Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Latest News: Some of the Garado return back to Garowe new Shir planned in Buura Wadal

Recommended Posts

Isimadii shirku uga socdey deegaanka Holhol oo soo gaadhey galabta Garowe!

 

War deg dega: Qeyb ka mida Isimadii shirku uga socdey hol hol ayaa galabta maqribkii soo gaadheen magaalada garoowe iyagoo ka soo kicitimey magaalada carooley oo saaka lagu casuumey ka dib markii fadhi 3 maalmooda ay shir ku lahaayeen tuulada holhol ee gobolka sool.

 

Isimada qeybta dhiman ayaa la sheegey in ay caawa ku dhexeen magaalada carooley oo ay maanta

waxgardka magaaladaasi qado sharaf u fidyey garaadada markii ay hol hol ka soo kicitimeen saaka,kulan deg degana ay ku yeelan tuulada Buura wadal oo garaad Jaamac garaad calina ka soo qeyb gali doono oo saax dheer jooga.

 

Dunidaonline

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Shir of the Garaado of SSC in holhol finished successfully earlier today as all the Garaado are in unison and agreement about the talks and the outcome of the decisions that they have approved and thus will make it public in due time.

 

In the meantime the, the Isims will wait for Garaad Jaamac Garaad Cali to come to the conference in order for him to be presented with the decisions.

 

Furthermore the Garaado in order to implement the decisions have gone to nearby areas of holhol in order to make the outcome of the conference known to the public and to promulgate the decisions and outcome of the conference to the wider public and people the Garaado are chieftains of.

 

sscholhol10.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

somebody is over using the word secessionist way too much i wonder if it gives you a bit of hopes of Gobol mamuuledka pirateland ever regaining back "Lost" Canood. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^He uses secessionist. But your friends use Pirate, Bugland et al. Qosol! It's the last thing you should complain or talk about. Qosol Weyn!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Dajiyer dee anigu wali maan arkiin somebody that over uses the word pirate as much as Duke over uses the word secessionist, miida labad adiga afaraha Buntland iyo Somaliland maxa ku so dheex galiyey? shouldn't you be attending a meeting in jigjiga with Melez zenawi? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Do you mean I should have attended with a suicide coat? War I'm not Alshabaab![Qosol] He is not in Jigjiga as he left immidiately. He came to attend shirka ay leeyihiin ururka xoola dhaqatada. Laakiin cabsi uu ka qabo in ladilo ayuu lafihiisa ula baxsaday. Sidii Walla Abdela ayuu u baqay wax kale kuma garatide.[ Qosol]Tan reeraha Somaliyeed[waa Somalidiid iyo Piratedoone,] dee midi waa reer abtigay halka kan kalena ay caruurta reer abti u yihiin. Wuxuba waa hal qoys niyow. Ha ii kala qaadin. [Qosol Yar] Saad adu wax u aragto waa siduu KT Zinaawi ku farxi lahaa. Caqli kale ma haysid.[ Kabasho Shaaha] [Qosol Yar]!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qaar Isimaddi shirka Holhol oo Yimid Garowe!

 

Tuesday, January 26, 2010

 

War hada naga soo gaadhay magalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in ay halkaas soo gaadheen qayb ka mid ah Isimaddi ku sugnaa Carooley.

 

Madaxdhaqameedkan soo gaadhay Garoowe iyo kuwa ka hadhay midna magacyadooda nooma suur gelin in aanu helo. Waxaase wararku sheegayaan in qayb ka mid ahi soo galeen fiidkii Caawa Garoowe.

 

waxii wara ee ka soo kordha kala soco Horufadhi.com

 

Horufadhi.com@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

pirate boy duke

 

well garowe is the capital town for the the defeated lot so these are the lates lot who have talk the talk but could not walk the walk...

 

but the question that was put to you still stands defeated boy, what was you minister doing meeting somaliland millitary in tukarag outside your capital. :D

 

and what was your vice president talking about ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Isimada SSC Oo Maanta ku Kulmaya Buuro Wadal

 

Garoowe,(Lasanod Online)- Isimada SSC ayaa maanta ku kulmaya magaalada Buuro Wadal, kulankan oo ah mid la xidhiidha wada tashigii beryahan uga socday Isimada magaalada Holhol.

 

Waxaa la filyaa inuu maanta soo gaadho Buuro wadal, garaad Jaamac Garaad Cali oo maalmahii lasoo dhaafay joogay Magaalada Saaxdheer.

 

Isimada ayaa sheegay inay go'aanada shirka Holhol dib ugu dhigeen, la tashiga Garaad Jaamac oo isagu aan ka qaybgelin shirka Holhol.

 

Isimada waxaa shalay casuumad qado loogu sameeyey magaalada Carooley ee ka tirsan degmada Taleex.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in marka go'aanka laysla qaato ay isimadu geli doonaan socdaal wacyi gelin ah oo ku mari doonaan deegaanka SSC, welina lama magacaabin goobaha ay tegi doonaan.

 

Bulshoweynta SSC ayaa aad ugu dhig taageysa go'aamada shirka Holhol, oo sida la filayo ilaa maanta lagu dhawaaqo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Garoowe is the border city and always had large population form Sool. This meeting will contunie and it will be outtcome.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garaad Jaamac Garaad Cali oo soo gaaray Buurawadal

 

 

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa soo gaaray tuulada Buura-wadal ee ka tirsan degmada Boocame.

 

Garaad Jaamac oo ayaamihi ugu danbeeyay kusugnaa Saaxdheer ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay Tuuulada Buurawadal.

 

isimada SSC oo ayamahakan Shirar uga Socdeen Holhol iyo Buurawadal ayaa goaamadooda lasugaayay Garaad Jaamac Garaad Cali.

 

Wararka Kusaabsan Shirka Buurawadal Kala Soco

 

Boocame Online News.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this