Sign in to follow this  
General Duke

Stop the conflict in Mogadishu NOW.....

Recommended Posts

nuune   

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, intii dagaalkan bilaa sababta ah ku dhimatey Ilaah ha u naxariisto.

 

 

qalbi bukka iyo dhib ka yeeray meel baa is og, cuqdad cimriyeesatey calool jileec ma taqaan, dadkaaga u diir nax daraja hel ayaa ku dhaafsiisa, daris walaalkaa ah dulmi iyo dagaal oogu ducee dadnimadey kaa saartaa.

Nuune

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaali aan waxba galabsan ayaa korkooda lagu kala gadanooyaa dhiigooda, sidii quraansho camalna u daadeen, and here we have dad afkooda leerinaaya, qosol dalac bilaashna ku darsaday.

 

Maxaa la dhihi jiray?

 

Afleershe?

 

Apathy Soomaalida dhexdeeda ma heerkaan bee gaaray?

 

Eebboow Xamar nabadeey. Dadka aan loo daganeen, iyagana aan deganeen magaaladaas ha iska qos qoslaan, koleey gartooda waaye.

 

dhawac1.gif

 

Taloow muxuu/maxee galabsatay?

 

dhawac.gif

 

dhawac2.gif

 

Taloow maanta waxaa la arkay dad Soomaali sheeganaayo hadana walaalahooda dhibaateysan aan loo aaba iyo hooyo yeelin ku jees jeesteenaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA, tragic pics man. I heard a four yearold speak on the Radio . She said I was shot, damn makes you wonder......

 

Horn, I ask you kidnly, dont reply to this individual he is neither here nor there...

Share this post


Link to post
Share on other sites
facklexm   

Originally posted by Suldaaanka:

"Stop the conflict in Mogadishu NOW..... "

 

in other words... Afku gobaadsi.
:D

 

Sxb Duke, we all know you are rejoicing it as much as Col. Yey is. Wonder why he remains silent?

Suldaaanka, the was irrelevant to this situation. I’m from Somaliland myself but i'm still deeply troubled by what’s happening in Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Very tragic indeed. May allah end the suffering of our fellow brothers and sisters in Mogadishu.

 

Duke sxb no need to post such gruesome pics.

 

Here is what the international media don't report on the city of 2 million+ residents.

 

Hay’adda FATXA oo la aasaasay sanadkii 1991-dii ayaa waxa ay markii ugu horeysay ka howlgashay xeryaha dadka soo barakacay isagoo halkaas ka fuliyay barnaamijyo la xiriira dhinaca caafimaadka, Tacliinta iyo Quudinta, maadaama xiligaasi ay dalka ka jirtay abaar aad u baahsan.

farx1.jpg

 

1992-dii ayaa Hay’adda FATXA waxay u wareegtay gobalka Sh/hoose, waxa ayna halkaasi ka bilowday barnaamijyo la mid ah middii ay ka fulin jirtay Magaalada Muqdisho.

 

1995-tii ayay Hay’adani ahayd middii ugu horeysay oo daqligelin ku sameysay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed si ay ugu maareeyaan noloshooda, maadaama Haweenka Soomaaliyeed intooda badani ay ahaayeen kuwo raggoodii iyo caroortoodiiba ku waxyeeloobeen dagaaladii sokeeye, waxayna hay’addu sheegtay in barnaaminkaani ay ka faa’iideysteen Haween aad u fara badan.

 

Hay’adda FATXA oo guddoomiye ay ka tahay Faadumo Xasan Diirshe ayaa waxay sheegtay in Hay’addooda ay waxbarasho ka bilowday xeryaha dadka soo barakacay, waxayna sheegtay in 15 carruur ah ay Hay’addu ka bixiso wixii tasiilaad ah oo ay uga baahnaayeen dhinaca waxbarashada waxayna Faadumo sheegtay in arrintaani ay gacan ku siiyeen dugsiga Al-Bilaad oo isagu ballanqaaday in carruurtaasi uusan ka qaadi doonin wax lacag ah, waxayna Faadumo ugu baaqday dugsiyada kale in ay ku daydaan dugsiga Al-Bilaad maadaama ay iyagu u bixinayaan tasiilaadka kale ee dhinaca Dharka, Buugaagta iyo Qalimaanta.

 

 

farx6.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

MADAXWEYNE C/LLAAHI YUUSUF: "Soomaaliya Argagixiso waa joogtaa, balse anigu ma qabo in ay Shacabku argagixiso yihiin"

 

Sabti, March 25, 2006(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliyeed C/llaahi Yuusuf Axmed oo wareysi siiyay Idaacadda BBC-da Laanteeda Afka Soomaaliga ayaa ka hadlay dagaallada ka socda magaalada Muqdisho ee u dhaxeeya Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho iyo Isbaheysiga Soo celinta Nabadda iyo la dagaalanka Argagixisada.

 

Madaxweynaha waxaa uu sheegay in ay la qaldan yihiin labada dhinac ee dagaalka u dhaxeeyo, wuxuuna eedeeyay Maxkamadaha haddii ay dadka samo u horseedayaan in aysan dow ahayn in ay shacabka dagaallo ka hor ridaan, halka Isbaheysiga La dagaalanka Argagixisadana uu ku eedeeyay in haddii uu Argagixiso qabanayo aysan meesha ku jirin in shacabka lagu dul dagaalamo.

 

"Labada Dhinac ee dagaalka iskala soo horjeeda haddii ay rabaan in ay is-dilaan waa in ay meel duur ah oo baadiye ah isla tagaan, kadibna midkii laga awood roonaado la muquuniyo ee ma ahan in umulo dooxato la noqdaan oo caruurta iyo hooyooyinka lagula soo noqdaa dagaallada"ayuu yiri Madaxweynaha oo ugu baaqay xubnaha Isbaheysiga La dagaalanka Argagixisada haddii ay wax soo qabanayaan in ay bar tilmaameedsadaan dadka ay rabaan.

 

"Ninka Wasiirka ah ee Dowladda ka tirsan waxaa loo baahan yahay in dowladdiisa shuruucdeeda ku dhaqmo ee ma ahan in uu sameeyo waxyaabo aaney dowladda uu ka tirsan yahay ka warqabin, hadde haddii uu rabo in uu dagaal galo oo uu sameeyo wax uusan sharciga u ogoleyn-na uu iska casilo xilka uu hayo"ayuu mar kale yiri Madaxweyne Yuusuf oo ka jawaabayay weydiin ahayd sida uu u arko xubno ka tirsan Xukuumadda Federaalka oo dagaalka qeyb ka ah.

 

Madaxweynaha wuxuu sheegay in uu aaminsan yahay in ay Soomaaliya argagixiso joogto, wuxuuse iska diiday in ay shacabka oo dhan wada argagixiso yihiin, "Soomaaliya argagixiso waa joogtaa balse anigu ma qabo in ay shacabka oo dhan Argagixiso yihiin"ayuuna yiri.

 

Dhanka kalena, Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo shalay booqasho ugu tegay Ciidamadii dhawaan ka soo baxay Xerada KOngo ee duleedka Jowhar oo haatan ku sugan deegaano ka tirsan Gobolka Bakool ayaa galabta la filayaa in uu u amba baxo dalka Kenya oo uu kadibna ka sii aadi doono magaalada Brussels ee dalka Belgium iyo Magaalada Khartoum ee dalka Suudaan oo uu uga soo qeybgeli doono shirar wax loogu qabanayo Dalka Soomaaliya iyo dowladda cusub ee u dhisan

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Looks like Duke's "humanitarian" appeal has gone past its sell by date. ;) You can fool some people sometime...

 

Originally posted by Suldaaanka:

Baadida ninbaa kula deydeyi daalna kaa badine

Oon doonahayn inad heshana daa'in abidkaaye

Dadkuna moodi duul wada dhashoon wax u dahsonayne

Dalla malaha aakharo haddii loo kitaab dayo'e

Exactly!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Dear Ayoub, are you tolerating the impunity with which the insurgents use populated areas as a launching pad?

They even threaten and assasinate when individuals whose neighborhoods they use as a launching pad resist and protest.

 

I know the "landers" pray for the return of anarchy and lawlessness in Mogadisho because such a despicable scenerio ensures them an opportunity to convince the world that they can no longer wait the south to settle down and thus arrange for the highly articulated but baseless "eventual negotiation for a two-state solution".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where were the calls to stop the fighting in April? Or May? Or June, July, August, September and October, when hundreds of thousands of people fled and people lost their lives every single day? Why only now, when the Ethiopian military is beginning to lose, is it the time to stop the fighting?

 

I recall you were the biggest supporter of more and harsher crackdowns on Mogadishu. Well, this is the result of that policy, that you supported and defended.

 

In your own small way, you have been partially responsible for a million people living in IDP camps and thousands of innocent civilians dead, as well as the thousands of the bravest and most noble youths of Mogadishu, who have died fighting and are not counted, since they are "terrorists".

 

The young people of Somalia, the future of Somalia, is what you and your friends are currently at war with.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by Caamir:

I know the "landers" pray for the return of anarchy and lawlessness in Mogadisho because such a despicable scenerio ensures them an opportunity to convince the world that they can no longer wait the south to settle down and thus arrange for the highly articulated but baseless "eventual negotiation for a two-state solution".

A played out line saxib,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

I know the "landers" pray for the
return of anarchy and lawlessness
in Mogadisho because such a despicable scenario ensures them an opportunity to convince the world that they can no longer wait the south to settle down and thus arrange for the highly articulated but baseless "eventual negotiation for a two-state solution".

erm “return”, I must have missed the part where mogadisho was in peace and.. Oo you mean the few months with ICU? I think you will find that was probably the closest time Slanders were even inclined to unity.

 

In any case rationally speaking having a politically stabile and viable state as neighbour is much better than one with threatening conflict that has the potential to spilt over and bring your house down in the process, not to mention it is bad for foreign investment. The argument is just not logical, and based on baseless hate and assumption.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thierry.   

You got an effing nerve posting this, you were cheering when your uncle rode behind the Ethiopian tanks into a peaceful city that had not seen such calm since independence and you pretend to mourn for the innocent. This hipocracy amazes me. I rather have Landers laughter against my city over the foreign choppers and tanks that your uncle and his clique brought in.

 

This is a fight for freedom it is sad our civilians are caught in the cross fire, but I rather we perish than be subjugates to a Christian crusader.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ In fairness to the man (though he'll undoubtedly shoot himself in the foot with his next reply) this thread was started a year ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this