Sign in to follow this  
Juje

Wetang’ula wants Maalim’s conduct investigated - cause of visit to S/land

Recommended Posts

Maaddeey   

Originally posted by xiinfaniin:

Maaddeey waan fahmay ee yaan waqti laysaga lumin

 

Affaray ma yaqaan waagii horuu ku jabay markaan Doodwadaag ku ciyaarsiiyey

Duqa waa isku dar-darsantee, waagaas Sol-ba ma join gareynin seey kaa noqotay, hoos fiiri nooh smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

It is good to be fair. Laakin it is difficult to be so when one of the two in loo kala gar qaado ubaahan is an Alshabab sympitiser. All the wisdom you impart on this forum when you are not possessed with this bad spirit of Alshabab amount to nothing if you do not agree to stop, think twice and change course.

 

Waxa maanta Ethiopia dadka ku haya ee US iyo aduun oo dhan u taageeraa waa because of Almansour iyo noociiisa. Ilaa kuwaa aan iska qabano Somali silic kama baxayso.

 

Xinn de qalad la'aan ma aha oo waa biniaadam, laakin inuu prophetic yahay su'aal kama taagna. Waa nin samir badan. Although as an exception to this prophetic prowess we can always site the famous 'PEACE CARAVAN' of Sheik Hotel. We now know the sheikh dons military fatigue more than pakistani dress. :D:D

 

Edit

 

looooooooooooooool :D:D:D waa maadeys Sol, maaddeeyna wuu matalayaa. :D Waraa wiilka yaan la isugu tagin. His hands are already full with the biggest and most authoritative pirate in SOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Ninkan Maadeeye waa imtixaan. Wuxuu isoo xusuusiyey nin la odhan jiray "Taliban" oo wadna caddaad caadi ah ahaa. Markaa ninkan waaloo baahanyahay :D .

 

A&T ka warran saaxiibkaa Mugabe :D niyow ninkaas maalin dhawayto meel ay ku dacaayadynayaan ayaan eegoo qosol ayaan u dhiman gaadhay. Sheekkadu waxay ahayd:

 

Mugabe, Ms Tatcher of UK, and former PM of Pakistan.

 

Waxaa la yidhi, islaantii Tatcher ahayd ayaa labadadii mudane ee shafka buuxiyey waxay soo saartay miiska :D . Markaasay intay gacmaha ku qabatay waxay tidhi ( Great Britain ).

 

Odaygii Mugabe ahaa ayaa lagu kacay oo lagu darmay. Markaasuu kuleeyl iyo kadeed intuu is hayn kari waayay, wuxuu miiska saaray wixii ka lushay. Kadibna, wuxuu yidhi ( Watch out! African Banana ).

 

Odaygii Nawaz Sharif ahaa ayaa intuu isku naxay, maradii ka dhacday. Ka dibna Sharwaal Khamiiskii uu xidhnaa ayaa wax kharibayoo, wuxuu yidhi "Please dont devide Kashmir". Halkaas iyada ah waxba lagama sheegi karo. Waa meel aad u kharriban!

 

!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

looooooooooool :D:D waraa hunguri, Mugabe is a genius. This week he bullied Tsvangarai to make him say 'the west must lift sanctions'. His propaganda guru -George Charamba is from another planet. waa niman bala ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ Waryaa A & T, arrintaas waan ku kala feker duwannahay ee sidaan ahay igu qaado, oo waxaan ku qaldanahay(sey kula tahay), refute-garee, waxaan kugula saxanahayna igu raac, adoon dheheyn :'Awalba meel kalaan isku khilaafsaneyne iga daa balada :D '

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Maaddeey sidaa tahay ayaan kugu wataa, balse you need a bit of history about me. I was fond of Alshabab too, and at one point my name here was Macalin Adan Xashi Ceyroow. Me and Kashafa were the best of friends. But when Ethiopia left Somalia, and I realised Alshabab's agenda is not national, ayaan candhuuftaydii dib u liqay.

 

Adigaa waadhow soo hanuuni doonaa. Inkastoo aad KoolKat inaad duufsatid dadaal ugu jirtid, KK baan kaa naqaa oo adigay ku soo hanuunin doontaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Loved the history lesson

 

But only if you knew Maaddeey is some one else’s script, and not a real nomad that is open for considering other logical positions.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Waryaa Xiin, ha is ceebeyn :D

 

LOOOOOOOOOOOOOOL @ A & T, war ha igu dirin gabadha, waa gabar fiican oo maalintaan cagta Sol soo saarayba waan iska jeclaaday smile.gif

 

Anigu hadda Sherban & Johnny B ayaan soo hanuunin rabaa, lakin Lazy-nimadeyda & dabeecad xumadeydaan aqaanoo meel dheer ma tegi karo, ee adaa Energy-ii Doollo kugu jiraaye, Xoogaa dhankaas & PL ka soo leexi oo dacwada gaarsii labadaas, meel ey soo maraan bey la'yihiine! smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Sherban dameerahanaguna isma saartaan oo hooyaday hadaan ku idhaa Bucharest waa maxay, ma wax dadka cunnaa mise waa mas magicii yey odhan!

 

Laakin ugaaska Johnny B ah ergo reeraha ah ayaan u diri, oo aan ku odhan afkaaga iska hayso waxaad doni aaminsanoowe! Wuu dhaafay meeshii la isku luggoyn lahaa hanuunin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Raggan saf kuu wada galay ma badow ba? Marna waxay leeyheen ninko waa Al Shabab marna way ku xagxaganayan! Meyaanay ka biqin in aad isku qarxisid? :D

 

Anigu sidee aad koobka shaaha iigu balan qaaday adigaan mar walba kula jira. Xiin kolay xita cyber koob shaah iimo qaadi laheen. A&T na 'waxa la yidhi' sanctionka magaaladiisa ku dhacay maca sonkorto gaaray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this