Sign in to follow this  
Cige

They Statrted Fleeing ......

Recommended Posts

Cige   

C/Raxin Ciise cadow oo u baxsaday Dalka Kenya isagoona labaxasaday dhaqaale aad u fara badan oo loogu talo galay in dib loogu abaabulo Maleyshiyaadka Dowlada DKM oo lagu jediyey.....

(11-05-2009) Waxaa soo baxaya warar hada naga soo gaaraya Madaxtooyada Villa somalaia kuwaasi oo sheegaya in C/Raxin Ciise cadow iyo qaarka mid ah saraakiisha taageersan dowlada KMG ah ay Galabta u baxsadeen Dalka Kenya iyadoo la sheegayao in ay halkaasi ula baxsadeen dhaqaalo aad u fara badan oo maanta lagu wareejiyey kaasi oo loogu talo galay in dib loogu abaabulo Ciidamadii tagersana dowlada KMG ah kuwaasi oo maalmihii la soo dhaafay looga awood roonaday dagaladii ka dhacay magaalada Muqdishi.

 

C/Raxin Ciise Cadow oo ahaa afayeenkii dhinca Howlgalada maxaakimta garabka ku biiray Dowlada KMG ah aya awararku sheegayaan in uu Galabta ka duulay garoonka Magalada Muqdishu iyadoo maanta lagu wareejiyey dhaqaale aad u fara badan oo loogu talo galay in dubloogu soo abaabulo maleyshiyaadka Dowlada Kmg ah iyadoo la sheegayo in ay safarkaasi ku wehliyaan sargaal lagu magacaabo Sheikh Cali Modey oo ka tirsan gabka taageersan dowlada KMG ah.

 

C/Rahin Ciise Adow ayaa wararku sheegayaan in uu siweyn uga xumaaday sabkii ku dhacay Ciidamo la sheegay in uu isagu abaabuley kuwaasi oo jab kala kulmay dagaaladii maalmihii la soo dhaafay ka socdey magaalad muqdishu kuwaasi oo u dhaxeeyey Ciidamada DKG iyo Xoogaga Al Shabaab.

 

Safarka C/Raxim Ciise Cadow uu ugu baxsaday Dalka Kenya isagoo weliba wata dhaqaale aad u fara badan ayaa dhabar jab ku ah dowlada KMG ah oo awelba tibaato fara badan ku dhexjirtey waxaana adkaan doonta in la helo shaqsi danbe oo uu aamino Madaxweyne Sheikh.

 

http://warkadalka.co m/readnews-488.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

Qaarka mid ah Xubnaha Baarlamaanka oo bilaabay in ay isaga kala cararaan magaalada Muqdsihu marba hadii xoogaga ka soo horjeeda Dowlada KMG ah ay lawaregen gacan ku hayta inta badan Muqdishu.

 

 

(11-05-2009) Waxaa saakay lagu arkayey tiro kamid ah Xubnaha Baarlamaanka Kmg ah oo kusugan Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdishu iyagoo halkaasi ku sugayey diyaarad yar oo kuwa qaadka ah oo ka imaaneysa Dalka Kenya iyagoo doonaya in ay halkaasi u baxsadaan marba hadii awoodii Dowlada KMG ah ay sii wiiqmeyso oo magalaada muqdishu intii badneyn ay ku jirto gacanta xoogaga ka soo horjeeda Dowlada KMg.

 

Xildhibaanada halkaasi ku sugnaa ya awaxa aka mid ah Xildhibaan Kulalihi oo wariyaheena magaalada muqdishu usheegay in aysan macquul aheyn in ay halkaan ku sugnaadaan maadaama aysan jirin cid amaankooda waxka qabaneysa isagoo intaasi ku sii daray kuwii aan islaheyn iyagaa amaankiina illaalinaya ayaaba hada wada qorshe ay wadanka debada uga baxaan i ay maruun uga fogaadan xabaadn soo dhowaatey.

 

Dhinaca kale waxaa isna halakasi ku sugnaa Xildhibaan Maxamed cadi Yusufe qaarka mid ah xildhibaanada ayaa sheegay in uu doonaayo in uu magalaada Dubai u aado arimo caafimaad sida uu hadalka u dhigay balse arinku uu sidaasi kaduwaan oo wejigooda xildhibanadaasi laga dheehan karey sida ay uga go'antahay in ay mar uu kabaxsadaan dirirta halkaasi kajirta.

 

Dhinacakele xubno kamid ah baarlaamka aya axalay ku beryey Hoteelo iyadoo goobihii ay ka deganaayen magalaada Muqdishu ay la wareegen xoogaga ka soo horjeeda Dowlada KMG ah iyadoo cadeeyey in aysan waqti badan ku sii jiri karin arinkaan naxdinta leh oo ay doonayaan in ay isaga cararaan dirirtan halkan kasoo cusboonaatay

 

 

http://warkadalka.co m/readnews-485.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nimankaani waa niman diin lehe isu dhiiba

War illeen Jahligu waa wax baas, war diintee baa qoraysa in maati masaakiin ah madaafiic guryahooda lagu asqeeyo, ma islaambaa, ma buudhistaa, ma hinduubaa, waa diintee, inalilahi wa inaa ileyhi raajicuun. I know you'll play the "it wasn't me blame the Amnisom" card, but there is a day of judgment where everyone will be accountable for what they did infron of Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

War illeen Jahligu waa wax baas, war diintee baa qoraysa in maati masaakiin ah madaafiic guryahooda lagu asqeeyo, ma islaambaa, ma buudhistaa, ma hinduubaa, waa diintee, inalilahi wa inaa ileyhi raajicuun. I know you'll play the "it wasn't me blame the Amnisom" card, but there is a day of judgment where everyone will be accountable for what they did infron of Allah.

Sxb meesha Bariis la isma siinayo, waxaa laga hadlayaa haddii ay ku qabtaan Sharafta kaa qaadi maayaan sidii dagaal oogayaashu samayn jireen

 

ma ku dhacday?

smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

War ninyahow aniga kama hadlayo qabasho, I am talking about the death and distruction these guys are causing.

 

Sharafta kaa qaadi maayaan sidii dagaal oogayaashu samayn jireen

Sharf darro ka xun miyaa jirto marka qofka xaq darro lagu dilo.

Answer me this question.

Is what is happening now Islamic?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

Iyaga ma BARIIS baa la siiyaa? soow xabbad afka looguma gurin? iyagoo sidaas loo galay haddii kii ay ka adkaadeen hubka ka dhigeen oo waddada u fureen soow GOB ma aha?

Share this post


Link to post
Share on other sites

war ninyahow marka geel loo heesayo gorayo ha u heesin, aniga kama hadlayo dadka dagaalka ku jira iyo politicianska, kuwaas ha is dilaan waxba nagama galin, lakiin I am talking about ordinary cali and cambaro who are paying the price, are you saying it does not matter?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this