Sign in to follow this  
Wigad

Another Try at Kismaayo?

Recommended Posts

Wigad   
03-07-2007)Maleeshiydaad aad u fara badan oo wata hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa saakay ka dhaqaaqay magaalda muqdisho, una kicitimay dhanka magaalada Kismaayo.

 

 

Maleeshiyaadkan oo watay 17 gaari oo kuwa dagaalka ah ayaa saakay abaarihii 10:00am ka baxay maagalada muqdisho iyaga oo ku siijeeda magaalda kismaanyo sida ay xaqiijiyeen ila ku dhow dhow kooxda mbegati.

 

 

Gawaaridan dagaalka ee saakay ka amba baxay magaalda muqdisho ayaa waxay ka koobnaayeen 7 jeemis oo ay saarnaayeen qoryaha loo yaqaano Zuuga, 7 cabdi bile oo ay saarnaayeen qoryaha loo yaqaano Dhashiikaha iyo Seekaawuu iyo 3 beebee

 

 

Maleeshiyaadka reer puntland ee dagaalka u aaday magaalda kismaanyo ayaa waxaa hogaaminayay sarkaal la yiraahdo Ina Dhiig Sokeeye oo uu adeer u yahay C/laahi Yuusuf, kaasoo C/lahi Yusuf aaminsanyahay inuu geesi ka yahay Cabdirizaq Afgaduud oo hore labo jeer laga soo raacdeystay Jubboyinka.

 

 

Arintan ayaa waxa ay ku soo beeganatay xili Cabdulahi Yuusuf uu horey u sheegay iney suurta gal tahay in magaalda kismaanyo dib loogu celiyo maleeshiyaadkii reer puntland ee laga soo cayriyay magaaldaas

 

 

Barre Hiiraale ayaa horay ugu eedeeyay Cabdulahi Yuusuf Iyo Cali Geedi iney doonayeen iney isaga ka taqlusaan

 

:(:(:(

 

 

http://dalkanews.com/news.php?readmore=552

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by khalid bin waleed:

Maleeshiyaadka reer puntland ee dagaalka u aaday magaalda kismaanyo ayaa waxaa hogaaminayay sarkaal la yiraahdo Ina Dhiig Sokeeye oo uu adeer u yahay C/laahi Yuusuf, kaasoo C/lahi Yusuf aaminsanyahay inuu geesi ka yahay Cabdirizaq Afgaduud oo hore labo jeer laga soo raacdeystay Jubboyinka.

:D:D:D

 

If Dhiig Sokeeye does not succed, which he certainly wont, he will be replaced by General Duke... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ina Ahmed Yusuf[Dhiig Sokeeye] is not a commander of armed forces thus this news is garbage. If they ahd said, Morgan, Saciid Dheere, Carays, Xiif or ever Afgaduud one might have taken them seriously.

 

Howeve one can understand the fear of the trouble makers, at this point. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

loool @ ina-Dhiigsokeeye! xataa haddii Ina Cadaab-wardiyeeye ama ina-KaadiBadane iyo dhamaan bah Wajiyo Xun oo dhan la soo kaxeeyo wax aay arrinkan ka badali karaan ayaaba iska yar aanan ka ahayn in ayaga qudhooda laga sii qanimeysto :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol. The story is untrue but things will not be looking up for the minortiy armed groups of Gedo. The question is not about Kismayu, thats not even the debate but will they even hold Bardheere for long?

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke, the story is not all "garbage" as you claim. Conceivably some particulars of it may fall short of being factual but the main message is not completely cooked-up. On the Kismayo issue, Yeey hasn't stayed above the fray for he has recently vowed on public radio to "retake" the city from what he termed as "dowlad-diid", a depiction widely interpreted as hostile.

 

We wait and see!

Share this post


Link to post
Share on other sites

LSK: You might have some info I dont yet one can not rely on wadanka.com for relevent info. Though its strange how some are already making noise when nothin has yet happened.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

quote: bah Wajiyo Xun

who are these people I wonder?
NN sxb yarka sheekada waxeey ka joogtaa personal attack. In layscaayo ayeey sheekada mareeysaa. :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Personal attack? oo adigu magacyadaas aan sheegay mid kamida miyaa lugu yiraa? :D Kee? aanu bal ogaane, kaana raali gashee?

 

Duke, sidaad lasocotidba, waxaa hadda Kismaayo lagu hayaa 150 wiil oo uu Afgaduud kaga cararay goobtii oo camp lagu daryeelo, Xassan Dheerana wuxuu leeyahay ma masruufi karno wixii intaa ka badan ee TFG haddii aysan masruufkooda meel saarin xaaladooda caafimaad waa mid laga dayrinayo gaajada & cuno la'aanta ka jirta meesha. Ka warran raggani adeer YEEY siduu ka yeelaa. Maalin walba ayeey soo galaan kadib markii duurka & saxaraha dhowr berri ku soo dhmeysteen meel la aadana garan waayeen ayeey iska soo noqdeen ayagoo isa soo dhiibaya :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

lool@Allamagan, What about ina Dhurwaa Cayrsheis he coming as well ?

 

The news was also reported by the PuntlandPost, they said "upto 1000 well armed TFG militia is heading to re-take Kismaayo...." War jiraaba cakaaruhuu iman.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this