Sign in to follow this  
Peace Action

Big Demo in LasAnod - Welcome VP Fooxle

Recommended Posts

Tragic, these clowns are not wanted and this visit is good. It reminds the people who their foe is. Ahmed Yassin and the rabid Warrabe are clan heads who will not be to fool anyone.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warar hadda naga soo gaaraya magaalada Laascaanoodna waxay sheegayaan in wafdigaas lagu dhagxiyey magaalada Laascaanood oo ay ka baxeen magaalada haddana ay ku sugan yihiin xerada ciidamada Soomaaliland ay degan yihiin.

Si kastaba ha ahaatee imaashaha manta Yaasiin ayaa cirka ku sii laali kara arinta Laascaanood oo maalmihii ugu danbaysay ahayd mid muran xooggani ka taagan yahay.

 

Xarunta wararka Waayaha.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Peace Action:

Look who is taking, the biggest propagandist of SOL for a fake country from fake sources.

what secconist somaliland existed before the so called clan puntland excisted or even before SOmalia inteeda kalle existed adeer orodo ka fadiisho Ummada Nabbi muxammad

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool Fooxle in Laascaanood??????? guys take it is easy,,, sadly what is happening SSC are to be blamed for the p/lqnd administration and the pple of SSC. these secessionist day dreamers would never dare to put their feet in lascanod if its pple didn't let.

 

 

it is very sad to see the RAPIST oo tamashlayn laaaaaascaanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

waar beenta ka daaa ,,,,,,,,,,,,,
:D

Beenta wargayskii Xidigtii October ayaa lagu soo bartay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mudaharaadadii oo weli ka socda magaalada Laascaanood ka dib markii uu yimi Ahmed Yussuf Yassin..

 

Laascaanood- April 2, 2008

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ayaa sheegay in ilaa hada hal qof ku dhinatay banaanbaxii lagala hor tegey Faaliye Ahmed Yussuf Yassin oo ah ku xigeenka Ina Riyoole Kaahinka ka taliya magaalada Hargeysa...

 

Qofkan dhintay ayaa la sheegayaa inuu yahay ilmo caruur ah oo uu jiidhay gaadhigii uu saarnaa Faaliye Ahmed Y Yassin.

 

Dadweynaha reer Laascaanood ayaa sida wararku nagu soo gaadahayaan aan maanta u kala hadhin isu soo baxan lagu sameeyey Dembiile Ahmed Y.Yassin.

 

Dhinaca dawlada goboleedka Puntland ayaan ilaa hada laga hayn wax dhaqdhaqaaq ah taas oo lagaga jawaabayo imaantinka Ahmed Yussuf ee Laascaanood.

 

Isla saaka oo aanu la xidhiidhnay caasimada Garoowe gaar ahaan madaxtooyada ayaa naloo sheegay inuu madaxweyne Cade Muuse weli Addis ku maqan yahay ,madaxweyne ku xigeen Hassan Dahir Afqudhac (Xasan Dibi) na xiligan uu hurdo balse aanu soo celino telephone ka dib marka uu soo tooso.

 

Odayaasha iyo waxgaradka beelaha SSC qaybta ku sugan magaalada Garoowe ayaa sida naloo xaqiijiyey shirar hoosaad ugu socdeen 24kii saacadood ee la soo dhaafay Hotelada iyo guryaha ay degan yihiin.

 

Mar aanu wax ka weydiiney xubin ka mid ah waxgaradkaa oo ka gaabsaday inaanu magaciisa soo qorno ayaa noo sheegay in shirarkan looga wada hadalayey sidii beeshu uga guuri lahayd magaalada Garoowe iyadoo weliba la isla soo qaaday in kalsoonida lagala noqdo madaxweyne ku xigeen Hassan Dahir Afqudhac oo isagu ka soo jeeda beelaha SSC kuna sifoobey burburiyaha kowaad ee beeshu leedahay.

 

 

 

Ali Ibrahim

Share this post


Link to post
Share on other sites

horta marka ugu horaysa Gen duke ma fiicna double standardka Axmed yusuf yasin wuxu uu jooga lascanood the same reason wy cabdilahi yusuf is in villa somalia and baydhabo

 

haduu isir jiiro ma cabdilahi yusuf ba joogii laha Xammar Second Axmed yusuf yasin Bam lugu ma soo tuuriin cabdilahi yusuf na cudbii bu ku seexda in mogadisho thats the diffrence

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol. I like your style bro. However Yusuf is the President of a recognised government an Villa Somalia is the natural home for the Somali head of state.

 

Ahmed Yassin is a clan faction leader from "British loved Somaliland" and LA was the home of the Dervishes and Sayid Mohamed. Thus he is not neither at home nor even close to it.

 

You never hear Gen Duke make a post about him Ahmed Yassin in Hargaysa other than the time when he was involved in the Zam Zam Duale scandel. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ok guys ,, i know hadii ay mudaaharaado jireen inaad beri hore sawirradii la soo bodi lahaydeen ,,, xataa kuwii berigii hore ,,,, maxaa ku dhacay ??? :D

 

 

You used to say (buglanders) news without photo sax maaha ,,, Now back your allegations bal <,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Good pictures, there are video's on youtube showing major protest when habsaade took over, lets see what happens if Riyaale comes down.

Share this post


Link to post
Share on other sites

samsama.jpg

 

Indeed who could have forgot about Samsam and the sad episode and ordeal she had to go through.

 

Only Abshir Bacadle's gabay can summon up what has happenend to her:

Sad to see this ignoble pagan in the headquarters of the noble and the home of Somali culture and

traditions, the city of the milky ways: Laascaanood.

 

 

Here is the gabay anyway:

_____________________________________________

Ma aha Feysaloow goosashadu reero kala guuray

Oo arigi kala guranayoo geeli kala soocday

Oo xoolihii kala geddiyoo gobolba meel aaday

Oo awrku maqashii ku guray xariggana u giijay

 

 

Mar uun buu nikaaxani guntamay gaasir ma ahayne

Gundhiggiyo heshiiskii la galay miyaadan soo

gaarin

Gu’gaagaa yar ee Feysaloow gacaloow aashaada

Inaad gacan labaad doorataa kuuma soo geline

Afartaa intaan kaga gudboo waan gunaanadaye

 

 

Maxkamaddiini gabar lagu habsaday gadatay dhiiggeeda

Go’aankeedii nacasnimo ma waan gobi ka shuureynin

Ma golayaashii iyo guurtigibaa garasho naafoobay

Ma gablamay Cigaal ficil xun waa laga gadoodaaye

 

 

Guddiga habar-magaadlahoo wanjalay gabaraan qaan-gaarin

Oo si ay god ugu sii ridaan weli la goobaaya

Wax taariikhda galayaa jiroo lagu gumoobaaye

Ku gaar-yeela ficilkaa ninkii gabadha eedeeyay

 

 

Gaangeeti jaqaleysigii waydin gaasiraye

Geenyada yaroo soo martiday guriga sheybkiinna

Amay gabadhu ka hinaastay waa gob iyo xeerkeede

Oo odaygu garan waayay waxa gubaya xaaskiisa

Haddii gogosha lagu hiifayoo lagu gantaaleeyay

Gar maahayn inuu gabadha xiroo cadow u geeyaaye

Go’aankiisa nacasnimo mawaan gobi ka shuureynin

 

 

Nebi Yuusuf wixii gaaraybaa meesha soo galaye

Zam-Zamna kiis ma gelin ee Maseyr guuxayaa xiraye

Guntii hadalku waa kaa haddaad garan kareysiine

 

 

Beel yahay gadoodayoo go’daydoo gabar ku ciil beeshay

Oo inan yaroo guri gashay ay kaga gariirsiisay

Oo garan waayay wuxu waa gabaraan wax idin gaarsiinin

Ma weydnaan gabdhaha sharaf u hayn garasho yeelkeede?

 

 

Gun iyo baar ma gaangeetigaa gubaya ruuxiinna

Gobos-nowdii xabashida miyaa tan idin gaarsiisay

Gablan talo adduuneey maxaa galaya Taariikhda

 

 

Gacal ma lahan nabad-sugiddu waa shuuci gaamuraye

God buu idinku riday odaygii aad garabsanayseene

Geenyada darmaantaa rag waa gacalo eegaaye

 

 

Waxaan gacani qaban baa jiroo Gobi ka sheexdaaye

Mar waa gabar, mar waa idiin gayaan, mana ay qaan-gaarin

Marna guri Nin weyn bay gashoo waad u gudubteene

Hubna gacanta kumey sidane waad gubi lahaydeene

Gun miyaad tihiin ficil xun waa laga gadoodaaye

Saqiir magan il-galacle ah miyey idin ka geyn weyday

Maxaa gabar qariibahoo martiya loo argaagixiyay?

Afartaa intaan kaga gudboo waan gunaanadaye

 

 

Lixdankii nikaaxi aan galnood gacanta soo taagtay

Anna aan guddoon kugu aqbaloon kaawada u giijay

Guntana aan badweynta u dhignaa goo is leedahaye

Ma gil-gili kadhiin boqon sanoo gocosho riintiine

Halkaan feylashiinni u gudbiyay amase gaarsiiyay

Feysaloow ma gaadhiin Tikrena garanba maayaane

Inaad naga go’diin iyo bal daa gaalo raacnimo e’

Gundhiggiyo heshiiskii adigu amaadan soo gaarin

Gulufkiyo hinaaskiini waa soo gabaabsadaye

Go’aankii Tikrihu Feysaloow waa gabaa hirige

Gidaar adag ragbaa u dhigay si aan la iiga kaa goyne

Intey caradu gaagixi un baad gooni joog tahaye

Inaan gacan labaad kuu fasaxo iima soo geline

 

 

Audio link here: http://somaliatalk.com/editorial/bacadle.ram

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

quote: Sad to see this ignoble pagan in the headquarters of the noble and the home of Somali culture and

 

What is sad is that you descibe a fellow Somali-Muslim as an "ingoble" pagan all because he happened to march into another Somali town( which is wrong). Yet the uncircumcised, uncooked-meat eaters and genocidal Tigray warlords are welcome guests not only in Muqdisho, but Bosaso,Galkacyo and beyond. Even Worser, some of you consider it an Islamic duty to obey and listen to the Tigray Warlords, now that is Sad!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

^^ The Tigray *******s are welcome throughout Somalia sxb!

 

A rapist is a Rapist is a Rapist! He is Ignoble in every sense of the word, who dares call him noble?

 

Goblan tala aduunyooy, hadey dad sharafleh soo diri lahaayeenba wax dhan bey ahaan lahayd oo geed waa lala fariisan kari lahaa, ha lays af garan waayeeba. Ayaandarrose ergo guni hogaaminaysey noo soo direen, Gob iyo gunina geed ma wada fariistaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this