Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Large Demo held today in Buuhoodle in support of Puntland State and Agreement

Recommended Posts

A Demostration was held today in Buuhoodle's Cayn Region of Puntland in support of the Puntland government and the Isimada agreement reached on the 16th of March.

 

The people there also expressed their strong allegiance, commitment and support for the territorial unity and intrinsical existence of the State and their unshakeable vocal support in being part and parcel of the State's political existence, unity and development.

 

Buhoodle ( Radio Laascaanood )---Dibad bax balaadhan oo lagu taageeran yahay dawlada puntland ayaa maanta magaalada buuhoodle ka dhacay.

 

Buhoodle ( Radio Laascaanood )---Dibad bax balaadhan oo lagu taageeran yahay dawlada puntland ayaa maanta magaalada buuhoodle ka dhacay, kana soo Qayb galeen dhamaan laamaha bulshada buuhoodle ugu horeeyaa ururada dhalinyarad haweenka, isboortiga iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada buuhoodle.

 

Dibad baxyaasha ayaana ku Qaylinayey,waxaanu taageersanay go,aanka isimada iyo xukuumada puntland oo dhawaan magaalada garoowe ka dhacay waxaanu soo dhawaynaynaa jirtaanka puntland iyo Wasiirka wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka bada puntland oo isagu xalay magaalada buuhoodle soo gaadhay, laguna wado inuu magaalada buhoodle kulamo kula Qaato waxgaradka magaalada buuhoodle oo iyagu taageersan go,aamada dawlada iyo isimada iyo guud ahaanba jiritaanka maamulka puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fisheries and Marine Resources Minister of Puntland Eng. Maxamed Faarax Faruur Present at the demonstration whereby he was welcomed into the city he arrived late last night.

 

4466990749_3e9d235d08.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

A Demostration was held today in Buuhoodle's Cayn Region of Puntland in support of the Puntland government and the Isimada agreement reached on the 16th of March.

 

The people there also expressed their strong allegiance, commitment and support for the territorial unity and intrinsical existence of the State and their unshakeable vocal support in being part and parcel of the State's political existence, unity and development.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Masuuliyinta Puntland gaaray degmada Buuhoodle oo Kulan la qaatay maamulka halkaasi kana Waramay Socdaalkooda.

 

March 27, 2010| NEWS: Category

Masuuliyin ka tirsan Dowladda Puntland oo gaaray degmada Buuhoodle xarunta gobolka Ceyn ayaa kulamo la qaatay Maamulka gobolka iyo kan degmada halkaasi oo ay ka wada hadleen amuuro kala duwan.

 

Wasiirka Kallumaysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Injineer Maxamed Faarax Aadan oo hogaaminaaya wefdiga ayaa Horseed Media Caawa u sheegay in kulamadaas ay maanta halkaas ka dhaceen isla markaana ay la qaateen masuuliyinta gobolka iyo kan degmada Buuhoodle.

 

Wuxuu sheegay in kulamadaas diirada loogu saarayay xaalada ka jirta gobolkaas gaar ahaan waxyaabaha ka maqan oo ay Bulshada halkaas ku dhaqan u baahanyihin in laga caawiyo oo ay ka mid tahay adeegyada Bulshada sida Caafimaadka iyo Caafimaadka.

 

Wasiirka ayaa sheegay in socdaalka ay halkaas ku gaareen ay la xirrirto ukuur gelida xaaladaha ka taagan gobolka,iyadoo u sheegay in marki ay soo dhamaystaan ay masuuliyinta Puntland u gudbin doonaan warbixin ku aadan xaalada gobolka Ceyn.

 

Mar la weydiiyey sababaha keenay in isagu loo xulay inuu aado gobolkaas oo aan loo dirin Wasiiro kale oo khuseeya arimaha Bulshada maadama isagu yahay Wasiirka Kallumaysiga ayuu ku jawaabay.

 

”Horta Dowlada waad garanaysa waa wax isku xiran oo nin weliba meeshu maraayo masuuliyadeeda iyo howsheeda leeyahay.Aniga Wasiirka Kallumaysiga ayaan ahay waa dhici karta in la yirahdo maxaa meesha geeyey oo kallun lagamo helo laakin waa meesha ama degaanka aniga la iiga soo doortay wuuna la mid yahay degaanada kale ee Puntland”,ayuu yiri Wasiir Maxamed Faarax.

 

Dhanka kale mar la weydiiyey sida uu arko Socdaal la sheegay in maalmahaan degmada Buuhoodle kusoo gaari doono Saleebaan Xagle-toosiye oo ka mid ah Hogaanka Beelaha SSC ayuu sheegay in uusan ka warqabin arintaas.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Buuhoodle:Mas'uuliyiin Puntland ka tirsan oo Gobolka Ceyn lagu soo dhaweeyey & Kulamo halkaas ka socda.

 

APL 27. marts 2010

 

Buuhoodle:(Allpuntland)-Mas'uuliyiin ka tirsan Dawlada Puntland oo isugu jira Wasiiro,Wasiiro Ku xigeeno & Agaasimeyaal ka tirsan Wasaaradaha Dawlada Puntland ayaa Maanta gaaray Gobolka Cayn Magaalo madaxdiisa Buuhoodle.

 

Mas'uuliyiintan oo aanan Safarkooda horay loosii shaacin ayaa waxaa horkacayey Wasiirka Kaluumaysiga & Kheyraadka badda ee Puntland,waxayna soo dhaweyn kala kulmeen Madaxda & Shacabka Magaalada Buuhoodle.

 

Banaanbaxyo ay soo qaban qaabiyeen Mas'uuliyiinta Maamulka Gobolka Ceyn & Kuwa Degmada Buuhoodle ayaa Barqonimadii maanta halkaas ka dhacay,waxaana Banaanbaxaas lagu taageerayey Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed,waxaana lagu Canbaareeyey Dhaqdhaqaaqa Soomaaliland ee Gobolka SSC.

 

Dhinaca kale Mas'uuliyiintii halkaas gaartay ayaa Caawa Saxaafada u sheegtay inay bilowdeen Kulamo ay la yeelanayaan Waxgaradka & Maamulka kusugan Degmada Buuhoodle ee Gobolka Ceyn ee Dawlada Puntland,waxayna intaas ku dareen In kulamdooda ay Saacadaha soo socda Si toos ah u sii balaaran doonaan.

 

Ma jirto Cid si toos ah faahfaahin uga bixisay Safarka Mas'uuliyiintan,balse warar hoose oo Buuhoodle laga helayo ayaa sheegaya in ay Mas'uuliyiintu kulamdooda uga hadlayaan taageerida Shacabka Gobolada SSC ee Dawlada Puntland.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

muslinta puntland....looooool ! funny story you mean two guys on a garande car, who represent no one.

 

anyway...protest all you want at least you have that right. fly what ever flag you want, cheer at whoever you choose.

 

unfortunatly though you are a victim to geography and i am closer to you then puntland, and you live on my mercy not on puntland strength.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Flag_of_Puntland.png

 

Calanyahow babanayaa

Waxaa kuu calaamada

Buluuggii cawaaliyo

Caddaan nabad matala iyo

Cagaar doog u yaaliyo

Barwaaqaad ku caan tahay

 

Ciidaadu waa hodan

Caraf iyo udgoon badan

Puntland baad u curutaye

Cawo iyo ayaan side

Cimrigaa ha dheeliyin.

 

 

^^

 

THIS IS AWESOME, Masha Allah! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr. Somalia it's awesome brother as you said and I like it too. It's the new parliament adopted anthem for our State flag and the words have been written by a man called Abdullahi Mahamed Jibriil who resides in Garoowe State capital of Puntland.

 

I translated it into English.

 

Calanyahow babanayaa

Waxaa kuu calaamada

Buluuggii cawaaliyo

Caddaan nabad matala iyo

Cagaar doog u yaaliyo

Barwaaqaad ku caan tahay

 

Ciidaadu waa hodan

Caraf iyo udgoon badan

Puntland baad u curutaye

Cawo iyo ayaan side

Cimrigaa ha dheeliyin.

 

Ye in the sky fluttering flag

Thy symbols and hallmarks include

The blue in Cawaale’s Azure

White hue representING Peace and

The meadow green which stand for Leas

Wealthy is what thou renowned in

 

Thy soil is rich with abundance

Sweet scent aroma and fragrance

Ye came into be for Puntland

Fortune and luck like day ‘n’ night

Thy time may you never be sagged!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this