Sign in to follow this  
Saalax

Erigavo So far Unsatisfied with the Government of Siilanyo

Recommended Posts

West Burco, Erigavo not happy with Sillanyo? SMH..This is the reason why people were rooting for Riyaale because "Clan is everthing" they say.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

AfricaOwn, it's not about that Reer Erigavo are unhappy about this scandal involving Abdirahman Ducaale and why the new incompetent government of siilaanyo is focusing on individuals while it ignores the countries development and security problems?

Share this post


Link to post
Share on other sites

They were promsing a lot. Change this, change that. The clan politics in SL is still immature. That's why Riyaale was a good choice for a lot of reasons. Those Kulimeys posers couldn't see this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

The clannish nature of this Incompetent government is so far shedding to light, if they want to start investigations against individuals they should start with Siilanyo when he was the finance minister under Egal iyo hantiida qaranka uu lumiyey iyo many others. second issue is the hantidhawraha guud doesn't have a right to order xayiraad only the court does.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by AfricaOwn:

They were promsing a lot. Change this, change that. The clan politics in SL is still immature. That's why Riyaale was a good choice for a lot of reasons. Those Kulimeys posers couldn't see this.

Originally posted by Libaahe*:

The clannish nature of this Incompetent government is so far shedding to light, if they want to start investigations against individuals they should start with Siilanyo when he was the finance minister under Egal iyo hantiida qaranka uu lumiyey iyo many others. second issue is the hantidhawraha guud doesn't have a right to order xayiraad only the court does.

Ahh, that explains all the calaacal. :D

 

What I enjoy about your distaste for Siilaanyo is how fast you all turned on him, just because he hails from the habros of Burco, instead of the habros of Hargaysa, who you think have an assumed birthright to rule Marfashland.

 

But knock yourselves out and continue your little ramblings about Siilaanyo, because it won't do you guys any good.

 

The old man is here to stay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

FAALLO: Xukuumada Mid Baan Odhanayaa Salaadiintana Mid Baan Odhanayaa Shacabkana Mid Baan Odhanayaa,Wariye: Barkhad Cabdillaahi Maxamed

 

Marka Hore guud ahaan waxaan salaamayaa Madaxda Xukuumada Somaliland & Salaadiinta Somaliland & Shacabka Somaliland ee Sharafta Leh, Intaa Kadib Waxaa jirtay in xukuumadu ay Baryahan Soo saartay qorshe lagu baadhayo Hantidii dalku halka ay martay iyadoo dowladu ku doodeysa in ay jirto hanti la lunsaday,

 

 

Hadaba iyadoo arintaasi wanaagsan tahay ayaa dhinaca kale qabiilooyin ka cadhoodeen arintaa iyagoo sheegay in iyaga gaar loo bartilmaamsanayo. Hadaba Marka hore waxaan faaladan ku bilaabayaa Tallo aan u soo jeedinayo xukuumada Somaliland,

 

Dalka Somaliland Waxa uu ku yaalaa mandaqad aad u halis ah isla markaana dhinac walba dagaalo ka socdaan iyadoo taasi jirto ayaa dalka Somaliland uu noqday Rajo ka dhex iftiimaysa Geeska Afrikada bari waxa ayna taasi ku timi dadka Reer Somaliland oo ah dad dun wanaagsan isla markaana nabada wada ilaaliya iyagoo is afgarad iyo tanaasul badan isu sameeya si,ay u wada noolaadaan,

 

Hadaba Iminka Waxaad Moodaa in midi midi ku taag iyo Hebello is eegaya ay ka jiraan dalkii Somaliland arintaas oo ah Dhabar jab weyn iyo warar ay aad uga naxayaan dadka Reer Somaliland gudaha iyo Dibadaba,

 

Xukuumada Iminka dalka Ka talisa oo Laba bilood uun joogtay Runtiina dadku ay ka filayaan horumar balaadhan oo ay dalka iyo dadkaba gaadhsiiyaan ayaad moodaa inay ku mashquulsan tahay Arimihii ugu danbeyn lahaa wax qabadkeeda waayo shaqada iminka xukuumada u taalaa wey ka balaadhan tahay nin la Eryado,

 

 

Xukuumada waxaan odhan lahaa Dalka idinkaa gacanta ku haya isla markaana idinkaa ka mas,uul ah nabad galyadiisa maanta waxaa fiican inaad is weydiisaan Nabad galyada aynu haysano qiimaha ay inagu joogto. Runtii waxay inagu joogtaa Qiime aad u qaali ah mana aha inay idiin muuqdaan shakhsiyaad waa inaad ka fekertaan dalka iyo sidii aad dhibaatada uga ilaalin lahaydeen isla markaana aad horumar u gaadhsiin lahaydeen,

 

Xukuumada waxaan odhan lahaa arinta raga la xisaabinayo wey fiican tahay laakiin waxaa fiican inaad dib u dhigataan inta ay xukuumaduna lugaheeda si wanaagsan isugu taagayso. Laakiin hadii ay xukuumadu ku adkaysato qasab baan ku socod siinayaa waxay keeni kartaa dhibaato waayo Xukuumadu wey og tahay in dadkan aanay wali u Bislayn inay isku meel ka istaagaan qofkii danbi lagu soo oogo, Xukuumadu waxay og tahay in dadkan ka kooban yihiin qabiilooyin ay ku jiraan in badan oo kala fikrad ah,

 

Xukuumada Waxaan kula talin lahaa inay isticmaalaan hab ka duwan kan ay iminka ku socdaan iyagoo ka fogaanaya wixii dhibaato ku keeni kara, Xukuumada Waxaan Kula talin lahaa inay Nabad galyada ka horeysiiso wax walba isla markaana ay ka fogaato wixii dhibaato keeni kara, Xukuumadu maanta iyadaa midida daabkeeda haysa waxaana looga baahan yahay inay la yimaadaan dulqaad badan iyo inay ka fekeraan waxa iman kara, Soomaalida ayaa tidhaahda (Illaahow Cadawgayaga Mid Caaqil Ah Ka Dhig) oo ah In qofka Cadowga ah ee kaasoo hor jeedaa uu noqdo qof caqli leh kaasoo garanaya dhibaatada iman karta. Xukuumada waxaa ku haboon inay wax walba ku ilaawaan sidii quruxda badnayd ee loosoo doortay isla markaana ay ugu da,daali lahayd sidii ay wanaag ugu abaal gudi lahayd bulshadii soo dooratay ee maalinta dhan bacadka iyo Roobka u taagnaa,,

 

Madax weyne Axmed Siilaanyo oo ah Rugcadaa Siyaasadana in badan ku soo dhex jiray waxaa fiican inuu noqdo NELSON MANDELA- ha Reer Somaliland. waayo Mandela markii uu Qabsaday Dalkiisa kuwii 25 sanadood Jeelka ku xidhay ayuu cafiyay, Dalka South Africa waad og tihiin in laga Sameeyey Maxkamad dadka lagu saamaxo oo qof kasta oo danbi sameeyey la yidhi Saamax baad tahay waxa ay sidaa u sameeyeen inay ilaawaan wixii ay soo mareen isla markaana ay horumar gaadhaan Taasina wey u suuro gashay maantana madowgii iyo Cadaankii Gumaysan jirey ayaa walaalo ah, Markaa maanta waa nasiib daro inaynu inagu isu fiirsano oo Qabiil dib ugu noqono, Waxaana wax laga Murugoodo ah in maanta ay arinteenu noqoto waan sameynayaa iyo ma sameynaysid,

 

Tallada dowlad waxaan kusoo gab-gabeynayaa inay la yimaadaan dulqaad iyo walaalnimo Nabad galyadana aanay u dumin qof ay doonayaan iyadoo dhinac walba dab inagaga shidan yahay, Maanta Koonfurta Somaliya maalintay Ugu Yar Tahay waxaa ku dhinta labaatan qof Halka Somaliland maalintii ay ku dhashaan in ka badan 100 caruura, Markaa taasi waa Illaahay mahadii Inagana waxaa la inooga baahan yahay inaan ilaashano nadabaa iyo Sharaftaa uu illaahay ina siiyey,

 

 

SALAADIINTA WAXAAN LEEYAHAY,

 

 

Suldaanka iyo Odayaasha markooda hore waxaa lagu yaqaanaa inay nabada iyo wanaaga ka shaqeeyaan markaa salaadiinta waxaan leeyahay waa in aanay shaqadoodii ka leexan isla markaana aanay iyagu dhibaato dalka ka dhacda aanay horseedin, Salaadiinta iyo Odeyaasha waxaa looga baahan yahay inay Nabada dalka ilaaliyaan waayo Nabadu qiime badan ayay inagu joogtaa mana aha inay si fudud dhaawac u soo gaadho,

 

Salaadiinta waxaan kula talin lahaa in aanay wax faa,iido ahi ku jirin Baaq iyo Hanjabaad ay soo saaraan isla markaana hadii wax la kala tirsanayo si walaaltinimo ah loo dhameeyo, Xukuumadani waa Xukuumad cusub walina aan shaqadii si wanaagsan ula qabsan isla markaana laga yaabo inay khaladaad ka yimaadaan laakiin idinku waxaa tihiin kuwii sixi lahaa idinkoon wax dhibaato ah Sameyn,

 

Salaadiinta & Odayaasha waxaan kula talinlahaa inay arimahan ka Eegaan dhinaca wanaagsan isla markaana ay dowlada iyagoon xanaaqin ay kala hadlaan isla markaana ay talooyin u soo jeediyaan dowlada sidii arintan loo dhameyn lahaa, Laakiin Hadii xukuumaduna tidhaa waan sameynaynaa idinkuna aad tidhaahdaan ma sameynaysaan taasi waa Rogmasho iyo Tallo xumo weyn, & in 20 sano dib loo noqdo,

 

Salaadiinta & Odeyaasha waxaan Talo ugu soo gab gabeynayaa inay dalkan iyagu mas,uul ka yihiin wanaag iyo xumaan wixii ay ugu taliyaana uu qaadi doono, Waxa kaloo aan idiin Rajeynayaa in Talada wanaagsan illaahay idin garan siiyo sheydaankana idinka dheereeyo. Xukuumaduna waa xukuumadeenii aynu dhisanay waxay u baahan tahay inaad la shaqeysaan oo gacmaha la is qabsado si,aan cadawgu idiinka faa,iideysan,

 

 

 

SHACABKA WAXAAN ODHAN LAHAA,

 

 

Shacabka Reer Somaliland Runtii waa dad wanaaga aad u jecel laakiin waxaan kula dar daarmayaa in aydaan idinku dab sii shidin oo hadii arimo noocan oo kale ah ay yimaadaan aad caqliga isticmaashaan, Hadii midna yidhaahdo waa la xisaabinayaa midna lama xisaabinayo markaa isa seegte ee ogaada, cadow badan ayaad leedihiin oo dhibkiina jecel markaa yaan sheydaanku idinka faa,iideysan,

 

Dalkan iyo dadkan dhibkii ay soo mareen nina loo sheegi maayo markaa waxaa la idinka baahan yahay inaad Qabyaalada ka dheeraataan, Wax yaabaha cajiibka ah waxaa kamida ee Shacabka lagu arko in ninka difaacaya qof uu ku difaacayo Qabiil ka kasoo hor jeedaana uu uga soo hor jeedo qabiil iyadoo aanay jirin wax qadiyad ah oo dadkan Aaminsan yihiin,

 

Shacabka Somaliland waxaan kula talinayaa inay iska daayaan hadalada Naxliga ah ee ay isu marinayaan Warbaahinta iyo kuwa ay Tooska isugu odhanayaan, Waxaadna ogaataa nin walowba ninka aad caayeyso ayaa kuu walaalo ah hadii isaga lawaayo adigana waa lagu waayayaa, Waxyaabaha la yaabka ah waxaa kamida in aanan arag baaq ay shacabku u soo dirayaan Warbaahinta oo xukuumada iyo Salaadiinta ugu baaqaya Nabad iyo Is afgarad, Waxaa wax laga calool xumaado ah in ninkii qalinka soo qaataaba ama uu difaacayo qof ama uu dhaleeceynayo iyadoo aad dareemi kartid in waxa ay ku taageerayaan iyo waxa ay ku difaacayaanba ay yihiin qabyaalad, Arintaasina waa mid shacabka Reer Somaliland ay canaan badan ku leeyihiin waayo dalka iyagaa leh haduu hagaagana iyaguu u hagaagayaa haduu xumaadana iyaguu ka xumaanaya,

 

Shacabka waxaan Tallo ugu soo gab gabeynayaa inay walaalo ahaadaan isla markaana ay iyagu xukuumada iyo Salaadiinta ugu baaqaan inay is afgartaan maanta dani inooguma jirto dhibaato cusub iyo hadhow sidaa maan moodeyn, ugu danbeyntii kheyr baan idiin Rajeynayaa,

 

Waxaynu isku og nahay Walaalnimo kalgacal iyo Isku Duubnaan,

 

 

 

Faalladan waxaa Soo Diyaariyey

 

Barkhad Cabdillaahi Maxamed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mr. Somalia:

 

What I enjoy about your distaste for Siilaanyo is how fast you all turned on him, just because he hails from the
habros
of Burco, instead of the
habros
of Hargaysa, who you think have an assumed birthright to rule Marfashland.

 

This silly pirate is confused :D

 

1. This is is nothing like the state in pirateland

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by Mr. Somalia:

quote:Originally posted by AfricaOwn:

They were promsing a lot. Change this, change that. The clan politics in SL is still immature. That's why Riyaale was a good choice for a lot of reasons. Those Kulimeys posers couldn't see this.

Originally posted by Libaahe*:

The clannish nature of this Incompetent government is so far shedding to light, if they want to start investigations against individuals they should start with Siilanyo when he was the finance minister under Egal iyo hantiida qaranka uu lumiyey iyo many others. second issue is the hantidhawraha guud doesn't have a right to order xayiraad only the court does.

Ahh, that explains all the
calaacal
.
:D

 

What I enjoy about your distaste for Siilaanyo is how fast you all turned on him, just because he hails from the
habros
of Burco, instead of the
habros
of Hargaysa, who you think have an assumed birthright to rule Marfashland.

 

But knock yourselves out and continue your little ramblings about Siilaanyo, because it won't do you guys any good.

 

The old man is here to stay!
Give Libaahe and AO some credit saxib. Sadex bilood ayey is hayeene lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

N.O.R.F, don't get me wrong i am not anti siilaanyo government for no reason but so far it's proving to be incompetent government. so many disastrous events that damaged somaliland's reputation in just two months. ONLF going through our ports, Oog attacked, about 6 somaliland citizens kidnapped and many more, like i said i am not impressed at slightest.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Dude is just protecting Siilanyo no matter what, and that other NG dude talks sideways, a lot of subliminal messages. Don't bother with dude..

 

Fact remains: This president is so far a failure.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

AfricaOwn, even one of the biggest kulmiye supporters pre elections - Xildhibaan Wabeeye admits the way the government tried to handle the Abdirahman Ducaale issue is wrong and how the so called hantidhawraha guud had no right to order a xayiraad but only the court.

 

 

 

 

Wabeeye

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Young Libaahe, are you aware of the fact that there are over 2600 Maakhiri residences + businesses and large plots of farm lands inherited from generations to generatioms in Erigavo, 1200 residences of the people of Las Anod/Darwiish, whereas the combined residences of Hargeisa/Bur'o in the city are of 2400. (Latest official count)

 

So how can you speak for the majority and lump them with your sub-clan's grievances against Silaanyo's Government?

 

Take it as an info, and pls for the last time spare us the nonsense. This is no teen's corner.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this