Sign in to follow this  
xiinfaniin

Peace Caravan v1.1: The coming of the Somali Republic!

Recommended Posts

nuune   

Xiin, was going to tell you about saaxiibkeen Aw Tusbaxle oo ayaamahan siyaasada Somaliland ku mashquulsan, hadana Argentinian football dhax galey aka Le Bambiiro :D

 

 

Anigu rajadaydu waa full about the caravan, raja la'aan bey dhaantaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xiin, bal wax is weydiin ma xumee, anigu sideydaba siyaasada dhankeeda uma janjeero balse aad baan ula socdaa, waana iska ilaaliyaa inaan ku taraaraxo ama aan lugaha ku qoysto anoon ka baqeyn iney iga dhabaqdo etc, ee su'aasheydu waxey tahay, waan daalnayee ma noolin ee waa goorma ayaan rajeeneenaa wax sugan oo agreement ah loona wada dhanyahay, mise sheekadu waa ma dhawa mana dheera.

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune, there is a process. We must support it. Ma naqaan inuu guulaysan doono iyo inkale, laakiin wax dhaama malaha widaay!

 

Midse waan aan ognahay, oo dagaal waa lagu daalay tabarna uma hayno!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by xiinfaniin:

I know realize that this LB nick is our Aw Tusbaxle.

 

Ilaahay amarki Aw Tusbaxle tuuryadiisu xiin iyo Baashi ma dhaafto
:D

:D:D:D:D:D:D wale odayaashan waan laga lug bixin.

 

Baashi welcome saaxiib. You been missed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by xiinfaniin:

North, if you are having problem with optimism, you really do have a
problem
!

 

Look bro, lets not get lost in the fringe discussions of getting to a peace agreement. If you agree with the drive for peace between major Somali factions then how long it takes is just one minor factor in that big equation adeer.

 

What I was trying to shoot down is the notion of counting down one particular clause in the Jabbuuti agreement, and declaring the whole thing dead. That’s just not so saaxiib! The reason it takes so long is precisely because the nature of the Somali conflict: mistrust and deep divisions plus external meddling and interference. And we will overcome insha Allah!

One's optimism is usually determined by realities on the ground. Have those realities changed? The agreement wasn't declared dead but ambigious clauses were in it which may in the long run benefit the enemy. Agreements are usually signed there and then and then announced to the public hence my jumping the gun. I have now realised this is indeed Africa.

 

I'm still no clearer as to why getting it signed has taken so long. Maybe waad inoo faafixin kartaa.

 

Other than that I have no problem with the peace push.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ahmedou Ould-Abdallah oo sheegay in uu ku faraxsan yahay is-fahamka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta

 

Jimco, October 24, 2008(HOL): Wakiilka Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdallah ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu si weyn ugu faraxsan yahay is-fahamka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta.

 

“Aad ayaan ugu faraxsanaan doonnaa horumar kasta oo ka soo baxa Wada hadallada Jibouti. Haddii ay jirto Dowlad midnimo Qaran, halkaas ama meel kale, dadka Soomaaliyeed ayaa ugu horeyn ku farxi doona, Annaga sidoo kale aad ayaan ugu farxi doonnaa”ayuu yiri Ould-Abdallah oo u waramayay Wakaaladad Wararka Reuters.

 

Danjire Ould-Abdallah oo maanta ku sii jeeda Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti si uu uga qeybgalo wada hadallo berri u bilaabanaya Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiag Dib u xoreynta, waxaa uu sheegay in ay sameyn doonaan Qaramada Midoobay ahaan wax kasta oo ay ku guuleysan karaan dadaallada nabadda loogu raadinayo Soomaaliya.

 

Mar wax laga weydiiyay in ay sii kordheen dagaallada u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka, kuwa Itoobiya iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo Xoogagga ka soo horjeeda, waxaa uu sheegay in uusan la yaabsaneyn qalalaasahaas, wuxuuna sheegay in ay sii socon doonaan, hayeeshee waxaa uu carrabka ku dhuftay in kuwa Xabad-joojinta saxiixa oo sida uu yiri heysta taageerada Bbeesha Caalamka ay horay u sii socon doonaan.

 

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdallah oo sii hadlayay waxaa uu sheegay in wada hadallada Jibouti ay horumar u sameynayaan si mucjiso ah, wuxuuna sheegay in dhinacyada wada hadallada u socdaan ay aad isugu soo dhawaadeen.

 

“Waxaan heynaa iyagoo wax wada saxiixaya, u wada safraya Stockholm-Sweden, wada jir ula kulmaya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Seminaar ku wada qaadanaya Koofur Afrika, taasina waxay iigu muuqataa aniga mid mucjiso ah”ayuu yiri Danjire Ould-Abdallah.

 

Ugu dambeyntiina, Danjire Ould-Abdallah waxaa uu soo dhaweeyay howlgallada lagula dagaallamayo kooxaha burcad badeedka ah ee ka dilaacay Xeebaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay in uu ku faraxsan yahay in Soomaalida iyo Beesha Caalamka ay haatan si dhab ah khatar ugu arkaan Burcad Badeedka, “waqti ayay qaadaneysaa in Burcad Badeedka wax laga qabto, laakin taasi macnaheedu ma ahan in ay Burcad Badeedku xor yihiin, isla markaana ay geystaan dembiyo ku-talagal ah.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Yaa Xiin, when will your peace caravan come to a halt my friend? The languishing driver needs a rest, for he has become anemic over the long period of time and home is still a long way ahead.

 

That once durable exterior of your caravan has now become flaccid and delicate. That polished pine has lost its sheen; and the wheels that once paved the way have suddenly lost their lubricity and are now running adrift. As for the quiet gentleman reclining on velvets, he has long lost his suavity and now, forlornly entranced, he laments!

Share this post


Link to post
Share on other sites

WAR DEG DEG AH: Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo heshiis muhiim ah ku gaaray Jibouti

 

Axad, October 26, 2008(HOL): Wada hadalladii labada maalmood uga socday Dalka Jibouti Guddiyadii ka kala socday Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa la soo gebagebeeyay iyadoo lagu gaaray heshiis ay qodobo muhiim ah ku jiraan.

 

Hotelka Kempinski ee magaalada Djibouti ayaa haatan waxaa ka socota xaflad lagu saxiixayo qodobo ay ku heshiiyeen labada dhinac, kuwaasi oo ay ugu muhiimsan yihiin:

 

In dhinacyada Heshiiska ku gaaray Jibouti oo kala ah Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ay joojiyaan abaabulidda colaadaha, iyagoo adeegsanaya warbaahinta gudaha iyo dibadda, ayna dhowraan xabad-joojinta ay wada saxiixeen.

 

In ay taageerayaashooda ugu baaqaan in ay xabadda joojiyaan, lana dhaqangeliyaan heshiiska ay gaareen.

 

In ay ciidamada Itoobiyaanka ka baxaan Saldhigyo ay ku leeyihiin gudaha Magaalada Muqdisho oo kala ah Warshadda Baastada, Xeyla Bariise, Towfiiq, Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium iyo Wasaaraddii Gaashaandhigga.

 

In wejiga koowaad ee ka bixista Ciidamada Itoobiya uu bilowdo 21-ka November, wejiga labaad oo ay dalka ka wada baxayaan-na uu noqdo 120 maalmood gudahood.

 

In goobaha ay ka baxeen la dejiyo Ciidamada Amisom iyo kuwo ka kala amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya.

In muddo 45 cisho gudahood ah lagu diyaariyo ciidamo la wareega ammaanka Magaalada Muqdisho iyo qodobo kale.

 

In Xabadda la joojiyo, iyadoo xabad-joojintaasna ay dhaqan-geleyso laga bilaabo 5-ta bisha November ee soo socota.

 

In Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ay wada jir u soo diyaariyaan Ciidamo Boolis ah oo gaaraya 10 Kun oo Askari, kuwaasi oo ammaanka sugi doona.

 

In Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya uu ****olo baahida ciidamadaas.

 

In Guddiyo labada dhinac ka kala socda ay ku shaqeeyaan Gudaha Soomaaliya, isla markaana ay ka shaqeeyaan sidii loo dhaqangelin lahaa heshiiska ay gaareen, sidoo kalena ay fududeeyaan sidii gargaar bani'aadannimo loo gaarsiin lahaa dadka ku dhibaateysan gudaha Soomaaliya.

 

Heshiiskan waxaa Ergooyinka Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta u kala saxiixay Axmed C/salaan Xaaji Aadan iyo C/raxmaan C/shakuur Warsame, iyadoo guddiyada Ammaankana ay u kala saxiixeen Maxamed Maxamuud Xeyd iyo Col. Cumar Xaashi Aadan.

 

Saxiixa heshiiskan waxaa goob-joog ka ahaa Wakiillo ka kala socday Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika, iyadoo sidoo kale ay joogeen safiirro Jibouti u fadhiya Dalal badan oo daneeya Arrimaha Soomaaliya.

 

Heshiiskan oo tan iyo 9-kii June 2008 soo jiitamayay ayaa maanta waxay noqotay in la soo gunaanado, iyadoo dhowr jeer ay dhinacyada heshiiska wada gaaray isku afgaran waayeen eray-bixinta qodobada qaarkood iyo weliba in si cad qalinka loogu duugo in ay Ciidamada Itoobiyaanka ka baxaan Soomaaliya.

 

Ugu dambeyntiina, Heshiiskan ayaa markii uu soo baxay waxaa si weyn ugu farxay Dad badan oo Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku sugan Magaalada Muqdisho ee ay ku socdaan dagaallada aan dhamaadka lahayd iyo weliba kuwo guryahoodii uga barakacay Dagaallada socda, isla markaana ku dan-dareysan inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye iyo inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Ceel Macaan.

 

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

The peace caravan is looming from the East. It will insha Allah deliver the anticipated goods to the needy! When it finally arrives, peaceful crowds will surround it, as the halo surrounds the moon. Remember alwasy yaa Jammacah, that peace is just the flipside of war (to borrow Poets arrangement of words) and it may really be a near when it seems afar!

 

Today, in Jabbuuti, a significant stride toward healing civil war wounds has been taken. Peace, IA, will consequently take hold in our lands. And when it finally does, one would not help but gaze its uprising with appreciation. And that would include LX!

 

Modalities for the implementation of the cessation of armed confrontation

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Good news indeed. Good news for the innocent women and kids caught up in this bloody conflict. Good news for the folks who want to get Tigre troops out of the Somali soil. Good news for the millions and millions of Somalis who are sick ‘n tired of senseless killings in Benadir.

 

ARS and TFG have done their part -- they’ve tried their best. Looks like the two opposing parties are on the same page on the two crucial (immediate) issues: Foreign troops inside Somalia & Power sharing scheme!!

 

Now the memorandum of understanding has been signed, the two sides have to do two important things. First off they have to deliver the goods. Stick to the chapter and verse of the agreement even if the opposition tries to derail it. Secondly, they have to reach out to other players in the conflict. ARS has to do more on reconciling multi-faceted insurgents.

 

On the doom-gloom and drive-by-commentators in this forum, I say the galss is half full! The Ethiopian problem has been resolved on paper. Implementing the agreement depends on several insurgent fronts. They can derail this imperfect agreement and prolong Tigre “occupation” and by extension Somali suffering or they can embrace it and facilitate Ethio’s complete withdrawal from Somali soil.

 

If this agreement fails because of insurgent militia won’t let up the attacks against Tigre mercenaries and/or TFG militia, the end result will be more violence where one side of the equation gets extension, support, and token legitimacy and the other side fragments to what might be described as Afghan-like mujahidin warlords -- multiple mujahidin fronts vying for supremacy.

 

We see numerous shortcomings both in the process and in the final communiqué. But still we support it because it’s better than nothing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is time for SOL doubter to jump on the peace wagon before it is too late. Slowly it has been, it finally bore fruitful result. Kudos to Sheikh Shareef and Nur Adde's relentless effort to safe the peace the process.

 

Allah waa fududeynaaya inta harsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this