Sign in to follow this  
Kamaavi

Dhoobley Liberated from Shabab Al-Takfiiri.

Recommended Posts

Originally posted by xiinfaniin:

 

Laba nin meel dhexaad ah midi gabyaa yahay ayyaa Galkacyo ka amba-baxay. Meel dhexe baa qorraxdu ugu dhacday, reerkii reer ugu dhawaa bay soo martiyyeen, labadii midkoo buu reer ka mida reerihisa noqday
:D
. Islaantiisii buu iska jaf-jaftay

 

Kii gabyaaga ahaa baa isna inta meelaha hayb hayb saday islaan uusan sanadoba u tegin meel ay ka dhaweyd ku dhaqaajiyey. waa uu usoo hoyday. Islaan ari badan bay ahayd inay neef u qasho bay diiday. Suu is yiri marka hore jaf-jaf ku day . Nasiib darro waxba waa iska waayey, oo xaaladu jiq bay ku noqotay. Inta carooday oo ardaagii islaanta yimi buu kiisii u gabyey
:D

 

nuxurku gabaygiisu wuxuu ahaa:
nacallaa kugu yaalle meesha iska tiiri oo ariga hanaloo qalee naf is geli
:D

:D:D:D:D ....... waar kaa qisaanu wadaagnaaye ,,,, bal soo daa warkiisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^lol

 

Taadaa ka xiiso badan, ee nooga warran ninyahow.

 

Oday halkan jooga oon arkay wuxuu yiri markuu qisada maqlay kaasi kiciyye ma haysan miyaa :D saan iri adeer kiciyye muxuu ahaa, suuye adeer maddanuu :D kuu noqonayyaa , hadduu haysan lahaa soo ari looma qaleen kulahaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Waar sheekaddii ma halkan bey gaartey? War JB waxbo ha isku daalinin odayga sheekaddiisa waayo waxbo kama faa'ideysid. Kaaley anaa kaniin aad ku bogsitid kusiinaayee. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

walee gabaygan laga meeraysay wax uu wataba ,,,, :D

 

 

Haatu, gabaygaas baa dawo ii ahaan lahaa niyow lakin ninkii soo qaaday wuu ka lumay baan filayaaaye wuu odhan kari la' yahay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^ laga yaabo asaga naftiisa in uu la jiranyahey "xanuunka" oo uu kaa qarsanaayo :D

 

Bas, daawo la dhaho ****** baa farmashyaha ii yaalaa ee kaaley iga soo doono. :D Ama weligaa gabaygaas raadi oo xanuunsanaaw.

 

As for Xiin, awoowe taadda daawo wey dhaaftey ee masaajidka iska gal oo iska adkeyso inta kuu hartey :D . Ebbe ha kuu gargaaro un baan ku dhihi karaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this