Sign in to follow this  
Kamaavi

Dhoobley Liberated from Shabab Al-Takfiiri.

Recommended Posts

Abtigiis   

Kolka la riwaayadeyn mooye there is no room for generalisations. Qof waliba wuu garan in dadka meel kasta ku nool nooc kasta leeyahay.

 

Gheele, Dajiye waa nin odey ah'e gardarada lagu hayaa badatay.

 

On a separate note, the first time oon la kulmo wax tolka ah waxay aheyd Galadi. Koox assessment ah oon la socday ayaa dhawr habeen joogtay. Oday reer-magaal ah oo da'ah ayaa sheeko aan caaadi aheyn oo X-rated ah nooga sheekeeyey. ONLF badan oo ila socotay baa dhagaha taagtay oo layaab ay ku noqotay. Markuu odaygu arkay inay rer-miyi argagaxay yihiin ayuu ku sii dardaray oo arimo adag sii galay. Odaygu wuxuu wiilasha ku lahaa fadlan gabdaha afuufa oo intaad awood leedihiin yaan loo yaraysan etc etc.

 

Markaan soo laabanay jigjiga qaar ragii ka mid ah oo ku dhaaranaya in Tolku yahay gaalo ayaan arkay. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^A&T & Xiin, my rule of thumb is, nin reerka ah oy lawya-kuustu amaaneyso "heedhe wacadle waa nin caqli badan" waan ka cararaa. Ninkaas farbaa kugodan......

 

 

ps. hadaladiisii waxaa ka mid ahaa PL jabhad ogeenya xoreysa ma noqon karto

Waa siduu A&T kuu sheegey e, ninku xaqiiqada kuuma sheegi balse wuxuu tuhmayey inay dhagahaaggu maqlaanbuu kuu sheegey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

:D:D Yes, that and gabadh suxul-baruur ah oo nin Mahad la yidhaa oo rer-dhagaxbur ah qabi jiray. Mar aan Wardheer ku arkay oo lagu yidhi ninkan ayey ninkaagi is yaqaanaan, ayey i waydiisay "War hedde, walaal, Mahad ma taqaan?" haa ayaan ku idhi. Sidaan wax kale uga dhawrayey unbay tidhi " aloow bala ma aha" (wax baan yar qarinayaa here). :D:D

 

Mid kaloo jaadle ah isaguna wuxuu iigu dhaartay in gabadh rer-bari ah uu ganacsi ka dhaxeeyey uu ku yidhi bari subaxii waan kalahayaaye ilaa fiidkii yaan xaafada kugu soo mari aynu xisaabtanee. Waxay igu tidhi buu yidhi "war fidkii waa nala dhabaaye ha noo imane, ila subaxa iska joog". :D Waa xadiis diciif ah kani oo ninka sheegay arinkani warar hore oo ku soo noqday way jiraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Belo. A&T waa A&T

 

Balaayaan kusoo xasuusiyey, ee waa maalin jimcaad ha i danbaajin

 

Almost I saw my self reciting the famous poem a certain Mudug man composed for his own male organ :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^sheekadu ma qabiil & 'sex' in laga sheekeeyey isu bedeshay?? :D

 

Ahmed madoobe jabkiisee xaad ka dhahdeen, Yaa Jamaacah??, kolley 'K' nimaad isu beheysateene! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Macno Yare, ma haddaad soo toostay.

 

Ahmed Madoobe ma jabin, wuuse jabi hadduusan ragga Sheekh Sharif raacin. Alshabaab waa hilib gows galay, si miyir leh baa findhicil loogu bixin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

 

Almost I saw my self reciting the famous poem a certain Mudug man composed for his own male organ
:D

Warka soo daa baan ku idhi waaryaa ,,,,, :D

 

 

gabaygaa waxbaa ka maqlay wuuse iga fakaday

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by xiinfaniin:

^^Macno Yare, ma haddaad soo toostay.

 

Ahmed Madoobe ma jabin, wuuse jabi hadduusan ragga Sheekh Sharif raacin. Alshabaab waa hilib gows galay, si miyir leh baa findhicil loogu bixin

^Qosol-gariirkii kaagama jeedo maanta, dareen miyaa la soo sheegay, Yaa Faqeehal Qabeelah? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Waxaan kaala hadlo baanan garanayn, M.

 

Nin qummaati u hadli kara ma tihid. Meel baa lagaa haystaa, meelay tahayba :D

 

 

Originally posted by Jacaylbaro:

waar way kala duushay ,,, horta inuu go' ku duuduubayay baan sii xasuustaa oo go'iina kala gooyay ,,,,
:D

Ma kastuumadaan xalay gaduu maanta kala gooyey,

Garba duub u hayntii miyyuu gacan i naafeeyey :D

 

Kaas maahayn, ee kani waa classic, weli qiso macruuf ah weeyye ee reer Mudugu aad u yaqaanaan

 

Waan 'r' ley ee ogow, waa xaraf adag :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^War naga tag

 

PM ka soo taan jabiyey maaha waagaan Aw Tusbaxle si haynay :D

 

Qisadaan kuu sheegayyaaye, markaad Garoowe ku noqotto ii mariyya dheh :D

 

Laba nin meel dhexaad ah midi gabyaa yahay ayyaa Galkacyo ka amba-baxay. Meel dhexe baa qorraxdu ugu dhacday, reerkii reer ugu dhawaa bay soo martiyyeen, labadii midkoo buu reer ka mida reerihisa noqday :D . Islaantiisii buu iska jaf-jaftay

 

Kii gabyaaga ahaa baa isna inta meelaha hayb hayb saday islaan uusan sanadoba u tegin meel ay ka dhaweyd ku dhaqaajiyey. waa uu usoo hoyday. Islaan ari badan bay ahayd inay neef u qasho bay diiday. Suu is yiri marka hore jaf-jaf ku day . Nasiib darro waxba waa iska waayey, oo xaaladu jiq bay ku noqotay. Inta carooday oo ardaagii islaanta yimi buu kiisii u gabyey :D

 

nuxurku gabaygiisu wuxuu ahaa: nacallaa kugu yaalle meesha iska tiiri oo ariga hanaloo qalee naf is geli :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this