Sign in to follow this  
General Duke

Why the Makhir project is positive?

Recommended Posts

Emperor   

^Waa maxay danaha ummada kudhaqan Sool iyo Sanaag ee loo adeegayo, waa maxay adeegyada Maamulka hada jira ee Puntland uu kaqabtay Gobalada kale sida Bari, Nugaal iyo Mudug ee uusan kaqaban SOOL iyo Sanaag.

 

Maad ii sheegi kartaa hal wado ama iskuul oo kuyaal Magaalooyinka ugu waawayn ee Puntland sida Boosaaso iyo Gaalkacyo oo ay Dowlada Puntland wax tartay ama wax uqabatay?

 

Waxaan rabaa kaliya inaan ogaado waxqabka aadba ha uyaraadee ay dolwada Puntland uqabatay Bari,Nugaal iyo Mudug oo aysan uqaban Sool iyo Sanaag.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Ninyahoo nin wax baddan og ma tihid, marka hadalkaaga qiimo saasa malaha mana doonayo inaan isku mushquuliyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^LOL, kolay nin waynna waa tahay, hadalkaaga wax qiimo saas ah malahan kaama fileyn, LoL, hadal horanna kor waan kuugu sii qoray...

 

Khalad kuma oran wax xunna masheegin sida wax aan u arkay iyo cilmigayga inta uu gaarsiisanyahay unbaan kahadlay, walibana inaad wax siyaadsado ayaan dalbaday oo su'aala waydiistay, inaanan wax ogaynna ceeb ma ahan balse waxay tahayba waa kaharay dooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Emparor: Arintaas iyadoo aan tixraacaaya arimihii ugu dambeeyey aan kaaga jawaabo.

 

1) Biyo galintii Gaalkacyo waxaa ku baxay $1.5 million. Puntland waxay bixisay 700,000 meesha ay hayadaha deeq bixiyaasha ka bixiyeen 600,000 inta kalena ay bixiyeen dadka deegaanka. Biyo galintii dhahar waxaa ku baxday lacag intaa kayar. Puntland waxay ku bixisay 0.0000. halka ay wax qeyb sadeen dadka deegaanka iyo deeq bixiyayaasha.

 

2) Puntland waxay mishaar joogta ah siisaa macalimiin gaaraaya 270 gobolada Mudug, Bari, Nuugaal. Meesha Sool iyo Sanaag ay lacagtaasi bixiyaan Qurba joogta. Aynan xitaa ogolayn waxay xaqa u lahaayeen.

 

3) Ciidamada Xaalufinta Degmada Dhahar iyo kuwa kalee booliska sanaag. Dadka deegaanka ayaa wax siiya. Meesha ay degmooyinka aad sheegtey ka jiraan boolis lacag ku qaata canshuurta laga qaado boosaaso.

 

....Intaas waan kasii wada karaa... mana rabo inaan tol kula xisaabtamo NET ka. ee ha i kalifin Amparorow ina adeer. Kuman wax baan tabanayaa oo aan kow taaban....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Koora inder si wacan oo raganimo leh, horta arinta aad soo bandhigtay haday jirto waa wax suurtagal ah waanna taageersanahay in markaa meesha laga hirgaliyaa Maamul dadka gobolka wax uqabta, runtii aniga maalmahanba dadka Duuliya Maakhir state ayaa iska ahaa inkastoo aananba lasocon asaaska iyo sababaha Maamulkan, runti dadkayga waan lajeclahay wanaaga, waana suurtagal wax aan ogayn in la igu siyaadiyo laakiin adna markaaga waa inaan wax kuu sheegi karaa oon arinta isla fiiq fiiqi karnaa. Kolay waxyaaba aad soo bandhigtay horay uma maqal oo anigu waxaan haystayba dowlada Puntland aslanba inaysan wax kaqaban meel kamid ah Puntland oo dhaqaalaha isaga qayilaan rag khaas ah, balse hadayba wax kaqabteen oo dhaqaalo kubaxsheen meelo kamid ah Puntland waaba wax fiican balse igu cusub, meelihi aanay wax kaqabanna waxay xaq uleeyihiin in sidaas oo kale wax loogu qabto ama ay ayahooda katashadaan, waa mid aan aaminsanahay taas. Tan kale waxaad ogaataa siyaasadi iyo nin tooxsigi wuu batay, eedi iyo isku farataagina kaba daran, niman meelo ama Maamulo iska waayay kiishbuuranoo horboodayaal ahna waa nagu saladmeen, markaa halkaas armay arintu ka bislayn ayaan islahaa, hadiise Maamulku mid daacad ah oo wanaag wada dadkuna rabo haduu yahay waa in lataageeraa, kaliya waxaan laha haduusan sidaa ahayn dee Somali way milantay oo lakala haray lasii kala sirifmay, intayadii yarayd ee isku hartay oo walibana magac wadaaga ahaa yaan lasii kala sarifin, oo wuxu haday iska tahay Siyaasad iyo Xukun doonimo shaqsiyeed yaanba lasii fogayn oo kan Puntland haka fara maroojiyo ninka hada jooga, waa Simple dadkoo dhan baaba hada Cadde leh meesha waa in laga saaraa, ganacsadii iyo Shacabkii Boosaaso, Garoowe iyo Gaalkacyoba waa taageeraayaan wax alla wixii badali kara Maamulkaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Koora-Tuunshe:

Emparor: Arintaas iyadoo aan tixraacaaya arimihii ugu dambeeyey aan kaaga jawaabo.

 

1) Biyo galintii Gaalkacyo waxaa ku baxay $1.5 million. Puntland waxay bixisay 700,000 meesha ay hayadaha deeq bixiyaasha ka bixiyeen 600,000 inta kalena ay bixiyeen dadka deegaanka. Biyo galintii dhahar waxaa ku baxday lacag intaa kayar. Puntland waxay ku bixisay 0.0000. halka ay wax qeyb sadeen dadka deegaanka iyo deeq bixiyayaasha.

 

2) Puntland waxay mishaar joogta ah siisaa macalimiin gaaraaya 270 gobolada Mudug, Bari, Nuugaal. Meesha Sool iyo Sanaag ay lacagtaasi bixiyaan Qurba joogta. Aynan xitaa ogolayn waxay xaqa u lahaayeen.

 

3) Ciidamada Xaalufinta Degmada Dhahar iyo kuwa kalee booliska sanaag. Dadka deegaanka ayaa wax siiya. Meesha ay degmooyinka aad sheegtey ka jiraan boolis lacag ku qaata canshuurta laga qaado boosaaso.

 

....Intaas waan kasii wada karaa... mana rabo inaan tol kula xisaabtamo NET ka. ee ha i kalifin Amparorow ina adeer. Kuman wax baan tabanayaa oo aan kow taaban....

Reer Badhan dantooda inay ka tashtaan weeye. Tolnimo & aan kugu daneysto gabaadna kaa dhigto waa in lakala saara weeye smile.gif my 2 cent

Share this post


Link to post
Share on other sites

Runtii eeda malaha Puntland. Anagu waan jecelnahay hormarka gobolada Bari Mudug iyo Nuugaal, Dhibna nagama heysto waa dad aan wada dhalaney isku deegaana aan nahay. Hormarkooda waa hormarkeena. Wadanka guud ahaan malaha dhaqaala badan. Waxaa ugu badan waa JNA da ama NGO yada iyo guud ahaan deeq bixiyaasha caalamka waxay ku maalgaliyaan wadanka. iyo xoogaa yar oo ah canshuuro iyo ay ugu weyntahay dekeda, taas aan soo dhaafin Raga majaraha u haya maamulka sare.

 

Dhibka heysta deegaamada Maakhir wuxuu uga yimid Somaliland. Waayo deeqbixiyayaasha UN ka waxay wax usoo marsiiyaan Hargeysa, Goobtaas oo lagu kala qeyb sado. Qaad iyo Qaxwe. Hadii lasoo marsiin lahaa Garoowe iyo Boosaaso wax way kasoo gaari lahaayeen dadka reer Maakhir. Puntland wax qabad ay wax u qabato Maakhir waa mid tolnimo ah aan si kale waajib u ahayn. Eeda waa Jaceyl baro iyo asxaabtiisa.

 

Ma aqaan inaad xusuusatid Doodii iyo shir weynihii deeq bixiyayaasha Caalamka iyo maamulka Puntland ka dhacay Boosaaso mudo laga joogo lix bilood. Doodaas ayaa waxay deeq bixiyayaashu diideen in Puntland eey usoo wareejiyaan deeqaha Maakhir. Markii dambe waxaa la isku af gartey in hadii dadkani ay maamul shicibkooda ku dhawaaqaan, ay deeq bixiyayaashu markaas ay u soo marin doonaan maamulkaas ay dadka Maakhir sameysteen.

 

Hadaba hadii hindisaha Maakhir hirgalo sida ay kawada hadleen reer Maakhir iyo deeq bixiyaasha caalamka, wixii Hargeysa lagu cuni jirey Badhan ayaa lagu cunayaa.

 

Inkastoo sababaha loo dhisay Maakhir ay badan yihiin hadana waxaa ka mid ah waxbadan oo aan halkaan kusoo koobi karin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Koora-Tuunshe:

Dhibka heysta deegaamada Maakhir wuxuu uga yimid Somaliland. Waayo deeqbixiyayaasha UN ka waxay wax usoo marsiiyaan Hargeysa, Goobtaas oo lagu kala qeyb sado. Qaad iyo Qaxwe. Hadii lasoo marsiin lahaa Garoowe iyo Boosaaso wax way kasoo gaari lahaayeen dadka reer Maakhir. Puntland wax qabad ay wax u qabato Maakhir waa mid tolnimo ah aan si kale waajib u ahayn. Eeda waa Jaceyl baro iyo asxaabtiisa.

 

Yeah , blame everything on Somaliland miyaa ??

 

Everybody knows that in dhibaatadu xagga kele ay ka timid sxb malaa imikuun baad soo toostaye. Maxaad la ooyaysaa hadii maamulkii aad lahayd isagaan ka mid ahay ku dayacay ?

 

It is a good start in Maakhir la samaysto laakiin watch out sxb ,,, nimankaasi kaa hadhi maayaan ilaa ay taasna kala daadiyaan oo xataa haday si kele u suura geli waydo inay dagaal kugu soo qaadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Sharmarkee:

Oh Silly me, from Putland to Makhairland, the onion anology of shell after another shell, the deeper you go, the new shell u uncover.

 

Will all this make Mr.Paragon a rich man, such as a good shares in tuna factory, a private beach along the makhair coast, and vice-presidecny to oversee amuura dalka yar ee cusub, and a new gas and petrolum venture -

Lool, Sharmarke. Fiicnaan lahaydaa! But I am not a worldly man - only sometimes, ethical and moral questions lead to my involvement in matters such as these. But as soon as they are done and dusted, I take my jalmad with me and head for the desert sxb :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this