Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Isqorid aan loo dirsan

Recommended Posts

Xornimada_Mareykanka_2.JPG

 

Munaasibada dabaaldega maalinta xorrnimada Maraykanka oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa iyo dhalashada ururka Hanad oo soo qaban qaabiyay

 

Xaflad aad u balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen urur la yidhaahdo Hanads ayaa ,xalay lagu qabtay Hotel Dalxiis ee magaalada Hargeysa, xafladan oo ahayd dabaal dega sanad guuradii 232 ee ka soo wareegtay markii ay xorrnimada qaateen wadanka Maraykan iyo waliba ku dhawaaqista ururka Hanad ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid ahaayeen Agaasimaha guud ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Md Maxamed Muuse Oday, Xildhibaano Ibraahim Mahdi Buubaa, C/raxmaan Cismaan Caalin, Axmed Cabdi Kijaandhe, qaar ka mida qurba jooga degan wadanka Maraykanka, madaxa hay`ada EDC iyo marti sharaf kale oo badan

 

Hada ugu horayn waxa halkaasi ka hadlay Xildhibaan Buubaa, oo sharaxaad ka bixinayay qaabka ay u abaabuleen iyo sababta ay u sameeyeen,
in ay tahay sannadguuradii 232’aad ee ka soo wareegtay markii ay Gobolada Maraykanku midoobeen, isla markaana ay maalintan oo ay u arkayeen mid muhiim ah
[What a contradiction! La midowga Soomaalida walaalahooda diidan qaarkood, yet...
:D
] ay ku beegeen ku dhawaaqida Urur cusub oo lagu magacaabo HANAD, oo sida uu sheegay Xildhibaanku uu xubin ka yahay, isla markaana ay ku jiraan Qurbajoog badan oo ku nool Waqooyiga Maraykanka. Xafladan ayaanay ka muuqan Masuuliyiin fara badan. “
Waxaanu ka cudurdaaranaynaa in aanay Hay’adihii Maraykanka halkan ka joogay ee aanu ku martiqaadnay xafladan qaar ka mid ahi kama soo qaybgelin, sida USAID oo kale
,” ayuu yidhi Xildhibaanku. [Daadis ayaa la dhahaa waxaas.
redface.gif
]

 

Md. Buubaa, waxa uu muujiyay sida dareen ahaan in Xafladani aanay ugu dhicin sii ay doonayeen, balse waxa uu sheegay in uu ku rejo weyn yahay in sannadaha soo socda ay noqoto mid weyn. “Maalintani way inagu cusub tahay, oo idinku wuxuun baad taqaanaan 18 May iyo 26 June, balse caawa waxaynu xusaynaa maalintii midawga Maraykanka, oo ku beegan 4-ta Julay. Waaxaanan rejaynaynaa in Xaflada tan ka dambaysaa ay intan ka waynaan doonto, aniga oo dawlada Maraykan xasuusinaya in ay Somaliland hoos u eegto.”

 

Xildhibaan Maxamed Axmed Kijaandhe, oo isna ka tirsan Golaha Wakiillada, oo halkaa hadal ka jeediyay ayaa soo dhaweeyay Ururkan cusub ee lagaga dhawaaqay Xafladaasi, oo uu ku sheegay mid baahiyaha dhinaca bulshada wax ka tari kara.

 

Sidoo kale, Masuul u hadlay Hay’ada Maraykanka ah ee EDC, (Dr. Siciid) ayaa ku dooday in Xuskani yahay mid qiimo weyn leh. “Inagu waxaynu isleenahay waxani wax wayn maaha, oo dad tiro yar ayaad tihiin. Laakiin Xuskaa yar ee aynu caawa isugu nimo ilaa Safaaraddii Maraykan ee Nayroobi ayaa laga ogyahay.” Ayuu yidhi masuulkaasi.

 

Waxa kale oo iyaguna Munaasibadaa ka hadlay Guddoomiyaha Ururka cusub Mr. Axmed Maxamed Diiriye iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Maxamuud Xuseen Muuse oo xubin ka ah isaga laftiisu Ururkan la yimi qorshaha ku cusub dadka reer Somaliland. “Ururkan wakhti hore ayaa loo baahnaa, waxaanu qayb laxaadle ka qaadan doonaa is dhex-galka bulshooyinka ku kala nool Wadamada kala duwan ee Dunida.” Ayuu yidhi Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranku.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ What is wrong with celebrating your adopted country's independence day?

 

I mean, I wouldn't mind organising an Australia Day in Hargeisa with my fella Aussie landers and toss out some footy in the dusty streets as well. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cara.   

^I would agree, if it was any other adopted country but America.

 

That's just so... gauche.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Waxaanaa isqodhid bilaa liis to the max lagaa dhahaa ama waalaga dhaqaaqaa!!!Eesh calaa isqodh dee walaal...

 

Toloow, did they celebrate Canada Day too? Or better yet, did they celebrate their next door neighbors' independence day, whom they share with: diin, dhaqan, sinjiyad, and etc?

 

Ummm, Chinese New Year's celebration anyone? :D Oops ilaa kaas waala soo dhaafay, but Peru's independence day is coming up pretty soon!!! :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

miskiin

 

you are acting like those youngsters that use anything they see on the net to as propaganda against JSL. tut tut tut

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Waxaanu ka cudurdaaranaynaa in aanay Hay’adihii Maraykanka halkan ka joogay ee aanu ku martiqaadnay xafladan qaar ka mid ahi kama soo qaybgelin, sida USAID oo kale

Well USAID is no political organisation, and has nothing to do with celebrations, maybe that is why they didn't attended!

 

 

I could understand if USAID or any other US organisation organising this kind of xaflad then reer Hargeisa attending it, but it is the other way round.

 

 

This whole thing seems odd, this article needs to be verified smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Another example of Somalis getting their priorities wrong. I do detect a hint of hypocracy by the commentators but thats another discussion.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Is qoriddan eegga meysan bilaaban. Don't you remember when some in Somalia were holding cermonies to remember the dead British soldiers?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Qudhac:

miskiin

 

you are acting like those youngsters that use anything they see on the net to as propaganda against JSL. tut tut tut

For what? Maxaa barabagaandha laga qoraa Soomaali isma dhaantee, oo dhashood wada ahee. Qoraalka just iga yaabiyey, wax kale ma'ahee. Dad aan loo dirsan meel isku cariirinaayo, and of all things, talkng about unity and midnimo wanaagnimada ee leedahay concerning dad aanan waliba daris ahayn, while at the same time advocating the disunity of their own people. That alone ayaa yaab ah.

 

And they are not, from what I understood from the qoraal, Soomaali Mareykan ka yimid. Waa dad iska camiranaayo, taloow laaluu$h iyo hunguri raadis mee ahayeen? You never know.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

miskiin

 

horta ninyow ma bilaa dhiig baad tihiin, dont you ever get the message we dont want you or your midnimo stick it where the sun dont shine my brothers are somalilanders and thats it, thats the only people i consider my people and that goest for most landers dadku hadaanay ku rabin miyaad isku khasbi.

 

 

calaacal iyo baroorta iska dhaaf ilaahay dad buu idinka dhigee wax qabsada.

 

it hurts i know but thats the honest truth. waxba yaan been laguu sheeging about walaaltinimo and baroor

Share this post


Link to post
Share on other sites

Could it be that because the US are the current superpower in the world, if one (in this case SL) remembers and celebrates the independence of the mother of freedom, as they claim, this could maybe give a push to SL's claim for Independence to be recognised? Just a thought.

 

It is ridiculous. If a bunch of Landers who are citizens of the US have put this together in a sort of private way or something, it would have been kinda chewable, do you understand what I mean, but this.....NO! Irrational.

 

There are somali kids who would have apprciated that food if they would have offered to them instead of wasting it celebrating US's July 4th.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this