii hadlaba waxaad leedahay Sheekh Shariif ayuu wax ka sheegay. Almuhim, Jacaylbro waa sugaynaa, isagu aniga ayuu ii cammiri doonaa
smile.gif

:D

jawaab dheer oon qoray yaa iga halawday because it was over the maximum images allowed and I never saved it: The bottom line was Hunguri RER Galbeed Vs Rer Bari waad ku fogaatay saaxib. It wasn't meant to compare; laakiin You spoiled your 'image' when you mentioned "KALUUN". Halkaasaan ku kala tagnay!! Bille Rafle, as the Minster of Fishery, once said in a promotional forum, " Don't mind the smell. This thing[fish] is actually good. please eat it.]Loooooooolllll!

 

Saaxiib, General section'ka Haween baa sidii tuug la qabtay oo Police sii wado mashxarad iyo foodhi ila daba galay! Orodkiibaan ku gabbo is idhi -Women section( I thought They will not suspect I could be there), but they smoked me out soon thanks to the insufferable KOOLKAT. Now, I am firmly based in POLITICS section. Xaggaa iigu soo hagaag!

 

Xinn, now that you have no idea of Rer-Sheekh Cumar yacquub, waxba islama haysid adeer!! Anyway,

 

Sheekhii dharbaaxadu ku dhacday ee Sheemay hadalkiina

Waa kii shiraacdee ka dagay shiishka dhagaxbuure

Shalay kii awoowgii shafka ku dhuftay sheekha abtirkayga

Yaa Sheekooyin aan door shishleeyn maanta ii sharxiye

Shaandhooyinkaa aan shirabay ee shiinka kaga shiillay

iyo sheel-dhareerka uu soo shanqadhin XINNKA ma xishoode

Shaah iyo rag laaluush looga dhigay shuuro ololaysa

'Sheekhyadda' aan kala shidniyo haday sharaf dhac ii keentay

Shib intaa oon idhaa sidii sheekhii soo carraray

Shaadhkayga maan qaato oo sharadka SOL dhaafoo

Shawashawda XINN iyo maxaa shaqo-wareer keenay??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

A&T, I dont think you have any thing left to safeguard with your cheap shots about reer Bari smile.gif . As far as fish concerned, weather it smells or it stinks after all its you admiting that you eat it more than me. In a nutshell, we were talking about reer Bari V reer Galbeed. Markaa, kalluunka waad cuntaa waadna qiranysaaye. Maxaa kaloo kuu dheer smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Another deel qaaf, no wazni walaa qaafiyah...

 

This is the real deal, hang it some where in your living quarters waryaa:

 

Taariikh sharriban bay ahayd sheekadaan qoraya'e

Ninkii sheekha caryshee ka riday dhagaxa shiilkiisa

Ee fooxa shidayyee habraha wada shabraaraayey'e

Shuruuxdii minhaajkiyo runtiyo diinta shaqalkeeda

Ninkii sharaca garan waayey ee shiinku gali waayey

Shaf garaac ninkii reemay ee sheegtay xukumkiisa

Caamada ninkii shiriyey ee feerka shidan duubtay

Shakkaalkaa garbaha iyo ninkii shaxan hinraagaayey

Sidii shurufle awrkii ninkii shuxunshuxoonaayey

Inaad shay wadaagtaan miyyaa loo shakiyey maanta?

Shikaayadu maxay tahay iyo Abtow showrka laga doodi?

Maxaa laga shardaayaa waryee sharaf xummaantaada?

 

Shiqinimadu waa shay ilaah naga shifeeyaaye'e

Xikmaday shariifyadu wadaan iyo shay ku gali waaye'e

Shaygaan ku weydiiyey een ku iri sheeg hadaad garato

Shaatayahay waadigii ka baxay shallow ciriiryoone'e

Haddaad ila shaqayn weydo oo nabada nala shucayn weydo

Alshabaab sidiisan shahiid iyo wallee shuuqsi ku diline'e!

 

Tani waa shul! Laakiin abtigiisow waa uun kugu xiiqi mooyee, waxaani waxaad fahmi karto maaha adeer.

 

I am facing the same literary quandary Sayid Mohamed, the Master, faced!

 

oo kula shikkaayoon illeen waa shiddiyo hoog

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   
:D . Meeshan waa la is karbaashooyaa! War anigaa arbiitaro idiin noqonaayo i doorta [Xiin, makaahiil-linaayo :D ha cabsanin..]

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Bishaaro,aqri sheekadii Gaalkacyo fooxle. Please dont say Xiin & A & T ha la dhex-dhexaadiyo...

 

Ninku, waa talaadaada ma raace, tiisana kuma meel mare, tuu keenaana ku qabsatay. Even good Haneefa is begining to give up on him! Wax falan weeye awoowe!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Xiinn

 

The main problem still exists. You are the judge and the jury. And very judegemental. I told you I don't mind Nepthys or Xiddigo arbitrating. Nepthys could be in a difficult position, though. Haddow baa la odhan....

 

EDIT: Xinn, I am thought not to return the insults of my elders. Especially, when it is coming out of desperation! :D

 

Shiil iyo shareer baa ka dhacay shaantii aad jirtaye

Shuruudaha nikaa uun sharaxan een shiix ba uga yabin

ee odhan anaa shara-dago shuumna uma baahni

Sheekha wareersanna ku ritay shaadka iyo jeebka

AlShabab inuu soo shuufaa waa sheeko aan jirine

Shir inaynu isla aadi iyo shaqal kale mooyee

Shiinkaagii dhaafi waa anaa sheekh ah oo sharaf leh!!!

 

Haneefah is not giving on me to your disillussionment! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Few poets I know reproached me to quit this venture after i shard your broken lines. But i refused and told them one day the man may regain his senses back and learn from me...

 

 

bal ilaah baan kugu dhaarshee look waxaad kor ku qortay :D !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

^^^ Are they those who are writing for you? Don't listen to them? Kuwaasi dhigaagay qabaan! All the stuff they were giving you are really nonsense! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^No adeer i want to publish a more polished versoins of my poems in somali portals... just stay tuned...

 

EDIT: I dont normally do it, but Sh. Sharif really motivated me when he succeeded translating my noble thoughts into reality. It's like I and him are on the same mental frame...so i will express that in gabayyo...

Share this post


Link to post
Share on other sites

A & T, if you serously think you can participate such Nabada Shiinleyda I am in the processs of lining up few heavy weightts,and it will IA commence soon, you are welcome. But you need to work on your lousy verses. you have the potential and if you develop it you may amount ot something. But you need to listen and willing to learn adeer...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

^ Dear Xinn

 

At no point did I claimed I am a poet. Infact, I am amazed I could put togather few verses. But I see you have already decided to release "an album" or perhaps " a single" some time soon. It would be a great disservice to the REAL poets and aspiring talents. Shows the urgency of the need for "Standards and Quality Control Ageny in Somali literature"! :D

 

Adeerkiis, forget about my cat-fight and send me markaad dhamaysid. I am an avid fan of Somali poetry!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Adeer wax walba ma ka murmaynaa; whether my poems are deemed 'disservice to the REAL poets and aspiring talents' is a legitimate q! As far as I can tell you are many miles away from the literary station where you can pass such judgement!

 

That does not take away however your potentail to compose a meaningful verses instead of this firdhis of yours adeer..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this