Sign in to follow this  
Mintid Farayar

A Theory on Puntland Killings....

Recommended Posts

RedSea   

Oodwayne iyo Mintid,

 

Nimanka Mudug ka yimid waa ku caan indho adkaanta.

 

Nimanku faanka iyo indho adkaanta waa loo daayey. It was rer Mudug man who wrote "diyaaradaha habka loo parking gareeyo" in the 'job experience' space in his job application. lool they are those kinda men. Ha isku daalinana.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think you are losing it now.

 

I have done only two things which i thought was all to your benefit. 1. I corrected your mischaracterization of today's discussion/negotiation betweeen tfg and puntland whose importance aludes you.

 

#2. I asked your oponion about Siilaanyo's comment about Somaliland experiment.

 

Instead of addressing the issues straight, you are resorting feeble works and talking about knives :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

More and more, it's beginning to look like an internal affair - the killings are too targeted and exact. It would be difficult for an outsider sent by outside 'extremist' organizations to have that level of detail about the local society and who's a member of PIS and who's not.

 

The following newstory about the latest killing from HOL further proves this point:

Nin Rayid ah oo xalay lagu dilay Magaalada Boosaaso

Talaado, November 17, 2009(HOL):

 

Waxaa xalay Nin Rayid ah lagu diay Magaalada Boosaaso ee Xarunta u ah Gobolka Bari, taasi oo dhawaanahan ay ka dhacayeen falal amni darro ah oo isugu jiray qaraxyo iyo dilal. Ninkani oo lagu magacaabi jiray Saciid Afrax ayaa waxaa toogtay rag hubeysan xili uu ka soo baxay masjid uu ku soo tukaday, kuwaasi oo markii ay dilka geystay kaddibna goobta ka baxsaday. Waxaa jira warar aan si rasmi ah loo xaqiijin oo sheegaya in ninka la dilay uu ka tirsanaan jiray Ciidmada Sirdoonka Puntland ee PISta loo yaqaano. Ammaanka magaalada Boosaaso oo ah Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa in muddo ah wuxuu ammaankeedu ahaa mid aanu hagaagsaneyn, waxaana dhawaan lagu dilay gudaha magaaladaas Guddoomiyihii Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Bari Shiikh Maxamed Cabdi Awaare, kaasi oo ay rag hubeysan toogteen xili uu ka soo baxay Masjid uu ku soo tukaday. Dilka xalay ka dhacay Magaalada Boosaaso ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo maalmihii aynu ka soo gudubnay ay magaalada ka dhacayeen shirar looga arrinsanayay hagaajinta ammaanka Puntland, gaar ahaan midka Magaalada Boosaaso. Sidoo kalena, wuxuu dilkan ku soo beegmayaa iyadoo ciidamada ammaanka Puntland ay si weyn ugu howlan yihiin sugidda ammaanka Puntland, gaar ahaan magaalooyinka waa weyn ee kala ah Boosaaso, Garowe iyo Gaalkacyo. Ciidamada uu howlgeliyay Maamulka Puntland oo isugu jira Boolis iyo Daraawiish ayaa waxaa lagu arkayaa waddooyinka magaalooyinkaas iyagoo dadka iyo gaadiidka baaraya.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this