Sign in to follow this  
Che -Guevara

Ethiopian troops cross border, clash with Somalis

Recommended Posts

21 May 2010 16:45:19 GMT

Source: Reuters

 

NAIROBI, May 21 (Reuters) - At least seven people were killed when Ethiopian soldiers clashed with residents of the northern Somali town of Buhoodle on the border of the northern regions of Puntland and Somaliland, residents said on Friday.

 

Somalis in south central regions say Ethiopian troops routinely venture across the border and clash with Islamists controlling their towns.

 

This is the first time soldiers from the neighbouring country are fighting militia in the semi-autonomous and breakaway regions in the north.

 

"The Ethiopians have been on our side in Buhoodle for seven days. I don't know how the fighting began but I have seen 11 wounded people being taken to hospital," Mohamed Elmi, an elderly man in the town, told Reuters.

 

He said seven Somalis had been killed in the violence.

 

"Those who were killed were residents, not militias fighting with the Ethiopians," he said, adding that two Ethiopian soldiers could also have been killed.

 

In 2006, Ethiopia sent troops to defend Somalia's interim government with tacit U.S. approval. The force advanced towards the capital rapidly, taking Mogadishu and driving the Islamists to Somalia's southern tip.

 

That drew protests from some in the Muslim world and enraged the Islamists, who regrouped to launch an insurgency threatening President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed's government.

 

"There is so much violence. We can still hear guns firing," said Safia Yusuf, a mother. "A lot of people are fleeing and we are scared the clashes will continue because the Ethiopians haven't left and militias are getting reinforcements."

 

Violence between Islamist groups and Somalia's weak government has killed more than 21,000 people since the start of 2007 and uprooted at least 1.5 million. (Reporting by Sahra Abdi in

Nairobi; Writing by Helen Nyambura-Mwaura; Editing by Charles Dick)

Share this post


Link to post
Share on other sites

War deg deg Ah Mudahaarad ka dhacay Magaalada laascaanood

 

Posted to the web on May 21

 

 

Waxaa caawa fiidnimadii abaaro 8:30 ka dhacay magaalada laascaanood mudaharaad balaadhan oo ay bulshada reer laascaanood kaga soo hor jeedaan dagaalkii galabta ka dhacay magaalada buuhoodle ee goblka cayn kaasoo u dhexeeyey ciidamada ethopia iyo ciidamada SSC.

 

Dadkan mudaharaadayey ayaa iyagu dhagxaan dhigay wadada laamiga ah ee dhex marta magaalada laascaanood,waxayna ku dhawaaqayeen ereyo ka dhana itoobiya iyo ciidamadeeda faragelinta ku haya guud ahaan gobolada SSC gaar ahaan gobolka cayn Dooni mayno.

 

dadkan iyagu mudaharaadka dhigayey ayaa waxaa soo dhex galay policeka maamulka somaliland ee ku sugan magaalada laascaanood kuwaasoo rasaas ku ridayey si ay u kala didiyaan balse mudaharadayaashu way sii wateen mudaharaadkooda, Cabaar kadib ayaa waxaa soo galay Ciidamada malatariga somaliland ee gobolka sool iyadoo ay rasaas aan kala hadhayn ku ridayay shacabka magaalada laascaanood.

 

Sidoo kalena gebi ahaanba dariiqyada waaweyn ee magalada laascaanood ayaa guud ahaanba Cidi dhex marayn Iyadoo Dhawaaqa rasaasta waaweyna laga dhexmaqlayo gudaha magaalada laascaanood.

 

Ciidamada maletariga ee maamulka labaxay somaliland ayaa iyagu hoos ugu dhigayaa shacabka xabada iyadoo ay qabqabteen dad aad ufara badan Wali lama sheegin wax dhawac iyo dhimasho ah

 

waxii warara ee ka soo kordha kala soco holhol.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

You are too behind more then 13 people were killed from the buhoodle side with 30+ injured mainly from deeganka buhoodle., and the gaashaamo side lost 3 soldiers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sidoo kalena gebi ahaanba dariiqyada waaweyn ee magalada laascaanood ayaa guud ahaanba Cidi dhex marayn Iyadoo Dhawaaqa rasaasta waaweyna laga dhexmaqlayo gudaha magaalada laascaanood.

 

Ciidamada maletariga ee maamulka labaxay somaliland ayaa iyagu hoos ugu dhigayaa shacabka xabada iyadoo ay qabqabteen dad aad ufara badan Wali lama sheegin wax dhawac iyo dhimasho ah

 

Warkaan ha la hubiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Sacad *Ducaale:

You are too behind more then 13 people were killed from the buhoodle side, and the gaashaamo side lost 3 soldiers, with 30+ injured mainly from deeganka buhoodle.

So Ethiopian troops are now refered to 'Gaashaamo side' :D

 

Talk about barrowed balls

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

xiin

 

its been confirmed most soldeirs are actually Higjiga boys

 

reerka tolka maxaad ula hadli weydeen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Che -Guevara:

War deg deg Ah Mudahaarad ka dhacay Magaalada laascaanood

 

Posted to the web on May 21

 

 

Waxaa caawa fiidnimadii abaaro 8:30 ka dhacay magaalada laascaanood mudaharaad balaadhan oo ay bulshada reer laascaanood kaga soo hor jeedaan dagaalkii galabta ka dhacay magaalada buuhoodle ee goblka cayn kaasoo u dhexeeyey ciidamada ethopia iyo ciidamada SSC.

 

Dadkan mudaharaadayey ayaa iyagu dhagxaan dhigay wadada laamiga ah ee dhex marta magaalada laascaanood,waxayna ku dhawaaqayeen ereyo ka dhana itoobiya iyo ciidamadeeda faragelinta ku haya guud ahaan gobolada SSC gaar ahaan gobolka cayn Dooni mayno.

 

dadkan iyagu mudaharaadka dhigayey ayaa waxaa soo dhex galay policeka maamulka somaliland ee ku sugan magaalada laascaanood kuwaasoo rasaas ku ridayey si ay u kala didiyaan balse mudaharadayaashu way sii wateen mudaharaadkooda, Cabaar kadib ayaa waxaa soo galay Ciidamada malatariga somaliland ee gobolka sool iyadoo ay rasaas aan kala hadhayn ku ridayay shacabka magaalada laascaanood.

 

Sidoo kalena gebi ahaanba dariiqyada waaweyn ee magalada laascaanood ayaa guud ahaanba Cidi dhex marayn Iyadoo Dhawaaqa rasaasta waaweyna laga dhexmaqlayo gudaha magaalada laascaanood.

 

Ciidamada maletariga ee maamulka labaxay somaliland ayaa iyagu hoos ugu dhigayaa shacabka xabada iyadoo ay qabqabteen dad aad ufara badan Wali lama sheegin wax dhawac iyo dhimasho ah

 

waxii warara ee ka soo kordha kala soco holhol.net

Well done ciidanka qarranka , They need premession first From the Government , before they demonstrate

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Qudhac:

xiin

 

its been confirmed most soldeirs are actually ****.

 

reerka maxaad ula hadli weydeen

war reerku wa isku baha darawiish ha isku dirin Dabaqoodhiga wa isku qariyaan eh :D

 

[ May 22, 2010, 12:52 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Qudhac, walle that is even better brother vs brother but i won't be surprised if some of them are from the liyuu boolis of degaxbuur. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

qudhac, even if it were confirmed that Ethiopians soldiers conpirised **** foot soldiers, we still understand the background and the reality on the ground hence do not give this for clannish dimension. It's when sacads of this world claim ethiopia's border activity as thiers that we get amuzed

 

[ May 22, 2010, 12:53 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mudaharaado Balaadhan Oo Caawa Ka Socda Magaalada Laascaanood-

Lasanod Online- Friday, May 21, 2010

 

 

 

 

Laascaanood,(Lasanod Online)- Mudaharaado xoogan ayaa habeenimada Caawa ka socda magaalada Laascaanood, Mudaharaadadaas oo lagaga soo horjeedo dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle.

 

Mudaharaadada ayaa shacabka dhigayay ay wadada Laamigaa ee badhtamaha magaalada ay ku gubeen taayiro, iyagoo ku dhawaaqayay erayo ay ku canbaaraynayaan Itoobiya dagaalkii maanta ciidamadeedu la galeen shacabka magaalada Buuhoodle.

 

Ciidamada Booliiska iyo kuwa Meleteriga oo is garabsanaya ayaa lagu soo daayay gudaha magaalada, kuwaasoo rasaas ooda kaga qaaday shacabkii mudaharaadayay.

 

Shacabka ayaa ku dhawaaqayay erayo ay kamid ahaayeen Xabashi ha dhacdo iyo kuwa kale oo ku muujinayaan dareenkooda ku aadan dagaalkii gardarada ahaa ee ciidamada Itoobiya maanta ku xasuuqeen shacabka Buuhoodle.

 

Dad badan oo mudaharadiyey ayaa ciidamadu qabqabteen iyagoo u taxaabay xasbiyada, welina waxaa gudaha maagaalada ka socda rasaasta ay ridayaan ciidamadu oo dhawaaqeeda laga maqlayo guud ahaanba magaalada.

Wariye: Farah D. Jama

admin@lasanod.com

Xafiiska Wararka Lasanod Online. Hargeysa, Somal

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

quote:Originally posted by Sacad *Ducaale:

You are too behind more then 13 people were killed from the buhoodle side, and the gaashaamo side lost 3 soldiers, with 30+ injured mainly from deeganka buhoodle.

So Ethiopian troops are now refered to 'Gaashaamo side'
:D

 

Talk about barrowed balls
What do you expect from Ethiopian minions?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhegayso: Warbixintii Ugu Dambaysey Ee Dagaalka Buhoodle-(Maqal)

Lasanod Online. Friday, May 21, 2010

 

Buhoodle,(lasanod Online)- Dagaalkii ka qarxay magaalada Buhoodle ayaa joogsadey gabal dhicii maanta, waxaana uu keenay khasaare naf iyo maalba leh..

 

Dhimashada shacabka Buuhoodle ayaa gaadhaysa 10 ruux, halka dhaawacuna uu yahay in ka badan 37 qof.

 

Waxaana sidaas warbaahinta u xaqiijiyey agaasimaha cusbitaalka Buuhoodle Cali Yusuf Maxamed (Ukun),

 

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaalada magaalada Lasanod oo is bedeshey ka dib dagaalka Buuhoodle

Friday, May 21, 2010 - 09:05 PM

Send this story to someone Printer-friendly page Listen

 

Magaalada Lasnod ayaa la sheegayaa in ay maanta gashay xaalad dagaal ka dib markii dagaalo ka bilaabmeen Buuhoodle & Widhwidh.

 

report

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa ayaandaro ugu weyneyd in wali Xabashi Soomaalida baac baacsaneyso. Kala qeybsanaanta keentay.

 

Kuwa waxmagaratada Soomaali isku sheega ah oo haddana Xabashi u soo horseedaayo inay Soomaalida kale ku xasuuqaan, ha ogaadaan inay waligeed Xabashi Soomaali ka adkaan doonin.

 

Waa yaab in wali Xabashi Soomaali kale loo adeegsado dulmigooda in this day and age still.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this