Sign in to follow this  
Nephissa

Mortar attack kills 15 in Somali market

Recommended Posts

Nephissa   

Ciidamada Cadawga Itoobiya oo Maanta Muwaadiniin Soomaali ah ku xasuuqay Suuqa Bakaaraha Muqdisho
.

 

MudugNet, Muqdisho. Khamiis, Dec 13, 2007.

 

Ciidamada Cadawga Itoobiya ee gumaysiga Cadawtooyada ah ka wado dalka Soomaaliya gaar ahaan magalada Muqdisho ayaa Maanta Xasuuq arxan dara ah ka gaystay xaafado katirsan magaalada Muqdisho xili ay dagaalo kulul kala kulmayaan Mujaahidiinta Soomaaliyeed.

 

Ciidamada Tikreeda Amxaarada ayaa maanta Madaafiic ku garaacay Suuqa Bakaaraha oo ah suuqa ugu wayn magaalada Muqdisho, xiligii ay Cadawgu madaafiicda ku garaacayeen Suuqa Bakaaraha ayaa waxaa suuqa soo camiray dadawayne doonayay in ay ka ganacasadaan.

 

ilaa iyo 15-qof ayaa ku geeriyooday Madaafiicdii ay cadawga Itoobiya ku garaaceen gudaha Suuqa Bakaraha, dadka dhintay qaarkood ayaa la sheegay in jirkoodu uu jar jarmay islamarkaana ay waxyeeleeyeen Madaafiicda goobaha ay Madaafiicdu kuhabsatay ayaa kala ah Bakhaar kuyaal aga gaarka Shirkadaha Isgaarsiinta iyo gudaha Suuqa lagu iibiyo badarka

This morning's relentless Ethiopian assault hit close to home, my cousin and his son were amongst those whose lives were taken unjustly. May they rest in peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allaha u naxariisto. For sure their lives were taken unjustly. Top dogs of this tfg will pay the price. Like they done to Sadam, people will bring them to the gallows of death one by one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Thanks bros.

 

Dadkeena meel kastoo ay joogaan intii dhimatoo dhan Allaha u wada naxariisto. Cadawga iyo wixii la jirana Naartii Allaha ku fogeeyo.

 

Aamiin Aaamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

nothing any of us say will make up for it, but sorry for you loss sister and condlences to victims families. Allahu ya Rahmah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

walal samir iyo Imaan Ilahayna naxariis janno hasiiyo. They were injustly killed.

 

But they will pay hefty price at the end.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Amiin. Allaha u naxariisto masaakiin xaq-darrada lagu xasuuqay. Allow u naxariiso Muslimiinta dhibaateysan dhamaantood. Aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samir iyo iimaan, intii Soomaaliya lagu xasuuqaayo by Xabashis iyo wixii u daba taagan.

 

Eebba ha u naxariisto walaalaheen la xasuuqaayo dhamaantood.

 

Just watched a new clip on Aljasiira a few minutes ago, seeing the blodied bodies of today's xasuuq at Suuqa Bakaaraha. So sad. So ciil ku qabto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this