Sign in to follow this  
General Duke

SOOL: Puntland delegation and officers visit region....

Recommended Posts

Masuuliyiin kasocota Puntland Oo boqasho Kutagay deegano kamid ah G/Sool

 

 

Masuuliyiin kasocda mamul goboleedka puntland ayaa safaro indha indhayn ah kula la bixiyay deegaano kamid ah goboklka sool iyadoo masuuliyiintan ay doonayaan in ay haatan ogadaan xaalada guud ee kajirta gobolka sool oo qaybo mamid ah ay gacanta kuhayso mamulka lamagac baxay Somali land

 

Masuuliyiintan safarka kutagtay degmoyin kamid ah gobolka sool ayaa waxaa hogaminaya wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka badaaENG; Maxed Faarax iyo masuuliyiin kale oo ay kamid ahaayeen wasiirka hawlaha guud iyo sidoo kale wasiirka garoomada iyo diyaradaha iyo wasiiro kale oo kamid ah mamulka Puntland safarka masuuliyiintan ay kutageen deegaano kamid ah ayay lugtooda hore kabiklaabeen Deegaanka buura wadal tuka raq iyo deegaano kale Oo kamid ah gobolka Sool waxana wasiiradan lugtii ugandeeyay ay kutageen deegaanka Ganbarra ,

 

Safarkan ayaay masuuliyiintan ay shaaca kaqaadeen in goobaha ay soo wadamareen ay kusugan yihiin Ciidamada mamulka puntland kuwaasi oo goobahaasi kusugnaa Mudo sanado ah waxana wasiirka kaluumaysiga Ee puntland ENG Maxed Faarax Uu shaaciyay In ay warbixino kdhagaysteen Ciidamada Qaranka Ee kusugan deegaanadaasii iyadoo ay sheegeen Ciidamadu in xaakladoodu tahay mid wanaagsan Laakiin waxa uu Daaha kaqaaday wasiirku in ciidamadu ay kacabanayaan Mushahar La’aan Soofoodsaartay Iyadoon Ciidamadu aysan wax mushahar ah Qaadan Mudo Laakiin waxa Uu shaaciyay Wasiirku in ciidankani ay Yihiin rag Muwaadiniin ah Oo hawshooda Gudanaya waxana uu shaaciyay wasiirku in waxii baahi ah oo ay qabeen ciidanku ay soo qareen sida ugu dhaqsahaba wax laga qabandoono

 

Wasiirka ayaan waydiiyay kamaamul ahaan bal waxa haatan uga qorshaysan Gacan kusoo celinta Goboka sool Oo qaybo kamid ah ay gacanta kuhayaan mamulka lamagac baxay Somali land wasiirka ayaa shaaciyay in haatan qorshaha mamulka cusub ay tahay in ay gacanta kusoo ceshaan gobolka sool gaar ahaan magalada lascano oo ah xarunta looga arimiyo gobolka Sool .

 

Safarkan masuuliyiintan ayaa kusoo aadaya xili mamulka Somali land ay Daan daansi xoogan kawadaan qaybo kamid ah Gobolka cayn iyadoo ay gacanta ugujirto sidoo kale mamulka Somali land qaybo kamid ah gobolka sool.

 

Xasan Cabdi Farey (Xasan Gentelman)

SBC-International Bosaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland Oo Xoog Ku Banaysay Isbaarooyin Yaalay Laascaanod Iyo Garoowe

{Laascaanood} 4-3-09"Waxaa lugu guulaysatay in la qaado jid gooyooyin yiilay inta u dhaxaysa Magaaladda Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool iyo Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobalka Nugaal halkaa isbaarooyin ay dhigteen Maleeshiyaad hubaysan oo aan cidna ka ama qaadan.

 

 

Qaadida Isbaarooyinkan ayaa ka danbaysay kadib markii Xubana ka tirsan Golaha Xukumada Puntland socdaal ku tageen wadada isku xidha Magaalooyinka Garoowe iyo Laascaanood, waxayna ku guulaysteen in ay qaadaan Kaantaroolo aan sharci ahayn oo ku teedsanaa deegaankaas,kuwaasi oo dhibaatooyin ku hayey dadka socotadda ah iyo Gaadiidka.

 

Waxaa ay sidoo kale wasiiradu kulan dheer la qaateen ku xigeenka Duqa Degmada Laascaanood Maxamed Warsame Cabdi Guraase,kaasi oo madaxda uga xog-waramey xaalada guud ee deegaanka iyo arimaha keenay Isbaarooyinka waxuuna sheegay in loo bahan yahay in la siiyo kaalmooyin si ay uga tanasulaan waxa keenay in ay dhigtaan isbaarooyin.

 

Wasiiradu waxa ay balan qaadeen inay dhamaystirayaan dhamaan dhaliilaha ay dadku tabanayaan gaadhsiin doonaana xukuumadada dhexe wixii ay wax ka qaban kari waayaan inta ay joogaan xubnahan ayaa sidoo kale sheegay in loo bahan yahay in laga shaqeeyo amaanka iyo kala danbaynta si looga udbo waxii amandari keeni karra waa markii ugu horaysay tan iyo xiligii la soo magacaabay Golahaan cusub.

 

Widhwidh Online News Desk..Media Center

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D

The competition is between Cadde and Faroole, yaa Duke.

 

3.jpg

 

Can Mr. Pirate President beat Cadde's famous hollywood pose. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks for the picture of the third president of Puntland looking sharp. What a man to have handed over power without fuss, unlike some people who’s NSS dictator keeps bullying the hell out of Shankaroon. :D

 

Che: and his fashion critic mode, when it comes to Puntland that is ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

If Siilaanyo is cheated again, I can imagine a Dhulos-Jeclo land popping out of the subsequendt political fog. Where exactly would that leave our esteemed friend Oodweyne? I am not sure.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

Thanks for the picture of the third president of Puntland looking sharp. What a man to have handed over power without fuss, unlike some people who’s NSS dictator keeps bullying the hell out of Shankaroon.
:D

 

Why didn't the old boys give "Sanaag's" fav son the top job? Why are they hogging the position dukey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

If Siilaanyo is cheated again, I can imagine a Dhulos-Jeclo land popping out of the subsequendt political fog. Where exactly would that leave our esteemed friend Oodweyne? I am not sure.

Kulimey= Jeclo to you? :D . Did you also made a similar prediction if Ilkajir were to lose the puntiland selection?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Africown respect the site no clan names, we all love Shankaroon. :D

 

As for your comment, dont complain for the man dear lad, he is now a strong interior Minister and a future national leader.

 

The Duke will continue to support the General, we did not get there but insha Allah we will. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by AfricaOwn:

Kulimey= Jeclo to you?
:D
. Did you also made a similar prediction if Ilkajir were to lose the puntiland selection?

Jeclo is the base awoowe unless you think Somaliland is Norway. Ilka jir is being crowned to be the next president of PL as we speak. If he gets cheated again, I predict the same fate.

 

you have to try twice to affect the political landscape :D , a feat Siilaanyo is about to acomplish.

 

 

war waa commentary ee sidaadii marbles ka ha lumin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this