Sign in to follow this  
Siciid1986

Wasiirka Duulista iyo Wafti uu Hogaaminayo oo China Kula Kulmay Shirkada Dhisaysa....

Recommended Posts

Wasiirka Duulista iyo Wafti uu Hogaaminayo oo China Kula Kulmay Shirkada Dhisaysa Madaarka Hargeysa

 

Wasiirka Duulista iyo Duqa Caasimada aya maanta kula kulmay Magaalada Wiechang ee dalkaasi China shirkada dhiseysa Madarka Magalada Hargayasa oo lagu wado in ay bisha labad ee salankan so gaadho dalka wax sida no xaqiiyjiyey duqa caasimada Eng Jiciir oo anu khadka talefoonka kula xidhidhney isga oo hada ku sugan dalka China.

 

Wax kale oo duqu sheegey in ay dhawan imanayan dalka shirkada dhiseysa madarka oo imika ay heeshis raasmi ah la so galayan, waxana dhismahasi maalgaliyana ganacsato reer Somaliland ah iyo dawlada oo iska kaashanaya qarashadka ku baxaya hawsha baladhinta Maadarka Hargaysa.

 

Wax kale oo Maayar Jiciir sheegey in ay la kulmen inti ay joogen magaladan hayadaha qaabilsan dhinaca wax barashada ee dalka China kuwaasi oo u sheegey in ay Wasaarada Waxbarashasa Somaliland la sameyn doonan xidhiidhi si ay ino siyaan deeqaha waxbarasho ee ay biaxial.

 

Maayarku waxa kale oo uu noo sheegey in ay so eegayaan warshadaaha Magalada ee lagu farsameeyo cuntoyinka iyo dhismayasha casriga si lola yeesho xidhidhi taas oo ay maalinta barito ay gaadhi doonaan hadi alle yidha magaala madaxda dalkasi ee Bejing halkaasi oo ay kula kulmi doonaan masuliyiin ka socota dawlada China iyo shirkadaha ganacsiga ee Magaladasi

 

04.jpg

 

somalilandpatriots.com-01272010126459656

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Abwaan:

lol...it looks like inuu rag dillaalo ah la shirayo...tolow ma ari buu China ka gadi doonaa?
:D

:D:D:D:D:D

 

War indho yartu Ari ma taabtaan.... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Dajiye:

quote:Originally posted by Abwaan:

lol...it looks like inuu rag dillaalo ah la shirayo...tolow ma ari buu China ka gadi doonaa?
:D

:D:D:D:D:D

War indho yartu Ari ma taabtaan....
:D
lol...Maxaan ka ogahay ninka turjubaanka u egna wax buu qorayaa duqa duulistuna waa fiirsanayaa waxaan is iri ma beecii baa lagu heshiinayaa. Haddii aysan hilib ari cuninse maxaa kale oo W Galbeed laga soo dhoofin karaa Shiinaha waaba la gartay oo badeeco badan baa laga keeni karaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this