Sign in to follow this  
Taleexi

One more thing on Pr. Farole's plate

Recommended Posts

Taleexi   

Dagaal Qadhaadh oo ka socda Gobolka Bari

 

Warar aad loogu Kalsoonyahay oo aanu ka helayno dad War Gal ah ayaa sheegaya in Saaka barqadii uu Dagaal dhexmaray Laba Beelood oo wada degan Bariga Fog ee Gobolka Bari, Beelaha Dagaalamay ayaa Haatan Dagaal Faraha Looga Gubtay uu ku dhexmarayaa duleedka Magaalada Ufayn.

 

Xidhiidh dhanka Isgaarsiinta ah oo aan Goor dhawayd la samaynay ayaa waxa naloo sheegay inay dhimasho aad u badan tahay Halka dhawaacanu Cirka isku shareeray.

 

Odayaal dad Siyaasiyiin ah oo ka soo Jeedo Gobolka Bari ayaa saacadaha Fooda inaku soo haya ka Boqoolidoona dhanka Magaalada Dekeda leh ee Bosaaso kuwaasi oo u Qalab Qaatay inay Colaadi Damiyaan.

 

Madaxwayen Faroole oo Haatan Jooga Magalaada Garoowe ee uu Asal ahaan ka soo Jeedo ayaa waxa uu ku Mashquulsan yahay La Kulanka Hay"adda Mashaariicda Bixiya Halka Beelo Walaalo ah Markii labaad Dagaal dhexmary.

 

Guud ahaan Deegaanka UFayn ee Dagaalkaasi ka socda Wakhtigan ayaan ah meel Buuray u Badan oo ay Adag tahay in Xog Faah Faahsan Laga Ogaado.

 

Source: Dhahar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Faahfaahin ka soo baxaysa Dagaalada ka socda Degaanka G/Bari ee Magaalada Ufayn

 

Ufayn:-Wararkii ugu dameyey ee Degmada Ufayn duleedkeeda ee Dagaalka Xoogan ku dhexmaray 2belood oo Agagarkaasi ku maransanaa Mudo dheer ayaa Waxaa laga Helayaa Warar Xaqiiqo ah oo Cadaynaya Tirada Dhimashada dagaalkaasi ka dhalatay iyo Dhaawac Weliba Farabadan oo Halkaasi ilaa galabta ay soo kala gaarey kooxahaasi.

 

19Qof ayaa dhintay mudo 12Sacadood ah,Waxaana Dagaalkaasi ku dhaawacmay in ka badan 25Ruux oo ka soo kala Jeeda 2Docood,Waxaa Dagaalkani uu ahaa Gurmad Xoogan mid ay isgu fidyeen 2Docood Iyadoo lugu arkayey Goobta Dagaalka Gawaari tignikooyin ah oo ay ku Rakibanyihiin Qoryaha Bikaamka iyo Zuuga.

 

Dagaalkan oo dhexmaray 2Belood ee ****** iyo ************ ayaa ah Wax Aad looga Naxo marka la Fiiriyo Sida ay uga Gaabisay Xukuumada Maamulka Puntland Heshiisiinta Dadkan walaalaha oo hore uu dagaalkoodu uga kacay Xiisad Coladeed oo ka dhalatay dhul ay isku qabsadeen.

 

Maxamed Axmed Ciise

 

Radio Dhahar

 

[ August 15, 2009, 01:21 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

It’s comforting to know however these skirmishes as bad as they are represent apolitical conflict and it can with an adequate attention from the government be settled.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

This is really sad but why do they have to fight?

They are brothers killing each other for no reason. Also they are not only destroying innocent lives, but are also betraying the values of the faith they claim to reprent Subhan Allah.Islam strictly condemns the use of violence against innocent lives.

 

They need to stop fighting, and the Farole government should maintain peace and stability in the region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this