Sign in to follow this  
GAAROODI

4 ONLF TERRORISTS SHOT DEAD BY GAAROODI RESIDENTS.

Recommended Posts

GAAROODI   

Warar aanu ka helnay Magaalooyinka Awaare Iyo Rabasso ayaa waxay noo xaqiijiyeen in Deegaanka La Yidhaa Garagarada oo u dhaw Degmada Awaare Ee Gobolka Somalida ee Ethiopia ayaa waxa ka dhacay Dagaal ay iskaga hor yimaadeen Dadka deegaanka ee Xoola dhaqatada ah ee Beelaha Gaaroodi iyo Kooxaa nabad-diidka ee ONLF maalintii doraad.

 

Dagaalkan ayaa waxa dadka xoolo dhaqatada ah ee deeganka weerar ku soo qaaday kooxo aad hubaysan oo ka tirsan Kooxda Nabad-diidka ah ee ONLF, dagaalkan ayaa ka dhacay Garagarada ee Degmada Awaare Waqooyi Bari kaga Beegan koonfurna kaga beegan deeganka Sugumaha ee Rabasso.

 

Dagaalkan oo socday muddo Saacado ah ayaa sababay Dhimashada Hal Ruux iyo mid dhaawac fudud ah Dhinaca Dadka Deegaanka, halka Dhimashada Dhinaca kooxda nabad-diidka ah ay goobtii dagaalka kaga tageen Afar mayd ah iyo mid dhaawac ah oo nolol lagu qabtay , iyaga oo khasaaraa intii kale ee soo gaadhayna ay hore u sii qaateen markii ay jabeen lana ogayn inta uu gaadhsiisan yahay khasaarahaasi dimasho iyo dhawaac labadaba .

 

Dhimashada ninka deegaanka ayaa naloogu sheegay magaciisa in la yidhaa Dhegasoog Seeraar.

 

Mo Yusuf

 

Hargeisa

 

ToggaHerer

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Gaaroodi sxb does every residents of k5 have weapon's horta? i think it's important they have weapons to protect themself's from intruders such as the Nabad-diid folks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SeefTa   

ILAAHAY HA U NAXARIISTO DADKA KU DHINTAY

DAGAALKAAS..SOMALI FIGHTING SOMALI

IS AYAAN DARRO..LAAKIIN.."NABAD-DIID"?..

WHOSE NABAD ARE THEY AGAINST?..ETHIOPIA'S?..

THEREFORE ANYONE WHO IS AGAINST

ETHIOPIA, TRANSLATES

INTO AN ENEMY OF S-LAND ASWELL?..

 

WHAT'S THE LOGIC BEHIND "NABAD-DIID"?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jibreel   

ONLF is but a freedom fighting band of warriors whose only sole criteria is to free themselves from the oppression that they and their people(general somalis) are subjected to by the filthy Tigre regime of Ethiopia.

 

Having said that,how does one label them as ''nabad diid'' or has the term become a coinage that is only associated to people who fight for their sovereignty?

 

In time,perhaps the master and the slave shall be worn out and in time,perhaps the will of the people shall prevail.

 

My condolences to the family of the victims,victory to ONLF and victory to any other oppressed people,any where in the world.

 

Jibreel.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Jibreel, nobody can deny this ONLF can be troublemakers attacking innocent civilians like the recent gabbel incident.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Originally posted by The Zack:

So if this Gaaroodi guy's tuulo is in Western Somalia why does he always claim he is a Somalilander? Yaabkaa yaabiiisa.

the Hawd somalilanders qualify as somalilanders, Dual Citizenships. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by Ducaysane_87:

quote:Originally posted by The Zack:

So if this Gaaroodi guy's tuulo is in Western Somalia why does he always claim he is a Somalilander? Yaabkaa yaabiiisa.

the Hawd somalilanders qualify as somalilanders, Dual Citizenships.
:D
Define "Somalilander"?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Somalilander ( meaning anybody who's ancestral roots are from former british somaliland ( present day somaliland) be it any tribe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

So Somaliland belongs to specific clans. Cool, thanks for the clarification because in the real world citizenship is not based on "ancestral roots".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

dude it's the same with israel any jewish wherever they are qualify as israeli citizens.

 

 

also non somaliland people can regain somaliland citizenship if they abide by the laws of the country 5 - 8 years, so it means somaliland is also open to others who are looking for somaliland citizenship.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this