Sign in to follow this  
Fiqikhayre

The real reason for the UWSLF surrender and the soon surrender of the ONLF

Recommended Posts

Gumeysiga kii la jiro waleh adiga xabashada uun si qodaya, Dhulkan Badh 1884 ba la bixiyey badh na 1952 ba la bixiyey Dhulkasi Wa ino xoroobo wixi dhaca ba Somali ba is tiri xoreye wey shaqeyn weysey imika jabhada xoreynaysa dee in la qa qabsado oo la ha habaaaro maha wa shay Somalinimada iyo diinta iyo basharnimada ba ka baxsan.

 

Xabashigu wax la tageero maha isagu shacab somali laayaa culumo aw diin ciqaaba dumar kufsada. Wixi ayaahisa ka tashanaya shacabkisa na ka bad badinaya gumeysiga, ina la hor istaago wa mamnuuc, nin walba dhulkisa isaga og waxa u fiican iyo shacabka Goobtaas dagga, kheyr baan u rajeynaya somalida gobolka daga

 

Xaajigu Wa Xunjuf.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Loool I guess it can be read in two ways. This is how I understood it : jabhad said "calyo", u said "calyo ka daran" which I thought u meant " yo jabhad, urs is calyo ka badan" but I now see that u meant "what the original poster posted was more than calyo". I need my coffee nin yahow.

 

 

P.s. xaaji xeyraan is talking straight today, somehow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nin raggaa hammiyee caalle, waa hogashadiisiiye

Hiirtaanyo meeshii leh waa, laga huleelaaye

Waa lagu hirtaa meel haddii, halabe kuu yaalle

 

Khallif Sheekh waa dood bi'is!

 

Instead of analyzing the situation, and studying the strategic imperatives that might’ve led to this development, he chose to slander the whole process, characterizing it as surrender.

 

Maxaa ba’aya haddii Ethiopia lala heshiiyo? Suuro gal ma tahay in si kale wax loo raadiyo? Dan ma u tahay in gobolku nabdoonaado oo ciidanka dul hoganaya laga kaxeeyo? Malaga kaxeyn karaa? Maxay Ethiopia rabtaa horta? Yaa faaidayya yaase khasaaraye haddii xabadu joogsato? Ma jiraan dul-duleelo siyaasadeed oo Ethiopia ka jira hadda oon shalayn jirin? Ma danbuu galay ninkii isku daya inuu ka faaideysto?

 

Waa su’aalo.

 

Armuu heshiiskani beesha gobonadda doonaysay kala qaybiyaa? Armay wadaadadu noqdaan gaashaan ka sokeeya Ethiopia oo iyagoo huwan marada nabad-iyo-xasilooni ay dirir kala horyimaadaan ONLF ta weli ku qanacsan in dhiiggaa loo daadiyo xornimada iyo gobonimada dalka? Armay Ethiopia iyo Zenawi sirayaan wadaadad ooy doorashooyinka kaga gudbayaan? Taasi run ma tahay? Armay qabyaaladi ku jirtaa heshiiska oo qolo sadbursi ku doonaysaa?

 

Maamulka gurracan ee Ethiopia maqaarsaaratay iyo wadaadda maxaa durba isku dhaweeyey?

 

Waa su'aalo kale.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Waadigii fiicnaa markaadan Riyaalaysnayne, bal waxay kula tahay sheeg. Geella reerka Gaaroodi looga dhacayna yuusan ra'yigaaga saameyn

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxyaalo aan hadal u baahnayn baa jira ,,,, someone felt like supporting an admin and the only thing he could find was those thugs .... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this