Sign in to follow this  
Sabriye amp co.

Puntland deemed Unsafe after yet another Attack in Northern Outskirt of Galkacyo.

Recommended Posts

Qarax Caawa Kadhacay Waqooyiga Gaalkacyo ee Maamulka Puntland oo Gaystay Dhaawac Hal Askari

 

 

Qaraxaani ayaa lala beegsaday Xarunta Wasaarada Maaliyada ee Maamulka Puntland ee kutaal Waqooyiga Gaalkacyo waxaana uu ahaa Qarax loo adeegsaday Bambada Nuuca Gacanta lagatuuro.

 

 

Kooxdii Falkaan Gaysatay ayaa kabaxsaday Goobta qaraxa waxaana ilaa iyo hada aan lagaranayn ujeedada qaraxaani caawa lala beegsaday Xarunta Wasaarada Maaliyada ee Maamulka Puntland

Askariga Dhaawacmay ayaa magaciisa waxaa layiraah Jaamac Yare Wuxuuna kamid ahaa askartii waardiyeynayey xarunta caawa qaraxu uu kadhacay.

 

 

 

Dadka kudhaqan deegaanada puntland ayaa haatan waxaa lasoodaristay cabsi xoogan maaadaama qaraxyadu ay jogto kanoqdeen islamarkaasina habeenkasta uu qarax dhaco

 

Sikastaba ha ahaatee Maal mihii lasoo dhaafay ayaa waxaa deegaanada Maamulka Puntland kusoobadanayey qaraxyadaan iyadoo habeeno kohor magaalada boosaaso ay kadheceen dhowr qarax oo lalabeegsaday xarumo maamulka puntland uu leeyahay Waxaana habeenkii xalayto ahaa boosaaso lagu dilay nin kamid ahaan jiray ciidamada maamulka puntalnd.

 

logo_phpBB.gif

 

Madaxa Wararka Codkamudug.com

Rooble Maxamed Dirir

Codkamudug Radio

Gaalkacyo, Galmudug State, Soomaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anwar

 

No chance. Not so long ago prominent Nabadoon was killed by rival clan militia and there are still rifts between rival trouble makers in yamayska and their newly appointed local admin.

 

Ina meeting held at hotel tar outside Galkacyo, Puntland leaders pleaded for Galmudug to help them cleanse north of Galkacyo as they struggled to combat criminal activity.

 

It is disappointing to see a previously stable part of Somalia becoming a riddled with repetitive attacks and murders.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Deg deg: Xarunta W/Maaliyada qeybta Gobalka Mudug oo qarax lal beegsaday.

6. november 2009

 

APL

 

 

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

Print This Article | Daabaco warkaan

Gaalkacyo(AllPuntland)- APL wararka hada ka soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in weerar lugu qaday xarunta Wasaaradda Maaliyada ay ku leedahay magaalada Gaalkacyo, ayadoo aan la garan karin cida qaaday weerarka.

 

Sida ay sheegayaan qaar ka mid ah saraakiisha amaanka, Qaraxan ayaa ahaa Bambooyinka gacanta laga tuuro, waxaana ku dhintay hal qof, halka uu dhaawacmay qof kale, sida ay sheegayaan Warar Madax banaan.

 

Saraakiisha Amaanka ayaa xaqiijiyey jiritaanka warkan, waxa ayna sheegeen in ay hada wadaan baaritaano ku aadan xaalada arrimahan iyo cidii ka dambeysay, lama yaqaano sababaha keenay waqtigan.

 

Faahfaahinta kala soco www.Allpuntland.com

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warar Kaladuwan Oo Ka Soo Baxaya Qarax Xalay Ka Dhacay Waqooyiga Gaalkacyo

 

07-11-2009

 

Qaraxii xalay lagu weeraray wasaaradda maaliyadda puntland oo geystay qasaaro bur bur iyo dhaawaca hal askari ayaa saakay waxaa ka soo baxaya warara kala duwan oo sheegay in qaraxa ay ku lug lahaayeen kooxo aan lagaran ujeedadooda

 

 

 

 

 

Taliyaha Booliska puntland ee waqooyiga Gaalkacyo Muuse Xasaasi ayaa sheegay in qaraxa dad usoo qab qabteen kuwakalana ay ku raadjoogaan

 

 

 

Sikastaba xaalku hajoogee Dilal,Qaraxyo iyo falal Amni daro ah ayaa kusoobadanaya waqooyiga gaalkacyo oy ka arimiyaan Maamulka Puntland iyadoo todobaad kahor Duqa degmada C/raxmaan Xaaji Xasan lagu weeraray qarax ceyn kaan ookale ah waxaana sidookale jiray in xilliyada habeenkii ah Waqooyiga Gaalkcyo lagu arkijiray meydad aan la ogeyn cidda dishay

 

logo.gif

 

Idiris c/kariin nuur

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

it was small incident and no body was hurt and the culprits run away in to Baraxaly a.k Galmudug, the save haven of criminals and gangs but it will be dealt with by the security forces

this incident will not make puntland unsafe as you claimed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
who-me   

Everyone knows that city has one and only one cancerous tumor which is resistant to progress. The only solution to the problem is to seal that border. Why would anybody tolerate with a group of people who do not want to shape their future nor who will not let others do so?

 

It is just pathetic to see that city struggle trying to shape its future while parasites suck its blood..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Sabriye &Co. sxb si baad sheekada iskugu dhex yacineysa - just when we are contemplating of moving the whole nation to Puntland you report insecurity in the region. Are you against our motives.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Originally posted by who-me:

Everyone knows that city has one and only one cancerous tumor which is resistant to progress. The only solution to the problem is to seal that border. Why would anybody tolerate with a group of people who do not want to shape their future nor who will not let others do so?

 

It is just pathetic to see that city struggle trying to shape its future while parasites suck its blood..

It is something that smells here!

Be more clearly

Which parasite, tumor or group of people do you mean??????????????

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well respected media pundits have uncovered that with regards to the last 7 days, there had been more co-ordinated attacks on local admin offices near populated areas leading to countless reports of fatalities in comparison to a relatively calm week in Mogadishu.

 

Local media reports revealed how the deteriorating security of Puntland was being described by civilians as quote on quote “Dangerous” , “Unpredictable” and even “Fear Inducing” as situation continues to worsen in the region.

 

 

The following Media outlet had more on the repeated attacks in boosaaso:

 

http://www.simbanews.com/1056_2010-rs/november-09/0511-Boosaaso_sarkaal-hore_la-dilay.htm

 

The following quote abstracted from the above link:

 

“Mudoyinkaan dambe ayaa waxaa faraha ka sii baxayay amaanka magaalada bossaas, kadib halkaasi ay si daba jog ah uga dhaceen dilal iyo weeraro qorsheysan”!

 

It is a formidable reality that Puntland is slipping into chaos as the local Admins continuously appeal for support from the neighbouring Galkacyo based authority of Galmudug.

 

A TFG convoy headed by the current Police Chief Abdi Hassan Awale had expressed great deal of concern over puntlands future and promised to help train local police force on techniques and approaches of counter terrorism.

 

10861_204163230930_516100930_4531877_287

 

Sir Juje & the rest of you Gents, this is a serious matter, not a single proliferated ducktale can heckle the heart breaking sound of grieving families!

Share this post


Link to post
Share on other sites
who-me   

^ you people are ****king joke wallahi. If you had a proper administration criminals would not slip into your part of the city and if you were at least smart enough you would understand such people undermine your interest in that city. You can not just sell bananas daylight while hosting criminals who cause mayhem at night and expect others not to mind your nuisance. You can only do so in very limited time and once people run out of patience they will come after you.

 

 

It is a formidable reality that Puntland is slipping into chaos as the local Admins continuously appeal for support from the neighbouring Galkacyo based authority of Galmudug.

As for Qaybdiid teaching puntlanders how to handle terrorists is another joke. I think it is the other way around and perhaps the PIS can teach him one or two tricks to take back to mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Settle down buddy, all the constant heckling you do will not distract or shade the reality here.

 

All layers of blanketing have been removed from the ever worsening case of puntland.

 

You should be focusing on how it is possible to reverse the state of anarchy that has befallen on its civilians.

 

Here is more sources & quotations on the severity of puntland situation.

 

Shabelle.net :

Qarax bam oo ay dadi ku dhaawacmeen oo xalay ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ay ku leedahaya waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

 

Mudooyinkii ugu dambeeyay ayaa degaanada puntland waxaa ku soo badanayay kooxo falal amaanka ka baxsan ka geysanaya kuwaasi oo mudooyinkii ugu dambeeyay qaraxyo iyo dilal qorsheysan ka waday

2683.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this