Sign in to follow this  
Umal-Zamzam

Ciidamada Amniga DKMG ah ay Iyagu Bamka Qarxay ku aaseen Hotel Shaamoow!!.

Recommended Posts

Qaar ka mid ah Xubnaha DKMG ah oo Tuhun ka muujiyey in Ciidamada Amniga DKMG ah ay Iyagu Bamka Qarxay ku aaseen Hotel Shaamoow!!.

 

Muqdisho,Jimce,04,Dec,2009 (Hillaac.Net) Kadib markii ay Xarakada Alshabaab iska fogeysay in ay ka dambeysay Qaraxii ka dhacay Hotel Shaamoow ee ay ku Geeriyoodeen Wasiirro, Arday, Macallimiin, Wariyayaal, Iyo Shacab kale oo ka soo qeybgalay Xafladdii Qalinjebinta ahayd oo Hotelkaas ka socotay, Ayaa Waxaa haatan Billaabatay in si Dhab ah la'isaga wareysto horta Qaraxii meesha ka dhacay ee ay Dadku ku Baaba'een waxa uu ahaa, Waxana Qaar ka mid ah Xildhibaannada iyo Wasiirrada DKMG ah ee Magaalada Muqdisho ku sugan ay Qireen in Qaraxa ka dhacay Hoteelka uu ahaa Bam Hoteelka Gudihiisa ku aasnaa oo meel fog laga hagayey Waxana Xildhibaannadaas iyo Wasiirradaas ay sheegeen in ay la kulmeen Qaar ka mid ah Dadkii Qaraxaas ka soo badbaaday ee Hoteelka ku sugnaa oo ay u sheegeen in waxa Qarxay uu ahaa Bam aad u culus oo mar qura ku qarxay Goobtii ay fadhiyeen Mas'uuliyiintii DKMG ah ee aanu ahayn Qof isqarxiyey.

 

"War Goobta Shirku ka dhacayey waxa joogay oo Ammaanka sugayey Ciidamada DKMG ah oo isugu jira Boolis iyo Milateri, Waxana ay Hoolka Hoteelka ee ay Xafladdu ka dhacaysay ay Dadka ka celinayeen Saacado ka hor intii aaney Xafladdu billaaban Iyagoo Dadka u sheegayey in ay Hoolka Baarayaan oo Amnigiisa ay Adkeeynayaan, Waxana aan Shaki ka qabaa in Ciidamada DKMG ah Markaa ay Dadka ka celinayeen ay Bambooyinka ku Aasayeen Hoolka, Sababta ay Waxaas oo dhan u sameynayaanna weey muuqataa oo Nimanka Iyaga Madaxda u ah ayaa jagada laga qaadayaa beey maqleen Markaas beey rabaan in ay Dowladda farriin u diraan ah in Amnigu uu faraha ka baxayo haddii Madaxdooda lala hadlo, Arrinkaasna waxan u arkaa Cabsigelin Madaxda Dowladda lagu cabsigelinayo" Ayuu yiri mid ka mid ah Xildhibaannada DKMG ah oo aad u eedeynayey Ciidamada Ammaanka DKMG ah iyo Hoggaankooda.

 

Sidoo kale qaar ka mid ah Wariyayaashii ka soo badbaaday Qaraxii ka dhacay Hotel Shaamoow Ayaa Qudhooda sheegay in Qaraxa ka dhacay Gudaha Hoteelka uu ahaa Bam ee aanu ahayn Qof is Qarxiyey, Waxana ay meesha ka saareen Sheegiddii ay DKMG ah sheegtay in Qaraxu uu ka dambeeyay Qof is Miidaamiyey, Iyadoo Ninka Saxaafadda loo soo gudbiyeyna ku sheegay wax lagu Qoslo Maadaama beey yiraahdeen Qof Miino isku Qarxiyey aanan Hilibkiisa midna laga arkeen oo uu kala faniini lahaa.

 

Arrintu si kastaba ha'ahaatee Tuhunkan cusub ee soo baxay ayaa Walaac aad u weyn ku Abuuray Madaxda Dowladda KMG ah ee isugu jira Xildhibaannada iyo Wasiirrada, Waxana Billaabatay in ay ka fogaadaan Goobaha ay Ciidamada DKMG ah ku sugan yihiin Iyagoo Maciin ka raadinaya Ciidamada AMISOM oo iyagu ku eg Ilaalinta Madaxweynaha, Ra'isulwasaaraha, Iyo Xeryaha ay Magaaalada Muqdisho kaga sugan yihiin.

hillaac on December 04 2009

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Some points in this article deserve some attention and carefull reading.

 

 

Sidoo kale qaar ka mid ah
Wariyayaashii ka soo badbaaday Qaraxii
ka dhacay Hotel Shaamoow Ayaa Qudhooda sheegay in Qaraxa ka dhacay Gudaha Hoteelka uu ahaa
Bam ee aanu ahayn Qof is Qarxiyey
, Waxana ay meesha ka saareen Sheegiddii ay DKMG ah sheegtay in Qaraxu uu ka dambeeyay Qof is Miidaamiyey, Iyadoo Ninka Saxaafadda loo soo gudbiyeyna ku sheegay wax lagu Qoslo Maadaama beey yiraahdeen
Qof Miino isku Qarxiyey aanan Hilibkiisa midna laga arkeen oo uu kala faniini lahaa.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Walaalayal masabbid, iyo been-abuur ay DKMG ay so wadaan wa inaan ka hoor tagno. Oo aan umada muminiinta ogeysino ruunta

 

ilahay janadii haka warabiyo intii ku shahiiday inta dhaawacana alaha caafiyo

 

ilaahay ha bur buriyo DKMG meel kastoo ay joogaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ iska dhaaf Xiin,

 

 

Another piece from the article, which in fact, is not something that maskax fayoow ay rumeesan karto

 

 

"War Goobta Shirku ka dhacayey waxa joogay oo Ammaanka sugayey Ciidamada DKMG ah oo isugu jira Boolis iyo Milateri, Waxana ay Hoolka Hoteelka ee ay Xafladdu ka dhacaysay ay Dadka ka celinayeen Saacado ka hor intii aaney Xafladdu billaaban Iyagoo Dadka u sheegayey in ay Hoolka Baarayaan oo Amnigiisa ay Adkeeynayaan,
Waxana aan Shaki ka qabaa in Ciidamada DKMG ah Markaa ay Dadka ka celinayeen ay Bambooyinka ku Aasayeen Hoolka,
Sababta ay Waxaas oo dhan u sameynayaanna weey muuqataa oo Nimanka Iyaga Madaxda u ah ayaa jagada laga qaadayaa beey maqleen Markaas beey rabaan in ay Dowladda farriin u diraan ah in Amnigu uu faraha ka baxayo haddii Madaxdooda lala hadlo

Please read that quote dhammaanteed, khaasatan the bold part, waa conspiracy theory went out of hand to prove a point!

 

 

PS: Articlekan waxyaala badan oo is khilaafsan waa ku jiraan lidna isku ah, balse some points in it needs some consideration

Share this post


Link to post
Share on other sites

oh yeah and the Hageysa bombing was carried by Mrs Smith (Angelina Jolie), and olso the Beledweyn bomb was planted by Clint Eastwood.

 

St-upid conspiry theories which has no chance to stand.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Shaw kan waxani qoray dib muusan u akhrin.

 

Umuzamzam: Hadii rabto inaad habaartanto, say rabboow kii muslimka qarxiyay jaxiima timbisii.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

:D:D

 

Waa run, wirr hadhaho, ninkaan cimaamada munaafiqinta Al Shabab huwan, car hadaho, NINKII QARAXA GEYSTAY ILAAHAY NAARTA HAKU FOGEEYO!

 

Dawlada uu leeyahay waziiradeeyda dilkooda bey ka dambeysay, wax ku kalifiya iney waxaas sameeyso majiro... laakin waxaa hubaal ah, falkaas fulaynimada ah waxaa lagu yaqaana Shayaadhiinta Al Shabab-- Nacalad kor kooda ha ahaatee!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this