Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland to Deport Terrorists to their Countries

Recommended Posts

Hargeysa (Qarannews)- Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay amartay in la masaafuriyo laba nin oo dhammaystay xukun ay Maxkamadda sare ee Somaliland ku riday, ka dib markii Maxkamadu ku heshay fal Argagixiso ah oo ay lacag Itoobiyaan ah ku dhaceen duleedka degmada Wajaale, sannadkii 2003.

 

Labadaas nin oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Beelaha Muqdisho iyo kililka shannaad ee Soomaalida Itoobiya, ayaa waxa toddobaadkan u dhammaaday lix sannadood oo xadhig ah, oo uu Madaxweyne Rayaale ugu bedelay xukun maxkamadda sare ku riday oo ahaa 12 sannadood oo xadhig ah.

 

Labadan nin oo uu saddex ku ahaa muwaadin u dhashay Somaliland oo uu magaciisu yahay Yaasiin Khaalid Cismaan oo isaga si rasmi ah loo sii daayay, waxa la sheegay in hay’adaha ammaanka Somaliland amar ku bixiyeen in labadaas nin ee aan Somaliland u dhalan gacanta lagu hayo tan iyo inta la masaafurinayo. Hase yeeshe warku waxa uu sheegay in la sii daayay ninka dhalasho ahaan ka soo jeeda Beesha ****** Mr. Maxamed Cabdi Xaamud (Jacfar), ka dib markii ay odayaal reer Somaliland ahi dedaal ka galleen mastaafurintiisa, waxaanu hadda si xor ah u joogaa magaalada Hargeysa. Laakiin ciidanka Booliska ayaa weli gacanta ku haya Yaxye Cabdiraxmaan Cali oo la sheegay in loo diyaarinayo sidii loogu mastaafurin lahaa magaalada Muqdisho ee uu ka soo jeedo.

 

Raggan ayay ciidanka Boolisku gacanta ku dhigeen, ka dib markii ay fuliyeen hawlgal ay ku dhaceen lacag ku dhow hal milyan oo Itoobiyaan ah oo ay lahaayeen dad ganacsato ah oo u safrayay gudaha wadanka Itoobiya. Maxkamada sare ee Somaliland ayaa saddexdan nin ku xukuntay min 12 sannadood oo xadhig ah. Laakiin waxa xadhigoodaas loogu bedelay lix sannadood, ka dib markii uu Madaxweyne Rayaale qaatay go’aankaas.

 

 

 

Source Geeska Africa

Share this post


Link to post
Share on other sites

I wonder what Jacaylbaro hopes to achieve by posting these articles.

 

War dulmigan illaahey raali ka ma aha.

 

It seems each day the people of somaliland, and their leaders, reach a new low.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qashin like this aad sometimes soo guurisid yeenan qashin kaa dhigin yourself. Runtii, isku xishoow. Wax la share gareeyo iyo wax kala ayaa jiree.

 

And just for technical terms: Goormuu tuug -- haddeeba tuugo yihiin waayee su'aashee -- noqday argagagixo?

Share this post


Link to post
Share on other sites

And what is more sadder is that Xabashi regime does not recognize kuwaas ka taliyo Waqooyi oo sheegto xuduud beenaad gooni ah. To Xabashis, Soomaaliya Soomaaliya u wada tahay.

--------------

 

Dad tiradoodu dhan tahay 220 Qof oo Itoobiya ka soo gudbisay Xuduudka u dhaxeeya iyaga iyo Somaliland

 

Axad, May 25, 2008 - Dad tiradoodu gaadhayso 220 qof, oo qayb ka mid ahi reer Somaliland yihiin, ayaa laga soo gudbiyay xuduudka u dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya, ka dib markii dawladda Itoobiya ay dadkan ka soo qab-qabatay Xuduudka u dhaxeeya Sudan iyo Itoobiya. Halka tiro kale oo badanna la sheegay in la soo wado.

 

Dadkan oo abbaarro 11:00 subaxnimo ee dorraad lagu soo daadiyay dhinaca Somaliland ee magaalo ganacsiga Wajaale, isla markaana la rumaysan yahay inay ahaayeen dad tahriibayaal ah, ayaa 15 qof oo ka mid ahi waxay dhalasho ahaan ka soo jeedaan Somaliland. Kuwaas oo markii hore ka kicitimay magaalooyinka Hargeysa iyo Burco. Halka 205ta qof ee kalena ay dhalasho ahaan ka soo jeedaan Koonfurta Soomaaliya.

 

Siday xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah oo ku sugan magaalo xuduudeedda Togwajaale, dadkan ayaa ilaa hadda marka laba loo qaybiyo, qayb ka mid ahi dib ugu laabatay gudaha dalka Itoobiya. Halka inta hadhayna la sheegay inay qorshaynayaan inay dib ugu laabtaan halkii laga keenay. Taas oo u muuqata inay wali ku talo jiraan inay sii hayaan jidkii ay ku socdeen.

 

Inkasta oo ay masuuliyiinta laanta socdaalka ee magaalada Togwajaale isku dayeen inaanay qaabilin, oo ay dib u celiyaan dadkan inta aan dhalasho ahaan ka soo jeedin Somaliland
, haddana markii ay dadkani dhinaca Somaliland u soo gudbeen, ayay badankoodu noqdeen.

 

Sidoo kale, ilo wareedyadani waxay intaa ku dareen in masuuliyiinta socdaalka ee dalka Itoobiya ay sheegeen inay soo wadaan tiro kale oo dadkan la mid ah. Kuwaas oo la sheegay inay tiro ahaan ka badan yihiin kuwan.

 

Xukuumadda Somaliland ayaan ka hadal arrintan oo u aan ahayn tii u horaysay ee nooceeda ah, hase ahaatee isla sanadkan bilowgiisii ayay ahayd markii dad tiradoodu gaadhaysay ilaa 100 qof ay Dawladda Itoobiya ku soo daadisay Magaalada Wajaale, dhinaca Somaliland.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not the people but ruthless opportunists and Jaahilnimo are to blame; other Soomalis are still pouring into Woqooyi Galbeed and they are welcomed with open hands.

 

Let's remember that reer Woqooyi Galbeed have settled in other areas for a long time too and Somalis are inseparable for countless reasons...

 

 

 

PS: we should concentrate on useful posting instead of contributing to our woeful situation!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Pitiful TFG? LOL, Northwest Somalia are the first ones to start claiming they caught Al qaeda, and blamed the deaths of foreigners on them. Your own Vice Pres claimed a 17 year old girl was sent by Al qaeda in Bosasoo to assasinate him. The reason why JB is saying this is because your government things by arresting these people you'll get on the Americans good side. Plus the CIA guys that visit every corner of Somalia regularly pressure every regional authority to start capturing.

 

I hate to admit it to you, but Somaliland has clamed terrorists leave in their area for years now, long before the TFG was formed. But of course you won't admit that. That's something only the TFG would do.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by somalipride:

Pitiful TFG? LOL, Northwest Somalia are the first ones to start claiming they caught Al qaeda, and blamed the deaths of foreigners on them. Your own Vice Pres claimed a 17 year old girl was sent by Al qaeda in Bosasoo to assasinate him. The reason why JB is saying this is because your government things by arresting these people you'll get on the Americans good side. Plus the CIA guys that visit every corner of Somalia regularly pressure every regional authority to start capturing.

 

I hate to admit it to you, but Somaliland has clamed terrorists leave in their area for years now, long before the TFG was formed. But of course you won't admit that. That's something only the TFG would do.

After saying all that...I wouldn't call those people my countrymen, so why are you?

 

The split does more good then anything else. Think about it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

My point exactly, you've been doing this way before anyone else. So how can you possibly even criticize the TFG for doing it?

 

Link

 

Trying to behave like a proper state

Sep 29th 2005 | NAIROBI

From The Economist print edition

 

Breakaway Somaliland has impressed the Americans by hitting al-Qaeda

 

THE breakaway northern bit of Somalia, Somaliland, struck a blow for full independence last week by busting an al-Qaeda cell. Embracing perhaps 3.5m of Somalia's 11m or so people, the former British Somaliland has long been a lot more secure than the country's anarchic, formerly Italian, south. If multi-party elections due this week in Somaliland are reasonably fair and open, the outside world, including the African Union and the United Nations, may have to start seriously reconsidering its status, which has been fudged since the collapse of unitary Somalia in 1991. All three of Somaliland's parties contesting the election are adamant about wanting outright independence.

 

A shoot-out on September 23rd in Hargeisa, Somaliland's capital, resulted in the arrest of seven men loyal to the al-Qaeda brand. Somaliland's president, Dahir Riyale Kahnin, said the men were mostly locals, trained at a camp outside Mogadishu, the still-chaotic capital of Somalia proper. Some had received training in Afghanistan; at least one was internationally known. Their aim, he said, was to destabilise Somaliland by killing leaders and foreign aid workers, four of whom have been murdered by Islamist radicals since 2003.

 

There was a heady whiff of convenience about the arrests. What better, the week before an election in such a fervently patriotic fief, than to demonstrate a threat to Somaliland? Some in Somalia's fragile transitional federal government, which still lays claim to Somaliland, privately say the raid was contrived. They are probably wrong. The timing may have owed something to Somaliland politics, where voters are softened up with gifts of narcotic qat leaves, and people's votes are divided along clan lines. But western worries about al-Qaeda's penetration into the Horn of Africa are nonetheless genuine.

 

Perfect for Osama?

American counter-terrorism work, mostly in collaboration with local militias and the Ethiopian secret service, has gone some way to identifying extreme Islamists inside Somalia. Catching them is harder. A few operational figures are thought to be hiding in and around lawless Mogadishu, which is mostly off-limits to diplomats, UN types and aid-workers. Though a transitional government for the whole of Somalia was set up last year in Kenya, it has failed to establish an effective presence in any part of the country, and has already broken into factions. One lot has been trying in vain to run the show from Jowhar, north of Mogadishu. To complicate matters further between north and south, a self-proclaimed breakaway government of Puntland, with its capital at Bossaso, has been demanding autonomy within a federal Somalia. And the Puntlanders claim bits of eastern Somaliland.

 

Some of the Islamists scattered around Somalia's various parts have roots in the Egyptian bit of Islamic Jihad, others are closer to al-Qaeda. Those caught in Hargeisa may have been connected to al-Itihaad al-Islami, a group that wants to create an emirate of Somalia along the lines of Saudi Arabia's austere Wahhabi sect. They sound particularly hostile to Ethiopia, with which Somaliland's fledgling government has been cultivating friendlier relations. In July, the Ethiopians agreed to ship some of their goods through the Somaliland port of Berbera, on a road improved with European Union funds.

 

Even if magnified for political effect, the arrests are a powerful signal to Islamist radicals that Somaliland is no longer a completely safe haven for them—a fact underlined by the expulsion of some foreign mullahs after the raid. That is especially notable since the Saudi government's own crackdown on radical preachers means that more of them had been looking to Somaliland as a handy refuge.

 

The efficiency of the locally organised swoop and the steady march of democracy in breakaway Somaliland have impressed the Americans, who have a regional military hub next door in less democratic Djibouti. Expect them to give a puff to Somaliland's chances of attaining statehood proper.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this