Sign in to follow this  
Xudeedi

SSDF Clan Media Outlets Fabricate a Fake Victory

Recommended Posts

Xudeedi   

Musumaasaqa Puntland ka jira iyo in hal Qoys afduubteen wixii loo dhistay Puntland waxa ka garan kartaa sida ay uga samaysteen canshuurtii Puntland warbaahinta beenta xad dhaafka ah ka fidisa Beelaha kale ee reer Puntland.

 

 

Idaacada Garoowe waxa iska leh madaxweynaha Puntland CabdiRaxmaan Faroole wuxuuna ka samaystay xiligii uu ahaa Wasiirka maaliyada Puntland

 

 

Idaacada Somali Broadcasting Corporation SBC waxa iska leh Cali Cabdi Awaare wuxuuna samaystay xiligii uu ahaa wasiirka dawladaha hoose ee Puntland

 

 

Horseed Media iyagana waxa shirkad ku ah Madaxweynihii hore ee Puntland Cade Muuse iyo wasiirka amniga Puntland oo hada xilka haya oo qaar ka mid ah qoyskiisuna yihiin kuwo maamula Idaacadan hada

 

 

Wasiirkii hore maaliyada Puntland Gaa gaab isaguna shiraako ayuu ku leeyahay Idaacadaha Puntland qaar ka mid ah.

 

 

Idaacadahan oo qaarkood ku hadla afka Beel ka mid ah Beelaha Puntland ayaa had iyo jeer waxay yihiin kuwo been ka fidiya Beelaha kale ee Reer Puntland .

 

 

Dhacdadii ugu danbaysay oo labadan Idaacadood ee Horseed iyo Garoowe ku soo bandhigeen beentooda oo dadka intiisa badani hada u cadaatay ujeedadooda dhabta ah ,ayaa waxay ahayd qoraalkii Been abuurka ahaa ee AFP kaas oo lagu sheegay in buuraha ********** yihiin Toora Boora, ayna ku nool yihiin argagixiso Caalami ah iyaga oo u ololeenaya in Galgala iyo Majayahan lagu weeraro Diyaaradaha dagaalka ee B52, ka dibna ay rumaysan yihiin in ay u fududaan doonto labadooda Mulkiile in ay qodan doonaan Majayahan oo ay horay isugu dayeen in ay bililqaystaan, hase ahaatee ka calfan waayey wiilasha ay maanta shaabada argagixisnimada ku dhufteen iyaga oo war been ah aduunka u gudbiaya

 

 

Labadan Idaacadood ayaa waxa loo diray baaqii nabada oo ay ku saxiixnaayeen dhowr iyo tobonka Oday oo ahaa Cuqaasha iyo waxgaradka aadka looga yaqaano Gobolka Bari iyo Haylaan,hase ahaatee waxay noqdeen kuwo ka dhego adaygay in ay soo qoraalkaas ,laakiinse ay soo qaateen hal qoraal oo been abuur ah, uuna qoray nin ujeedo fog lahaa isaga oo jooga Nirobi hase ahaatee aan iman Galgala, lana soo xiriiray Nin ay isku hayb yihiin oo ku sugan Magaalada Ceergaabo iyo mid kale oo ay isku Beel yihiin Cade oo jooga isaguna Boosaaso.

 

 

Idaacadahan ayaa haba yaraatee aan wax ka qorin dhibka iyo waxyeelada ay ka gaystaan Ciidanka SNM magaalooyinka Buuhoodle iyo Widhwidh, iyaga oo mararka qaarkood ku dheeraada amaan aan jirin oo ay u sameeyaan danbiile dagaal Siilaanyo

 

 

Warbaahinta ayaa haba yaraatee wax ka qorin dhacdadii foosha xumayd ee Odayaasha **** ******* lagu xasuuqay,iayaga oo ah kuwo had iyo jeer ka sheekeeya cuqdad aan dhamaad lahayn iyo in ay sameeyaan Cinwaano ah Xoosh baa Afka furtay

 

 

Ugu danbayntii Reer Maakhir maaha kuwo uga guuraya gobolka bari hadal iyo Idaacad la furto , waana qawmiyad ku noolayd qarniyo badan Buurta Boosaso dul saaran iyo hareeraheeda iyaga oo awoodo badan oo hore isku dayeen in ay tijaabiyaan arintan ay maanta Faroole iyo Cade wataan ,hase ahaatee ay noqdeen kuwo ku guul daraystay ,sidaas awgeed nabada Puntland iyo wada noolaashaha Beelahu wuxuu ku jiraa in aan la samayn wax jar iska xoornimo ah lana xeeriyo wixii loo dhistay Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Lol. Funny thing is watching Faroole on Universal TV crying out calling out all the sub-clans and all resources for the BIG war.

 

Damn I thought Galgala had only 700 men sheltering in it? Why all the qeeylo dhaan? Calling the world and neighbouring countries to help out is bit too desperate. Really. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Paragon: Puntland is weak clan administration. Faroole will be defeated so long as he ignores the warning of the elders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Tolow haddii Shabaabka koofurta jooga yimaadaan muxuu samayn lahaa, kuwo buuro dhexdood ka dagaalamaya buu la calaacalayaa? This should be a lesson for kuwii meelahaan qabyaaladda la mashxaradayey kuna farxyey rabshadaha ka dhacaya dalka intiisa kale.

 

On the other hand I really hope in dagaalkaani demo dadka Soomaaliyeed ee degaankaas degganna aysan qaxin.

 

Soomaaliya waa mid dhibka goob ka dhacaana meel walba waa inuu damqaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hales   

It seems that The decision to wage war against the rebels in the regions was primarily incensed and motivated by their leaders links to Islamists and Alshabaab.

Now these links might explain why the Puntland administration did not resort to negotiation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Waryaaya Cuqdada is ka saara!

 

Puntland cid ay lacag siiso majirto, cid ay wadooyin u dhisto majirto. All Puntland did in all its 11 years of existence, was keep the peace. Bal ii sheeg meel ay ceel ka qodeen iyo qabiil ay wax siiyeen! Hadii maamul tahayna idinkuba qayb baa ka tihiin. hadii aad madaxtinimo u rabtaan reerkiinana bahashu waa wareegto way idiin iman ee sabra. By siding whith alshabaab sympathisers you are tarnishing your clan's good name! hadii uu tolku isku raaco inuu la taageero dad Bossaso haweenka iyo caruurta qaraxyo u dhigaya bal aan ka war bogno meesha ay idin gayso

 

Abwaan you seem bitter. This people that you are talking about are Alshabab. The war in here is much difficult than the one in the South, as it is in hard mountaineous terrain.

 

Faroole, is asking support from all the clans in Puntland including the Sanaag clan, and that he is entiltle to.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

 

Samafal, I know, that nobody does indeed sound like a bitter old witch, as usual. But unfortunately for him, we Puntlanders, will show him what unity of purpose can achieve within a community and for a community, so ask him to get himself a pen and paper, and take notes-- because a lesson worthy of emulation will be taught by the people of Puntland-- for the anarchist communities he hails from in the south.

 

As for Xudeedi, bleating about SSDF and all sort of mind numbing buffoonery of the like in hear-- I wish to urge him to restraint himself these coming few hours, lest he irredeemably embarrasses himself. Puntland will defeat Atam, for his willful betrayal of fidelity, and Xudeedi's own perfidious treachery in support of it, will be tamed and humbled, once and for all. I guarantee it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Mr. Somalia you are lying to yourself. What bothers you is the clan more than anything. What Faroole is doing is just like Cadde did few years and this same Atam humiliated the SSDF clan then.

 

You SSDF boys operate with the logic that your clan is always right; you know Faroole is a corupt old cab driver yet you support him simply because he is from your SSDF enclave. Yet when Makhiri's support their kinsmen, then they should be identified as clannist.

 

Poor SSDF logic

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hales   

It wouldnt matter if it was Ilka Jir or a Faroole, these folks would still support any Rebel leader that threatened the state.

 

Awoowe your high fever emotional outbursts is now indulging on deep cuqdaad and other clan related qashiin, i suggest you transmit your opinions across on the Puntland administrations a different way without attacking an entire clan.

Words such as "defeated the SSDF clan" are uncalled for and break forum rules.

 

P.S im also highly critical of the Puntland administration and Farooles foreign policy, im calling out on your wrong ways.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xudeedi there is no SSDF, it was dismanteled a long time ago.

 

Now answer these questions, why the interior minister is also fighting this alshabaab front. And why Putnland forces including your clan are also fighting these rebels?

 

Eyewitnesses are reporting that Sheikh Atam has 400 troops including foreign fighers in the mountains of Galgala do you support him and if so do you support alshabaab in general?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mr. Somalia:

 

As for
Xudeedi
, bleating about SSDF and all sort of mind numbing buffoonery of the like in hear-- I wish to urge him to restraint himself these coming few hours, lest he irredeemably embarrasses himself. Puntland will defeat Atam, for his willful betrayal of fidelity, and Xudeedi's own perfidious treachery in support of it, will be tamed and humbled, once and for all. I guarantee it.

^^ :D

 

Xudeedi, do you now, officially consider yourself embarrassed?-- now that, your 'hero' Atam has made it as plain as day, by making that pronouncement online, that he is INDEED an Al Shabab minion working to destabilize the peace and prosperity of all the peoples of Puntland...Or are you NOT yet relieved from that SSDF incubus that seemed to have been haunting you all of yesterday, to admit that to yourself? :D

 

And by the way,I strongly urge you to seek medication for that perverse SSDF affliction, lest it permanently gets out of control and irreversibly impacts your cognitive abilities, that is of course, if you had any in the first place.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this