Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland vice president arrives in laascanood pics

Recommended Posts

Wafdi uu hogaaminayo Madaxwene ku xigeenka Somaliland ayaa soo gaadhay Magaalada Laascaanood + Daawi Sawiro

Posted to the web on Jun 21

 

S

 

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka somaliland axmed yuusuf yaasiin oo isugu jira wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno iyo xubno aad u tira badan oo ka mida xisbiga talada dalka haya ayaa saaka subaxnimadii soo gaadhay magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool waftigaasi oo ay ka mid ahaayeen wasiirka gaashaandhiga , wasiirka arimaha dibeda ,wasiirka warshadaha iyo xubno badan oo ka mida xisbiga talada haya ee udub.

 

 

 

 

 

 

 

 

Waftigan oo 7aadkan safaro kala duwan ku marayay gobolada somaliland ayaa si hersare ah loogu soo dhaweeyeynayay goobihii ay safarkooda ku soo kala bixinayeen oo ay ka mid ahaayeen burco, caynabo oo uu madaxweynaha siomaliland uu xadhiga kaga jaray bangi cusub kuna hakadeen halkaasi habeenimadii xalay waxayna saaka usoo kici timeendhanka magalada lascanod iyagoo soo maray deegaanada ,oog,guumays,yagoori adhicadeeye,canjiid iyo xargaga waxana uu madaxweynuhu ku hakaday maanta oo ku beegan maalinkii u danbeeyey ee xisbiga udub uu ku lahaa ololaha doorashada magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool halkaasi oo loogu soo dhaweeyey si heer sare ah oo aan loo kala hadhin odayaal dhalinyaro wayeel iyo dumar.

 

 

 

 

 

 

 

 

Dhanka kalena maamulka gobolka sool ee somaliland oo ay ka mid ahaayeen gudoomiyaha gobolka sool faarax askar xusein iyo Waftigiisa kaga hortagay tuulada guumays oo dhanka waqooyi ee magalada lascanod ah una jirta hilaadi 80 kiilo mitir waxayna waftigii uu hogaaminayay madaxweyne ku xigeenka somaliland u soo gelbiyeen dhanka iyo magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool waxayna waftiga iyo maamulka Gobolka sool ba ay hakadyo ku samaynayeen salaamo kala duwana kaga qaadanayeen dadyawgii taageeraha u ahaa xisbiga udub oo ay halkaasi ereyo kooban uga soo jeediyeen.

 

 

 

 

 

Ilaa iyo boholaha xargaga oo magalada laascaanood dhanka waqooyiya una jirta hilaadii 10 neeyo kiiloo mitir ayaa taageerayaasha xisbiga udub ay safnaayeen iyagoo lulaya calanka jamhuuriyada somaliland iyo astaanta xisbiga udub iyagoo dadkuna ay ku dhawaaqayeen halku dhigyo ay ku taageerayeen xisbiga udub.

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxay waftigu kolkii ay soo gaadheen magaalada lascaanood u gudbeen hotel xamdi oo isagu ahaa halkii ay xafladu ka dhacaysay oo ay isugu yimaadeen badiba shacbiga magalada lascanod halkaasi oo madaxweyne ku xigeenka iyo xubnaha kala duwaan ee waftigiisa ku weheliyaan ay hadalo kooban uga soo jeediyeen hadalo kooban oo ay ku boorinayaan shacabka magalada gaar ahaana taageerayaasha xisbiga UDUB waxana madaxweyne ku xigeenka hadaladiisi ka mid ahaa "in ciyaarta taala somaliland laga soo laaday boorama hargaysa iyo burcona ay yihiin ciyaaryahanadii ku bada maamulay burcona ay ay u soo laadey dhanka gobolka sool magaladiisa laascaanood dhaliyaha somaliland na ay tahay laascaanood ee reer laascaanoodoow diyaar ma u tihiin inad dhalisaan goolka kubadana ku hubsataan shabaqa waxaa inoo balana inaad codkiina sii buuxda usiisaan udub.

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxa kale uu ku dheeraadey mudane axmed yuusuf yaasin waxqabadka xisbiga udub ee talada dalka haya uu ka sameeyey gudaha dalka waxana uu shacabka ka codsadey inay jiraan hawlo aad u tiro badan oo u qabyo ah iyo balanqaadyo caalamiya oo ay ka haystaan beesha caalamka marka walaalayaal hormar gacanteenuu ku jiraa ee ha inaga gaagixinnina waxadna xasuusataan hadii hada talada uu la wareego xisbi kale hawshu waxay ka soo bilowmaysaa meel aad u hooseysa ee hadaynu kala badhka taaganahee aynu hore usocono gadaalna ha inoo celinina shacabkayagoow masiirka iyo mustaqbalka somaliland na waxa uu ku jiraa gacantiina ee walaalayaal u hiiliya dalkiina oo doorta xisbiga udub oo isagu habayaraatee aan wax qabyaalad iyo cunsuriyadi aysan mabda, u ahay xisbiga udub na waxa uu hayaa wadadii aynu hormarka ku gaadhi lahayn ee fadlan codkiinu ha ahaado udub

 

 

 

 

 

Gaba gabadii xaflada ayaa waxaa halkaasi kalmado aad uqiimo badan ka soo jeediyay madaxweyne ku xigeenku oo uu ku dhiiri gelinayay taageeradiisa run ahaantiina soo jiidatay qofkasta oo reer somaliland ah.

 

 

 

 

 

 

 

 

hadaladii waftiga iyo wasiirada ka dib ayaa madaxweyne ku xigeenku soo xidhey xafladii lagu xusayay maalinka u danbeeyey ee uu xisbiga udub ku lahaa ololaha doorashooyinka qaranka ee fooda inagu soo haya Kadib Madaxweynaha ku xigeenka Somaliland Ayaa Galabnimadii maanta ka anba baxay magaalada laascaanood isagoo usii jeeda dhanka iyo magaalada hargaysa.

 

 

DSC01575s.JPG

 

DSC01599.JPG

 

DSC01590.JPG

 

 

DSC01593.JPG

 

20100620072550.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

War deg deg ah:Madaxwayne kuxigeenka JSl Axmed Yuusuf Yaasiin oo soo gaadhay magaalada Laascaanood

 

 

waftigan oo 7aadkan safaro kala duwan ku marayay gobolada somaliland ayaa si hersare ah loogu soo dhaweeyeynayay goobihii ay safarkooda

 

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka somaliland axmed yuusuf yaasiin oo isugu jira wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno iyo xubno aad u tira badan oo ka mida xisbiga talada dalka haya ayaa saaka subaxnimadii soo gaadhay magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool waftigaasi oo ay ka mid ahaayeen wasiirka gaashaandhiga , wasiirka arimaha dibeda ,wasiirka warshadaha iyo xubno badan oo ka mida xisbiga talada haya ee udub.

 

 

waftigan oo 7aadkan safaro kala duwan ku marayay gobolada somaliland ayaa si hersare ah loogu soo dhaweeyeynayay goobihii ay safarkooda ku soo kala bixinayeen oo ay ka mid ahaayeen burco, caynabo oo uu madaxweynaha siomaliland uu xadhiga kaga jaray bangi cusub kuna hakadeen halkaasi habeenimadii xalay waxayna saaka usoo kici timeendhanka magalada lascanod iyagoo soo maray deegaanada ,oog,guumays,yagoori adhicadeeye,canjiid iyo xargaga waxana uu madaxweynuhu ku hakaday maanta oo ku beegan maalinkii u danbeeyey ee xisbiga udub uu ku lahaa ololaha doorashada magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool halkaasi oo loogu soo dhaweeyey si heer sare ah oo aan loo kala hadhin odayaal dhalinyaro wayeel iyo dumar.

 

 

Dhanka kalena maamulka gobolka sool ee somaliland oo ay ka mid ahaayeen gudoomiyaha gobolka sool faarax askar xusein iyo Waftigiisa kaga hortagay tuulada guumays oo dhanka waqooyi ee magalada lascanod ah una jirta hilaadi 80 kiilo mitir waxayna waftigii uu hogaaminayay madaxweyne ku xigeenka somaliland u soo gelbiyeen dhanka iyo magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool waxayna waftiga iyo maamulka Gobolka sool ba ay hakadyo ku samaynayeen salaamo kala duwana kaga qaadanayeen dadyawgii taageeraha u ahaa xisbiga udub oo ay halkaasi ereyo kooban uga soo jeediyeen.

 

 

Ilaa iyo boholaha xargaga oo magalada laascaanood dhanka waqooyiya una jirta hilaadii 10 neeyo kiiloo mitir ayaa taageerayaasha xisbiga udub ay safnaayeen iyagoo lulaya calanka jamhuuriyada somaliland iyo astaanta xisbiga udub iyagoo dadkuna ay ku dhawaaqayeen halku dhigyo ay ku taageerayeen xisbiga udub

 

 

Waxay waftigu kolkii ay soo gaadheen magaalada lascaanood u gudbeen hotel xamdi oo isagu ahaa halkii ay xafladu ka dhacaysay oo ay isugu yimaadeen badiba shacbiga magalada lascanod halkaasi oo madaxweyne ku xigeenka iyo xubnaha kala duwaan ee waftigiisa ku weheliyaan ay hadalo kooban uga soo jeediyeen hadalo kooban oo ay ku boorinayaan shacabka magalada gaar ahaana taageerayaasha xisbiga UDUB waxana madaxweyne ku xigeenka hadaladiisi ka mid ahaa "in ciyaarta taala somaliland laga soo laaday boorama hargaysa iyo burcona ay yihiin ciyaaryahanadii ku bada maamulay burcona ay ay u soo laadey dhanka gobolka sool magaladiisa laascaanood dhaliyaha somaliland na ay tahay laascaanood ee reer laascaanoodoow diyaar ma u tihiin inad dhalisaan goolka kubadana ku hubsataan shabaqa waxaa inoo balana

 

inaad codkiina sii buuxda usiisaan udub.

 

 

Waxa kale uu ku dheeraadey mudane axmed yuusuf yaasin waxqabadka xisbiga udub ee talada dalka haya uu ka sameeyey gudaha dalka waxana uu shacabka ka codsadey inay jiraan hawlo aad u tiro badan oo u qabyo ah iyo balanqaadyo caalamiya oo ay ka haystaan beesha caalamka marka walaalayaal hormar gacanteenuu ku jiraa ee ha inaga gaagixinnina waxadna xasuusataan hadii hada talada uu la wareego xisbi kale hawshu waxay ka soo bilowmaysaa meel aad u hooseysa ee hadaynu kala badhka taaganahee aynu hore usocono gadaalna ha inoo celinina shacabkayagoow masiirka iyo mustaqbalka somaliland na waxa uu ku jiraa gacantiina ee walaalayaal u hiiliya dalkiina oo doorta xisbiga udub oo isagu habayaraatee aan wax qabyaalad iyo cunsuriyadi aysan mabda, u ahay xisbiga udub na waxa uu hayaa wadadii aynu hormarka ku gaadhi lahayn ee fadlan codkiinu ha ahaado udub

 

 

Gaba gabadii xaflada ayaa waxaa halkaasi kalmado aad uqiimo badan ka soo jeediyay madaxweyne ku xigeenku oo uu ku dhiiri gelinayay taageeradiisa run ahaantiina soo jiidatay qofkasta oo reer somaliland ah.

 

 

hadaladii waftiga iyo wasiirada ka dib ayaa madaxweyne ku xigeenku soo xidhey xafladii lagu xusayay maalinka u danbeeyey ee uu xisbiga udub ku lahaa ololaha doorashooyinka qaranka ee fooda inagu soo haya Kadib Madaxweynaha ku xigeenka Somaliland Ayaa Galabnimadii maanta ka anba baxay magaalada laascaanood isagoo usii jeeda dhanka iyo magaalada hargaysa.

 

Source gabiley.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by Jacaylbaro:

Priceless ,,,,,,,,,,,,,,
:D

JB we have our friendly wager on whether Riyaale will show up or not! He still has time and i'll give him credit!

 

P.S these pictures of the vice-president can be of him anywhere!

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Vice president of Somaliland Received a nice warm welcome in the milky town called laascanood , he was welcomed with the flag of udub and also with the flag of Somaliland. , he is staying in xamdi Hotel , in laascanood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafdi uu hogaaminayo Madaxwene ku xigeenka Somaliland ayaa soo gaadhay Magaalada Laascaanood + Daawo

Warkii 21-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka somaliland axmed yuusuf yaasiin oo isugu jira wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno iyo xubno aad u tira badan oo ka mida xisbiga talada dalka haya ayaa saaka subaxnimadii soo gaadhay magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool waftigaasi oo ay ka mid ahaayeen wasiirka gaashaandhiga , wasiirka arimaha dibeda ,wasiirka warshadaha iyo xubno badan oo ka mida xisbiga talada haya ee udub.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waftigan oo 7aadkan safaro kala duwan ku marayay gobolada somaliland ayaa si hersare ah loogu soo dhaweeyeynayay goobihii ay safarkooda ku soo kala bixinayeen oo ay ka mid ahaayeen burco, caynabo oo uu madaxweynaha siomaliland uu xadhiga kaga jaray bangi cusub kuna hakadeen halkaasi habeenimadii xalay waxayna saaka usoo kici timeendhanka magalada lascanod iyagoo soo maray deegaanada ,oog,guumays,yagoori adhicadeeye,canjiid iyo xargaga waxana uu madaxweynuhu ku hakaday maanta oo ku beegan maalinkii u danbeeyey ee xisbiga udub uu ku lahaa ololaha doorashada magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool halkaasi oo loogu soo dhaweeyey si heer sare ah oo aan loo kala hadhin odayaal dhalinyaro wayeel iyo dumar.

 

 

 

 

 

 

 

 

Dhanka kalena maamulka gobolka sool ee somaliland oo ay ka mid ahaayeen gudoomiyaha gobolka sool faarax askar xusein iyo Waftigiisa kaga hortagay tuulada guumays oo dhanka waqooyi ee magalada lascanod ah una jirta hilaadi 80 kiilo mitir waxayna waftigii uu hogaaminayay madaxweyne ku xigeenka somaliland u soo gelbiyeen dhanka iyo magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool waxayna waftiga iyo maamulka Gobolka sool ba ay hakadyo ku samaynayeen salaamo kala duwana kaga qaadanayeen dadyawgii taageeraha u ahaa xisbiga udub oo ay halkaasi ereyo kooban uga soo jeediyeen.

 

 

 

 

 

Ilaa iyo boholaha xargaga oo magalada laascaanood dhanka waqooyiya una jirta hilaadii 10 neeyo kiiloo mitir ayaa taageerayaasha xisbiga udub ay safnaayeen iyagoo lulaya calanka jamhuuriyada somaliland iyo astaanta xisbiga udub iyagoo dadkuna ay ku dhawaaqayeen halku dhigyo ay ku taageerayeen xisbiga udub.

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxay waftigu kolkii ay soo gaadheen magaalada lascaanood u gudbeen hotel xamdi oo isagu ahaa halkii ay xafladu ka dhacaysay oo ay isugu yimaadeen badiba shacbiga magalada lascanod halkaasi oo madaxweyne ku xigeenka iyo xubnaha kala duwaan ee waftigiisa ku weheliyaan ay hadalo kooban uga soo jeediyeen hadalo kooban oo ay ku boorinayaan shacabka magalada gaar ahaana taageerayaasha xisbiga UDUB waxana madaxweyne ku xigeenka hadaladiisi ka mid ahaa "in ciyaarta taala somaliland laga soo laaday boorama hargaysa iyo burcona ay yihiin ciyaaryahanadii ku bada maamulay burcona ay ay u soo laadey dhanka gobolka sool magaladiisa laascaanood dhaliyaha somaliland na ay tahay laascaanood ee reer laascaanoodoow diyaar ma u tihiin inad dhalisaan goolka kubadana ku hubsataan shabaqa waxaa inoo balana inaad codkiina sii buuxda usiisaan udub.

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxa kale uu ku dheeraadey mudane axmed yuusuf yaasin waxqabadka xisbiga udub ee talada dalka haya uu ka sameeyey gudaha dalka waxana uu shacabka ka codsadey inay jiraan hawlo aad u tiro badan oo u qabyo ah iyo balanqaadyo caalamiya oo ay ka haystaan beesha caalamka marka walaalayaal hormar gacanteenuu ku jiraa ee ha inaga gaagixinnina waxadna xasuusataan hadii hada talada uu la wareego xisbi kale hawshu waxay ka soo bilowmaysaa meel aad u hooseysa ee hadaynu kala badhka taaganahee aynu hore usocono gadaalna ha inoo celinina shacabkayagoow masiirka iyo mustaqbalka somaliland na waxa uu ku jiraa gacantiina ee walaalayaal u hiiliya dalkiina oo doorta xisbiga udub oo isagu habayaraatee aan wax qabyaalad iyo cunsuriyadi aysan mabda, u ahay xisbiga udub na waxa uu hayaa wadadii aynu hormarka ku gaadhi lahayn ee fadlan codkiinu ha ahaado udub

 

 

 

 

 

Gaba gabadii xaflada ayaa waxaa halkaasi kalmado aad uqiimo badan ka soo jeediyay madaxweyne ku xigeenku oo uu ku dhiiri gelinayay taageeradiisa run ahaantiina soo jiidatay qofkasta oo reer somaliland ah.

 

 

 

 

 

 

 

 

hadaladii waftiga iyo wasiirada ka dib ayaa madaxweyne ku xigeenku soo xidhey xafladii lagu xusayay maalinka u danbeeyey ee uu xisbiga udub ku lahaa ololaha doorashooyinka qaranka ee fooda inagu soo haya Kadib Madaxweynaha ku xigeenka Somaliland Ayaa Galabnimadii maanta ka anba baxay magaalada laascaanood isagoo usii jeeda dhanka iyo magaalada hargaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Some people want to disturb the newly found peace in the Milky town and replace that orderly and peaceful demonstrations with anarchy and lawlessness.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

There was a video yesterday about this event it was aired on universal tv , it will be probably put on YouTube soon

We're still waiting!

Share this post


Link to post
Share on other sites

SOMALILAND: VP arrives in Las Anod as UDUB party tries to win votes in Sool

 

AINABA (Somalilandpress) — Vice-President Ahmed Yusuf Yassin and a high ministerial delegation have traveled to the disputed southern town of Las Anod on Monday to persuade potential voters in the Sool region.

 

Mr Yassin and senior ministers including the Foreign Affairs minister, minister of Defense, minister of Commerce and Industry arrived in the Sool provincial capital early Monday morning by road as the ruling UDUB party concluded it’s nationwide poll campaigns.

 

The delegation was warmly received by UDUB local branch leaders and large crowd of UDUB supporters. They were taken to one of the local hotels where Mr Yassin addressed his supporters. He called on the people of Sool to re-elect the ruling party and promised changes and reform in the region.

 

Mr Yassin was in the near by town of Ainaba on Sunday where he took part in a ribbon-cutting ceremony held for the inauguration of a new central bank branch by Somaliland Central Bank. This is the second branch in the area after Las Anod branch was inaugurated in mid-2009.

 

There has been shift in Somaliland politics in the past two weeks as each candidate tries to win enough votes in swing states such as Sool where many predict it will be the battleground.

 

Most analyst believe Sool will be a key swing state as each party already has it’s strong holds. Even though many predict, only small percentage of Sool region will cast their vote – it is worth remembering in the last presidential election the difference between the winning party and the run-up was less than 90 voters.

 

Two weeks ago, the Chairman of second opposition party UCID, Mr. Faisal Ali Warabe was warmly received in the town by local UCID branch officials and their supporters. However neither UDUB nor UCID has received the same reception during Kulmiye party campaign rally in the town. Las Anod could give Kulmiye slight edge over the two.

 

UDUB camp concluded it’s poll campaigns on Monday and today, the main opposition party will take to the streets to rally their supporters.

 

The elections are scheduled for June 26 which is the same day Somaliland marks it’s 50th independence anniversary.

 

Somalilandpress | Tuesday – June 22, 2010

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Oodweyne, look at the pics of large crowds in the Burao, Berbera, Hargeysa triangle, with video's and audio of speeches. Then look at these supposed pics of Lascaanood. It's quite shady! Also, notice the other pics are from a higher vantage point, while these pics are from ground level. It's just interesting their was extensive coverage of the triangle and there are none in LA.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

You just tell Xaji we are still waiting for him to produce the video!

 

You think people were born yesterday? Where you have shown dozens of video's and pics from rallies all over the triangle and very little in LA, nothing been photo-shopped, I just cant be certain that is actually LA! Also, where is Xabsaade? Let me guess, he doesnt have to be in all pics!

 

Anyways, it looks like I won the friendly bet with JB, because Riyaale is no where to be seen!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this