Sign in to follow this  
Liibaan

SooDhaweyntii Hogaamiye KuXigeen Cali Sabarey Booqashada Ciidamada Jiida hore ee SSC

Recommended Posts

Liibaan   

Originally posted by Mansa Munsa:

General: Waa gartaa oo dhulkaagii baan la haysan.

Mansa well said

 

farwaaweyn wax ugu qor, illeen waxba garan maayaane

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mansa Munsa:

General: Waa gartaa oo dhulkaagii baan la haysan.

Nonsense adeer, its easy to wage war from the comfort of your laptop. But like I said this little clan fued can be dealt with, without shedding of blood. As you were lad. ;) Yeah Mansa, its certain groups fault that you cant control Xabsade, and others who are working for Riyaale? Its others fault that your Garad's are outwited by mere political warlords. Yup saxib the guns you see here, will only be targeting your own blood, and vica versa and its a shame that you do not see that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadda iyo koow iyo jabhad. Waw.

 

Reer Sool jabhad jabhad laguma garaneynin oo dad waxgarad ka buuxay, all in those two decades of civil war. I hope jabhad la'aan iyo dagaal sokeeye la'aan lagu xaliyo marxaladda ka taagan gobolkaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Cabsidii indhowaadba soo foodsaartay Somalidiidka oo sii laba jibaarmay

 

 

Friday, May 7, 2010

 

Maleeshiyada Riyaale ee ku sugan magaalada laascaanood ayaa indhowaadba waxaa soo foodsaaray baqdin iyo argagax kaga yimid Ciidamada Daraawiishta ee fadhigoodu yahay Dharkayn Geeyo iyo Buurawadal.

 

 

 

Maleeshiyadan somaali diidka ah ayaa ka dib markii ay sahan iyo indho indhayn badan sameeyeen waxaa u soo baxay xaalad cabsi oo wayn, taas oo baajisay Weerar ay qorshaynayeen in ay ku qaadaan deegaanada howdka G/sool ee ay ku suganyihiin Ciidamada SSC iyo madaxda Hogaanka SSC oo uu deegaankaas ku suganyahay Hogaamiye Xigeenka Col. Cali Sabarey iyo madax kale oo hogaanka ka mida.

 

 

 

Maleeshiyadan Riyaale oo sida la sheegay aad u aaminsan Faalka isla markaasna u isticmaala dhaqdhaqaaqyada ay samaynayaan ayaa sida ilo ku dhow dhow noo xaqiijiyeen wuxuu faalku u sheegay Nooca Loo yaqaan 'Ximre'' oo ka turjumaya sida la sheegay Dhiig iyo dagaal ay ku hoobteen ayaa noqotay astaan ay aad uga argagaxaan maadaama ay aad u ictimaadsanyihiin Faalka.

 

 

 

Ilo u dhuun daloolay kulan ay todobaadkii dhamaaday ku qaateen saraakiisha ciidamada ee Beesha ***** deegaanka Oog ayaa la sheegay in qayb ka mida saraakiishan ay soo gudbiyeen fikir ah in aan Isbadal doonka beesha SSC laga hortagi Karin isla markaasna ka digay in cawaaqib xubo iyo dagaal beeleed oo saameeya dhamaan gobolada waqooyi laga dhaxli doono, halka qaar kalena soo jeediyeen in Taliska ciidanka laga soo raro Bariga Gobolka sool loona soo raro Abeesalay oo ahayd halkii awal hore ay degenaan jireen iskuna hor fadhiyi jireen ciidamadii Puntland ee gobolka laga qabsaday.

 

 

 

Kulankan ka dhacay Degmeda Oog ayaa la sheegay in loo diiday xubno ka mida saraakiisha *********** ee loo yaqaan Horgalada, kuwaas oo had iyo jeer gacan ka siiya sidii ay deegaamadan u sii haysan laaheen Somalidiidku, waxaana xubnaha iyagu codsaday in ay soo xaadiraan kulankan isla markaasna la iska hortaagay ka mida Mahad Canbaashe iyo Xuseen Ducaale Dheeg oo labaduba ah horgalada deegaanka u dhashay.

 

 

 

Dhanka kale waxaa jira warar isasoo taraya oo sheegaya in Saraakiisha Beesha ***** ee ay si wayn isu maan dhaafsanyihiin Taliye Mahad Canbaashe, ka gadaal markii ay amar ku siiyeen in uu ciidankiisu u qalab qaato deegaanka howdka G/sool arinkaas oo uu si cad u diiday Mahad Canbaashe, waxaana wararku intaas ku darayaan In Taliye Mahad Canbaashe uu u janjeedho Dhanka Hogaanka SSC, isla markaasna ay saraakiishan ***** calaamatu su'aal saareen tuhun waynna ka qabaan in uu u goosto dhanka Fadhiga Daraawiishta SSC ee Dharkayn Geeyo.

 

 

 

Cabsidan iyo argagaxan la soo gudboonaaday Somalidiidka ayaa waxay ku soo beegantay xili ay ishabeeyeen Cududa ciidanka SSC, waxaana la sheegayaa in cudud milatari oo xoog badan la isugu geeyay deegaanka howdka G/sool, iyadoo ay tikniko badan oo aageedu ahaa Buurawadalna u soo wareegeen Dhanka Dharkayn Geeyo oo ah fadhiisinka Cusub ee SSC

 

 

 

Isku soo wada duuboo magaalada la haysto ee laascaanood ayaa waxaa hada laga dareemayaa saan saan colaadeed iyo Somaalidiidka oo cabsi aad u wayni gashay, isla markaasna diyaargarow xoogan ku jira, waxaana jira goobo ay Somalidiidku hore uga joogeen koonayaasha magaalada Laascaanood oo ay soo baneeyeen iyagoo isugu soo urursaday dhanka Bari iyo galbeed ee laascaanood, waxaana la filayaa in ilaa beri ay raraan Taliska Ciidankooda ee k u yaala Goojacade.

 

 

 

Horufadhi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wararkii Ugu Danbeeyay iyo Ciidamo Ku Biiray Ciidamadii SSC Ee Dharkeyn Geenyo

 

Waxaa si weyn ugu sii qulqulaya deegaanka Dharkeyn Geeyo ee Hawdka Gobolka Sool ciidamo reer SSC kuwaasoo ku biiraya kuwii horey halkaas u joogay

 

 

Dharkeyngeenyo,Sool, Somalia (Lasanod Online)

 

 

Deegaankaas Dharkeyn Geenyo uu u ku suganyahay Kuxigeenkii Hogaanka SSC Col:Cali Sabarey,isagoo halkaas iskugu keenay ciidamo iyo tikniko,kuwaasoo isku fidiyay inta badan deegaamada Hawdka Gobolka.

 

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa gaadhay deegaanka Dharkeyn Geenyo 6 baabuur oo tiknikaa oo ah

 

Gaadiidkan Tiknikada oo ay saarnaayeen Ciidamo tira badan ayaa ka kicitimay deegaanka Buurowadal oo ay ku sugnaayeen mudo 7 ah.

 

Sidoo kale gaadiido kale o tiknikaa iyo ciidamo reer SSC ah ayaa weli kusii qulqulaya deegaankaas iyadoo sidoo kale deegaanka Balicad uu ka socdo abaabulada ugu badan ee ciidamadu isagoo halkaas uu abaabulka ka wado taliyaha Ciidamada SSC ee Gobolka Cayn Kayse Cabdi Yuusuf.

 

Dhaqdhaqaaqyadan socda ayaa jewi colaadeed ku abuuray ciidamada haysta Laascaanood kuwaasi dhawaanihii ugu danbeeyay laga dareemayay iska dhexyaac iyo sidoo kale baqdin.

 

Qaar kamid ah saraakiisha ciidamada oo magacyadooda ka gaabsaday ayaa Lasanod.com u sheegay in abaabulada dadka deegaanku ay cabsi badan ku abuurtay ciidamada iyadoo saraakiishu ay ciidamada ay ugu khudbeeyaan''dagaalkii weji kale ayuu yeeshay hada waxaa dagaalamaya dadkii deegaanka oo afarta dhinac inaga xiga'''.

 

Hadaladaas iyo kuwa la mida ayaa saraakiishu ciidamadooda ugu khudbeeyaan,iyadoo taasi ay cabsi kusii abuurtay ciidamada.

 

Jewi kacsanaan ayaa Laascaanood laga dareemayaa iyadoo saansaan dagaal ay fooda la gashay magaaladu,inta badan shacabku waxay jecelyihiin inay iska warsadaan wararka Deegaamada Hawdka iyo Buurowadal,

 

Sidoo kale mobilada Gacanta lagu qaato ee shacabka Reer Laascaanood wataan waxaa iskugu diraan sawirada ciidamada SSC iyo Col:Sabarey oo ku labisan tuute,iyadoo sawiradaas ay noqdaan kuwo ugu dooni taanka badan shacabka magaalada Laascaanood.

 

Waxaana si yar usoo laabatay kalsoonida shacabka waxay shacabku aad ula dhacsanyihiin barnaamijka socda,iyadoo taageerada shacabku ay hada gaadhay tii ugu saraysay.

 

Deegaanka DharkaynGeeyo ayaa ay hada ku suganyihiin masuuliyiinta Hogaanka SSC sida Kuxigeenka Hogaanka,Gudoomiyihii Khusuusida iyo xubno khusuusida ka tirsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adduunyo!!!!!

 

I have known Cali Sabareey for 14 years. He is a man of great honor and peace. Undoubtedly it was required of him to don the green today by the distressing state of affairs his adored SSC region has degenerated into as of late. Knowing him and his strong convictions, I don't believe sitting idle in the west was bearable for him. Insha Allah violence will be avoided and Riyaale's boys will peacefully vacate the Old Xargaga, which is a source of immense contention for Sabarey and a million others.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

This is it. they will leave peacefully or they will force to leave. Xaglatoosiye also arrived tonight. I am expecting the lander to do right thing and leave without blood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Maqli jiray maqashaa soo rog. hhehehe :D

 

I was listening to this audio. From their bitter words one can be mistaken that they are at war with Puntland than Somaliland.

 

Chances are, inta aanay Somalilandba is arag inay Puntland ciidamo ku soo saarto oo kala dirtoba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

inta aanay Somalilandba is arag inay Puntland ciidamo ku soo saarto oo kala dirtoba

Waa hadday cid weerari karaanba ...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
SeefTa   

XAGLATOOSIYE MUXUU DAD GAMA'II KA BOOBAY.

WAR NIMANKIINAN BOOTADA KU TAKHALUUSAY,

MAALINTA SSC AY FARAHIINA KA BAXDO,

LA SOCDA IN SOMALILAND-NA KAFFANKEEDI

OO CABBIRRAN LA DHEX QOTOMIYAY!

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

I dont understand the timing between the upcoming elections and these war cries. a lot seems entwined here .Howevwer I hope and wish for Peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this