Sign in to follow this  
General Duke

A new alliance for A/Yusuf's election includes a Somalilander

Recommended Posts

C/llaahi Yuusuf, Xuseen Maxamed Ceydiid, Maxamed Dheere, Xasan Abshir Faarax, Buubaa,Sh. Aadan Madoobe, iyo kuwo kale oo ku bahoobay isbahaysi cusub oo qarsoodi ah.

Nairobi

 

 

Waxaa soo shaacbaxay isbaheysi si qarsoodi ah loo dhisay oo u jeedadiisu tahay in jagada madaxweynaha Soomaaliya aanay dhaafin hogaamiyayaal is baheystay oo u badan kuwii SRRC-da ayna ka mid yhiin xubno ka mid ahaa TNG-dii burburtay.

 

Hogaamiyeyaasha kala ah C/llaahi Yuusuf Axmad, Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere), Xuseen Maxaled Faraax (Ceydiid), Imaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa),C/dalla Deerow ***** , Sh.Aadan Maxaled Nuur (Sh.Aadan Madoobe) C/siis Xaaji Yuusuf iyo xubno kale ayaa ku jira isbaheysigan oo in muddo ah jiray, waxaana jagada madaxweynaha u Sharaxan afarta ugu horeysa.

 

Isbaheysigan oo leh guddi farsamo oo codadka u raadiya una ololeeya xubnaha isbaheysigan ayaa ku heshiiyey in marka loolanka jagada madaxweynaha la wada galo ay ugu shubaan shaqsiga ugu cod bata ee wareegyada ugu dambeeya u gudba, inkastoo ay ku guul dareysteen Gudoomiyihii Baarlamaanka ayay iminka rajo weyn ka qabaan inay heli doonaan jagada madaweynaha soomaaliya ee 5-ta sano ee soo socota.

 

Isbaheysigan oo markii ugu horeysay soo if baxay ayaa ahaa midkii ka dambeeyey in dib loo dhigo xilliga doorashada madaxweynaha Soomaaliya lana gaarsiiyo ilaa 10.ka bisha Octoper, si ay dib usugu abaabulaan.

 

Waayahan dambe ayaa waxaa ka socday olole noocyadaan oo kale ah magaalada Nairobi oo ay ka wadaan hogaamiyeyaasha jagadoonka ah.

 

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho

 

cabdishakuur@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cadow: Aniga Iyo C/laahi Yuusuf Heshiis Ayaan Ku Nahay In Aan Xilalka Ugu Sareey

 

Md C/llahi Axmad Caddaw oo ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynenimada ee shirka Soomaalida Kenya ayaa ku dhawaaqay in uu ku kalsoonayahy naftiisa rajana ka qabo in uu ku guulaysan doono xilkan muhiimka ah .

 

Md Caddaw ayaa maanta daboolka ka qaaday mar uu u waramayey Idaacadda Banaadir ee xarunteedu Muqdisho tahay in dawladda cusub uu saldhig uga dhigayo Muqdisho gaar ahaan goobihii xarumaha u ahayd dawladii hore ee kacaanka.

 

Md Cadow wuxuu intaa ku daray in aysan marnaba dhici doonin dawladdu in ay marti noqoto amaba ay hanan weydo haddiiba uu ku guulaysto in ay degto Villa Soomalaiya iyo golihii shacabka Soomaaliyeed.

 

"Anigu haddii aan ku guulaysto xilka madaxwaynenimada waxa aan degayaa Villa soomalaiya baarlamaankuna waxa uu degayaa xaruntoo golaha shacbiga ,Caydiidna wuu ku qancayaa arrinkaa oo wuu wareejinayaa ilaah idinkii waana guulayusanayaa" ayuu yiri mr Caddaw .

 

Cadow wuxuu kaloo xusay in isaga iyo Col C/llaahi Yuusuf Axmad ay heshiis ku yihiin in ay xilalka ugu sareeya kala qabtaan tageeerada ugu badana ee xildhibaanadana uu ka haysto Puntland kuwa ka soo jeedo .

 

Murashaxiinta xilkan oo ay ugu cadcadyihiin Caddaw, Col C/laahi Yuusuf, Qanyare, Faarax Siindiko iyo C/qaasim Salaad ayaa dhamaantoodba waxa ay ka wadaan madasha shirka Soomaalida ee Kenya olole ay ku doonayaan in ay ku helaan codadka xildhibaanada oo la sheegayo in beec (for sale) uu ku socdo oo waliba la isku fallisayo lacagaha.

 

Arrinkaas oo dadka intiiba badan fool xumo ugu muuqda ayaa rajo xumo ku keenaya in xildhibaan matalaya ummad dhan codkiisa uu ku iibiyo shilimaad laga yaabo in uusann la soo dhaafin madasha shirka soomaalida ee Kenya.

 

C/llaahi Khadar, goobjoog, Muqdisho

Budbud33@hotmail.com

 

......................................................................

 

Otali so much for Jama Ali, even though I think Adow is just talking, however do you see how you don’t hear Abdullahi saying anything about Adow or A/qasin or anyone else, that’s called confidence :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

as long as Buubaa convinces as many of his tribe to vote for Cabdulahi Yusuf,

nothing is for free sxb...

 

I heard the bidding started from $1000 and now it is somewhere in between $15000-$20,000 grand. Buubaa and his junta are there for good deals.

 

 

Money Talks, as they say, in many ways- may I add.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaanka, just tell the Somalilanders, we Puntlanders got money. But we don't like beggers

Sxb, Somalilanders do have money too, but these are not Somalilanders, they are opportunists. They represent no one, everybody knows that. If they can make richiest, well business comes in all shapes and forms. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalilanders my ***

 

they are political prostitutes pure and simple,

normaly my policy is to ignore this oldest profession, but this is the affairs of the state and they should be tryed for treason.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xarago   

Originally posted by Mr WD:

General Jaamac Yare's maternal clan is that of Sanaag Bari, so he had the luxury to get fast promotions by his uncle in Hargeysa over the others.

Xaasha...! Habarey habar mey tagtey arrinti.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Otali, now you doubt General Mohamed Abshir Muse? My oh what has this world come to. The man praises little Adow as something special and insults the fisrt Somali General :D

 

Oh it is wonders, this boy belives that Jama Ali will win something oh my, the sdame man who was houting Morgan will dies in 48 hours, is a week and no sign of Morgans demise :D

 

Brother give us a break there will be no government without A/Yusuf and no Somalia without Puntland ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cadow: Aniga Iyo C/laahi Yuusuf Heshiis Ayaan Ku Nahay In Aan Xilalka Ugu Sareey....Give me a break will you Otali icon_razz.gif

 

Md C/llahi Axmad Caddaw oo ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynenimada ee shirka Soomaalida Kenya ayaa ku dhawaaqay in uu ku kalsoonayahy naftiisa rajana ka qabo in uu ku guulaysan doono xilkan muhiimka ah .

 

Md Caddaw ayaa maanta daboolka ka qaaday mar uu u waramayey Idaacadda Banaadir ee xarunteedu Muqdisho tahay in dawladda cusub uu saldhig uga dhigayo Muqdisho gaar ahaan goobihii xarumaha u ahayd dawladii hore ee kacaanka.

 

Md Cadow wuxuu intaa ku daray in aysan marnaba dhici doonin dawladdu in ay marti noqoto amaba ay hanan weydo haddiiba uu ku guulaysto in ay degto Villa Soomalaiya iyo golihii shacabka Soomaaliyeed.

 

"Anigu haddii aan ku guulaysto xilka madaxwaynenimada waxa aan degayaa Villa soomalaiya baarlamaankuna waxa uu degayaa xaruntoo golaha shacbiga ,Caydiidna wuu ku qancayaa arrinkaa oo wuu wareejinayaa ilaah idinkii waana guulayusanayaa" ayuu yiri mr Caddaw .

 

Cadow wuxuu kaloo xusay in isaga iyo Col C/llaahi Yuusuf Axmad ay heshiis ku yihiin in ay xilalka ugu sareeya kala qabtaan tageeerada ugu badana ee xildhibaanadana uu ka haysto Puntland kuwa ka soo jeedo .

 

Murashaxiinta xilkan oo ay ugu cadcadyihiin Caddaw, Col C/laahi Yuusuf, Qanyare, Faarax Siindiko iyo C/qaasim Salaad ayaa dhamaantoodba waxa ay ka wadaan madasha shirka Soomaalida ee Kenya olole ay ku doonayaan in ay ku helaan codadka xildhibaanada oo la sheegayo in beec (for sale) uu ku socdo oo waliba la isku fallisayo lacagaha.

 

Arrinkaas oo dadka intiiba badan fool xumo ugu muuqda ayaa rajo xumo ku keenaya in xildhibaan matalaya ummad dhan codkiisa uu ku iibiyo shilimaad laga yaabo in uusann la soo dhaafin madasha shirka soomaalida ee Kenya.

 

C/llaahi Khadar, goobjoog, Muqdisho

Budbud33@hotmail.com

 

 

You dont hear Abdullahi chatting Bul like me an Adow we are in agreement :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qaar ka mida Siyaasiyiinta u Sharaxan Jagadda Madaxwaynanimadda Somalia oo billaabay inay yeeshaan Iskaashi.

Posted to the web 20-09-2004

 

Siyaasiyiinta u Sharaxan Madaxwaynanimadda Somalia ayaa billaabay inay samays

taan Isbahaysiyo ay ku doonayaan inay isaga kaashadaan Loolanka Madaxwaynan

imadda Somalia.

 

C/laahi Yuusuf Axmed, Xuseen Maxamed Caydiid, Maxamed Dheere, Ismaaciil Maxam

uud Hurre Buubaa oo dhamaantood u sharaxan Jagadda Madaxwaynanimadda Somalia ayaa billaabay olole ay isaga kaashanayaan Tartanka Madaxwaynanimadda Somalia. Waxaana ay samaysteen Guddi wadajir ah oo ka shaqayn doona qaabkii ay u wada shaqayn lahaayeen Siyaasiyiintan u wada sharaxan Madaxwaynanimadda Somalia.

 

Xasan Abshir Faarax oo Xubin ka ah Guddiga ay Siyaasiyiintan magacawdeen ayaa sheegay inay ka shaqayn doonaan qaabkii Codadka ay isku siin lahaayeen Musharix

iintan. Waxaana uu sheegay in Siyaasiga ugu codka bata Wareega Koowaad ay siin doonaan Codkooda Musharixiinta Madaxwaynanimadda Somalia.

 

Xasan Abshir Faarax waxa uu sheegay in Jagadda Madaxwaynanimadda ay ku dadaali doonaan inaysan dhaafin Siyaasiyiintan u sharaxan Jagadda Madaxwaynanimadda Somalia ee samaystay Isbahaysiga. Wuxuuna sheegay inay Siyaasiyiintan ay taageero wayn ka dhex haystaan Baarlamaanka Federaalka Somalia.

 

Siyaasiyiintan oo dhamaantood u wada tartamaya Hal Jaggo ayaan la ogayn sida

uu Heshiiskoodu meel mar u noqon karo. Waxaase la aaminsan yahay in haddii ay iskaashadaan inay suuragal tahay in midkood uu ku soo baxo Jagadda Madaxwayn

animadda Somalia.

 

Cabdi Casiis M. Guuleed “Afrikaâ€

Somaali.com - Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Otali, you must be drinking from the same cup as Inda Cade for Morgan is nearer to Kismayu than he ever was and Inda Cade is hiding out in Marka.

 

The Mogadishu group got battered, the RRA are held up in Buale and Kismayu's occupiers are in shock, :D

 

And regarding Sool stop claiming no one takes you seriously. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this